Nolol Wanaag

Shaqada 8 Saacadood Maalintii, 5 Maalmood Toddobaadkii Waxa Ay Qofka…..

Shaqada ah siddeeda saacadood, shan maalmood toddobaadkii waxa ay qofka ka xidhxidhaa fursad kasta oo uu naftiisa si madax bannaan ugu horumarin karo, ama uu yeelan karo waxsoosaar kale oo shaqada ka baxsan. Arrintan ayaa la aaminsan yahay in tahay, sababta muddooyinkan dambe ay dadyowga adduunku si aad ah uga tagaan shaqooyinka, iyaga oo raadsanaya shaqooyin madaxbannaan. Haddaba, shirkado arrintaas …

Read More »

6 Arrin Oo Kordhiyo Firfircoonida iyo Dhiirranaanta Qofka

firfircooni, jimicsi

Awoodda iyo tamarta qofka ayaa ku xiran dabeecadaha kala duwan ee bini’aadamka. Nashaadka, firfircoonida iyo laqabsiga samaynta waxyaabaha guusha lagu gaaro ayaa u baahan tamar iyo dadaal dheere ah. Awooda loo yeesho in la sameeyo waxyaabo badan oo nolosha ku xeeran ayaa dhanka kale caqabad ku ah walwalka iyo walbahaarka maadaama ka faa’ideysiga awooda iyo firfircoonida shaqsinimo ay kor u …

Read More »

12 Arrimood Oo Sababi Kara In Wax Akhriskaagu Uu Yaraado Qeybtii 2-Aad

Arrinta lixaad ee keeni karaysa in wax akhrisku kugu adkaado, waxa weeye luqadda aad wax ku akhriyayso oo aad isku dhibban tihiin. Iyadoo wax akhrisku aanu weli caado kuu noqon (wax aad qabatintay), haddii afka aad doonayso in aad wax ku akhrisana uu noqdo af illaa xad waxa aad ku akhriyayso aanad ku fahmi karayn, way adkaanaysaa in wax akhriskaagu …

Read More »

12 Arrimood Oo keeni Kara In Wax Akhriskaagu Yaraado Qeybtii 1-Aad

Dhallinyaro fara badan baa waxay intaa igu yidhaahdaan, waan jecel nahay wax akhriska, faa’iidadiisana waan dareen sannahay, haddana waan isku kari la’nahay. Haddaba waxaan jeclahay inaan qormooyinkan soo socda, aan idiinku soo gudbiyo sababo keeni kara in wax akhrisku kugu adkaado, ama aadan isugu arag inaad noqon karayso qof akhriyaa ah. Arrimaha waawayn ee dhallinta ku koray dunida saddexaad wax …

Read More »

Cabsida Fagaare Ka Hadalka!

Fagaare ka hadalka, khudbad, hadal jeedin,

Waa suurtagal in xilliga ardaynimada iyo waqtiyada noloshu weli Bilowga tahay aanu qofku dareemin baahida uu u qabo fagaare ka hadalka, laakiin mar kasta oo uu nolosha hore ugu sii socdo waxaa u caddaanaysa muhiimadda ay leedahay in qofku uu dad ka hor hadli karo; in uu su’aalaha fagaare lagu weydiiyo uu si kalsooni ah uga jawaabi karo; iyo in …

Read More »

Akhriska Iyo Dhegeysiga Waa Iyama..?

Kacaanka Teknoolajiyadda ee dunida maanta ka tisqaaday iyo waqtiga cidhiidhiga noqday, waxa uu laba u qaybiyey jamaahiirta wax akhriska jecel; 1. qayb doorbidda in kitaabka ay cod ahaan ku dhegeystaan. Waa sababta keentay kitaab kasta oo soo baxa in laga dhigo qoraal iyo cod, si qof kastaa uu u iibsado midka uu xiisaynayo. 2. iyo dad ku adag in kitaabka …

Read More »

Waxyaabo Haddii Aad Iska Dayso Uu Kharash Badan Kuu Badbaadayo Fursadna Kuu Siinaysa…

kharashka lacagta, biilka,

Waqtiyadan danbe oo ay dunida ku soo badanayaan dhibaatooyinka dhaqaale waxaa soo kordhay in xeeldheerayaasha dhaqaaluhu ay dadka iyo shirkadahaba siiyaan talooyin dhaqaale oo ka anfaci kara ka badbaadista mawjadaha aan fadhiyin ee dhaqaalaha iyo kaydsiga lacago ugu filan in ay kayd samaystaan. Waxaa soo kordhaya talooyinka soo jeedinaya in qofku kayd lacageed uu samaysto, in uu yareeyo kharashaadka aan …

Read More »

Sida Wax Loo Akhriyo? (Akhriska Habboon)

sida wax loo akhriyo

Horudhac: Akhrisku waa mid ka mid ah hilinnada aqoonta looga arooro.Waa quudka maskaxda. Waa dhex mushaaxa caqliyada dadka, waana nolol kale oo dheeraad ah. Bulshooyinka aayahooda aqooneed iyo horumarba waxa laga dheehdaa, sida ay akhriska ugu kala horreeyaan, qofkana ogaalkiisu wuxu gaadhsiisan yahay kalba inta akhriskiisu yahay. Akhrisku bulshooyinka feejigan, mustaqbalkana abdo ka qaba, wuxu uga dhiganyahay, baahiyaha lagama maarmaanka ah, …

Read More »

Caadooyin Cudur Ku Ah Kalsoonida Nafta

kalsoonida nafta, caadooyin,

‘Kalsoonida naftu’ waxa ay ka mid tahay dabeecadaha ugu badan ee aadamuhu janto, isugu faano, ama jecelyahay in uu barto. Laakiin waxaa jira dabeecado ay xeeldheereyaasha cilminafsigu sheegeen in ay burburiyaan kalsoonida ay tahay in aynu nafaheenna ku qabno, dhaqanno dilaya qabkeenna iyo aqoonsiga heerka nafteennu joogto; waxaa ka mid ah: Cudur-daarashada badan In aad raalligelin ka bixiso gefkaaga iyo …

Read More »

13 Ways To Enhance Memory And Remember What You Read

boosting memory, reading

Improving memory skills and retaining information from what you read can be achieved through practice, consistent effort, and using effective memory techniques. Here are some tips to help you enhance your memory: Active reading: Engage with the material actively by asking questions, making connections to prior knowledge, and summarizing the key points as you read. This helps you process the …

Read More »

Ereyada Ay Caanka Ku Yihiin Dadka Niyadda Wanaagsan Ee Farxadda Geliya Dadka Ku Xeeran

Diinta Islaamku waxa ay dhiirrigelisay hadalka wanaagsan, iyada oo uu Nebi Muxamed (SCW) inoo sheegay in “Ereyga wanaagsani yahay sadaqad”. Culimada cilmiga bulshaduna waxa ay ogaadeen in erey kasta oo qof aad ku tidhaahdaa uu ku yeelanayo raad nafsadeed oo togan ama taban, hadba midka uu yahay. Waxa kale oo uu cilmiga bulshadu ogaaday in qofka hadalkiisu uu ka turjumo …

Read More »

Caadooyinka Lagu Yaqaanno Dadka U Fiirsigooda & Shaqada Maskaxdoodu Sarrayso

Badankeenu waxa aynu aaminsanahay in dhugmada maskaxda iyo bararugsanaantu ay ku timaaddo doonista qofka oo xooggan. Taas oo macnaheedu yahay in qofku uu dadal badan gelinayo sidii uu maskaxdiisa uga joojin lahaa in ay hadba dhan uga fakato waxa uu qofku doonayo in uu u fiirsado. Nick Wignall oo ah qoraa iyo xeeldheere cilminafsi ayaa sheegaya in dhugta maskaxda iyo …

Read More »

Tallaabooyin kaa Caawinaya Inaad Cagta Saarto Jidka Guusha Ee Noloshaada

Jenifer Hayman waxa ay maamule ka tahay mid ka mid ah shirkadaha ka shaqeeya nashqaddha dharka iyo muriyadaha iyo walxaha la isku qurxiyo. Waxa ay dhowaan ka sheekeysay qodobbo ay u aragto in ay jid u noqon karaan guul uu qofku ka gaadho shaqadiisa. Haweenayda qoraaga ah ee Katie Warren, ayaa dhowaan wargeyska The Independent ee ka soo baxa dalka …

Read More »

Buugga How To Win Friends And Influence People Ee Uu Qoray Dale Carnegie, Qeybtii Labaad

… In aynu qofka dhaliil iyo canaan u jeedinno aynu ku beddelno in aynu fahanno, kana garowno sababaha ku kallifay waxa uu falay. Waa dhaqan ka waxtar badan dhaliisha, raad toganna ku yeesha xidhiidhka qofka innaga dhexeeya, waayo waxa ay qofka ku abuuraysaa naxariis, dhibirsanaan, dulqaad iyo niyadsamaan uu ka barta dhaqanka cafiska. In aynu ogaanno, si fiicanna u fahanno …

Read More »

Buugga How To Win Friends And Influence People Ee Uu Qoray Dale Carnegie (1)

7 May 1931 kii, magaalada New York ee carriga Maraykan waxaa ka dhacday baacsashadii ugu darnayd ee taariikhda magaalada soo marta. Bilayska ayaa sakadaha dhex eryaday Francis Crowley oo ahaa 19 jir ku caan baxay naanaysta ah laba baastooladle (Two Gun). Waxa uu ahaa dilaa uu bilaysku laba toddobaad ku raadjoogay oo aan SIGAAR, KHAMRI IYO BALWAD kale oo maanka …

Read More »