Singles

Talooyinka Guurdoonka Qaybta 2-Aad

3. Wakhtigaaga qaado Ha degdegin; wakhtigaaga qaado. Ha u guursan in saaxiibbadaa guursadeen darteed. Guurso kolka aad guur diyaar u noqoto heshana qofkii aad isku habboonaydeen. Kala garo guur iyo aroos. Aroosku waa xaflad maalin iyo labo socota, guurku se waa masuuliyad wayn oo ilaa iyo gabowga guudka kuu saaran. Waan ogahay in gabdhaha culays iyo cadaadis lagu saaro in …

Read More »

Talooyinka Guurdoonka Qeybtii 1-Aad

mubarak hadi, guurdoonka,

Waxaan qormooyinka soo socda kuugu soo gudbinayaa 7 talo ama tallaabo oo muhiim u ah doorashada cidda aad guursanayso, haddu Alle idmo. 1. Qalbiga ku dooro Casriga aynu maanta nool nahay, aad bay muhiim u tahay isasoojiidashadu. Jacaylku waa wax jira, hubin bayse u baahantahay in uu yahay mid xaqiiqo ah iyo inuu yahay mid khayaali ah. Dareenka jacaylka ee …

Read More »

7 Arrimood Oo Adkeeya Xiriirka Jaceyl

Xiriirka jaceyl, kalsoonida,

Waxyaabaha ka dhiga xiriirka lamaanaha mid ku dhisan is aaminaad iyo jacayl waa mid u kala duwan laamane kasta oo isqaba, waxyaabahaan oo dhan ma ahan kuwo ku yimaada laba cisho gudahood. Hadii aad u baahan tahay xiriirka kaala dhexeeya lamaanahaaga in uu noqdo mid adag, waxaa lagaa rabaa inaad dadaal kubixisid sida aad u adkayn lahayd. Qodobada hoos ku …

Read More »

Hadafka Haasaawaha

haasaawaha guurka, hadafka, shukaansiga,

Alifkii qalloocdaa Albaqruu ku dhibaa. – Maahmaah Soomaali Hadafka haasaawuhu waa hadaf wayn oo aanu kaalintiisa qofka dhallinyarada ahi dhaaddanayn. Waa xilli uu qofku ku gudajiro gaadhidda mid ka mid ah go’aannada noloshiisa ugu muhiimsan. Ha ku baraarugsanaado ama yaanu ku baraarugsanaane, wuxuu ku gudajiraa go’aankii uu ku dooran lahaa qofkii ay iska soo ag kici lahaayeen noloshiisa inta ka …

Read More »

Calaamadaha Gabadha Sida Dhabta Ah Kuu Jecel Ee Guurkaaga Rabto

Maxaa ka fiican inaad nolol la wadaagto qof si dhab ah kuu daneeya oo ku jecel adiguna aad jeceshahay? Marka aad hesho qof ku jecel oo ku daryeela noloshu waxa ay noqotaa mid farxad leh.  Si kasta ha ahaatee, helidda qofkaas waayahaan dambe waa ay adkaatay sababtoo ah waxaa soo batay xiriirada khiyaanada, iyo danaysiga ku dhisan. Xittaa haddii aad …

Read More »

Sida Jaceyl Loogu Abuuro Gabadha Fariidda ah!

Gabadha fariidda ah, gabdhaha caqliga badan , sida jaceyl loogu abuuro,

Sida loo kasbado gabadha fariidda ah: Gabadha maskaxda badani waa ta awood u yeelata in ay dareenka iyo xiisaha ninka ay ku soo jeediso wax kasta oo ay qabanayso, waxa ay ku guulaysataa in ay si joogta ah isaga dhigto cidda qudha ee uu ninkeedu ku fikiro dareenkiisa oo dhamina daneeyo. Laakiin dhibta ay gabadha garaadka badani (Fariiddu) leedahay waa …

Read More »

Astaamaha Xanuunka Cabsida Guurka (Gamophobia Or Marriage Phobia)

cabsida guurka, baqdinta

Khubarada cilmiga bulshadu waxa ay aaminsan yihiin sababaha dhalinyaro badan ku keena guur la’aanta in ay ka mid tahay cabsi ay ka qabaan xidhiidhka guur ee ay la yeelanayaan qofka ay nolosha la wadaagi lahaayeen, waxaa in badan dhacda dhalinyaro wiilal u badan oo aan ku dhac u lahayn in xidhiidhka haasaawe ee ay gabadha la wadaagaan ay u beddelaan …

Read More »

Gabdhuhu Si Fudud Kuma Sii Daayaan Ninka Dabeecadahaan Leh!

Qaar badan oo ka mid ah dadka ku xeel dheer cilmiga bulshada ayaa aaminsan in gabadhu ay tahay makhluuq in la raalli geliyaa ay aad u adag tahay, waxa ay leedahay halbeeg dabiici ah oo ay ku qiimayso ruuxa ay u aragto in uu qiimeeyey iyo kan kale waxa aanay laabteeda ku haysataa tilmaamo u gaar ah oo ninka ay …

Read More »

Calaamadaha Lagu Ogaado Gabadha Ku Rabto Ama Kaa Heshay

gabadha ku rabto, gabadha kaa heshay,

Maku wareertay inaad ogaato calaamadaha saxda ah ee lagu fahmo gabadha ku rabto ama kaa heshay? Kaligaa ma tihid! Rag badan ayaa kula qaba dhibtaas. Way adagtahay dumarka in la akhriyo, waana sababta ay raggu ugu wareeraraan inay ogaadaan gabadha ka heshay. Haddaba maqaalkeennaan maanta waxaan kaga hadalaynaa calaamadaha lagu garto gabadha kaa heshay. Xiriirka indhaha: Gabadha oo si joogto …

Read More »

Calaamadaha Lagu Ogaado Qofka Aan Ku Rabin Ama Wax Xiiso Ah Kuu Qabin

xiiso, qofka aan ku rabin,

Inaad ogaato in qof ku jecel yahay oo uu xiiso kuu qabo iyo inkale waa wax aad ku dawakhi karto haddii aanad aqoon calaamadaha lagu garto in qofkaasi xiiso kuu hayo. Halkaan waxaan kuugu soo bandhigi doonaa calaamado si sax ah kuugu caddeynaya in qofka aad la socoto uu xiiso kuu qabo iyo inkale si aad naftaada uga badbaadiso in …

Read More »

Wax Ka Ogow Furayaasha Qalbiga Gabadha Lagu Kasbado

qalbiga gabadha,

Gabadhu abuur ahaan waa xasaasi, waxa aanay jeceshay kalgacal iyo shucuurta naxariista iyo koolkoolinta lihi in ay udub dhexaad u noqoto nolosheeda, marka la eego xidhiidhka ay la yeelanayso ninka ay damaca guur ka leedahayna waxa ay mar kasta ku dadaashaa in uu noqdo mid kalgacal xooggan ku dhisan. Laakiin in ninku uu gabadha qalbigeeda hanta waxa ay u baahan …

Read More »

Sababaha Ay U Wanaagsan Tahay Inaad Guursato Haweeney Garoob Ah

hawweney garoob ah, haweenka garoobka ah, garoobada,

Ragga qaar way ka fogaadaan shukaansiga haweenka garoobka ah ee caruurta haysta, xittaa kuwa furniinka soo maray waxay raadiyaan gabar aan weligeed guur soo marin. Waxaa jira fikrado qaldan oo laga haysto haweenka garoobada ah ee caruurta sooo dhalay. Waxaad moodaaa in garoobnimada ay noqotay wax haweenka lagu liido ama lagu caayo, iyadoo dadka qaar ay u arkaan in gabadha …

Read More »

Are You Tired Of Being Single?!

By: Dr. Nafisa Sekandari and Sr. Hosai Mojaddidi Source: mentalhealth4muslims.com “Relationship idolatry happens when we place too much emphasis on our relationships rather than working on our own self-realization. What you might think you should get from a relationship (a sense of peace, love, and security) is really only attainable by getting in touch with your spiritual nature.” –Kathy Freston …

Read More »

Xanuunnada Maskaxeed Ee Laga Qaado Shukaansiga Internet-ka

Tiknoolajiyaddu waxay bedeshahay qaabkii dadku ay isku baran jireen, ama jaceyl u heli jireen. Sannadihii u dambeeyay shukaansigu internet-ku aad ayuu u kordhay, loo aqbaqalay sida inuu yahay aalad dadka isku xirta waxaana lammaaneyaal badan oo isku guursada xiriirka noocaas ah.  In kastoo haasaawaha internert-ku uu leeyahay faa’idooyin haddana waxaa jira dhibaayooyin maskaxeed oo uu keeno. Aqbalaad la’aanta: Aqbalaad la’aanta …

Read More »

Xiriirka Dhabta Ah Waxaa Lagu Gartaa Calaamadahan

Waa calaamado aad ku ogaan karto inuu qof dhab ka yahay xidhiidhku, balse mid ogow hal ama labo astaamood oo aad hesho kuma caddayn kartid in xidhiidhkaasi dhab ka yahay amase aanu ahayn. Si aad oga fogaatid dhibaato waa inaad ugu yaraan aragtaa 3 calaamadood oo ka mid ah astaamahaan. Waa in aanad calamadahan u isticmaalin inaad goa’aan ku qaadato …

Read More »