Miisaan Dhimis

Siyaabaha Ugu Fiican Ee Loo Joogteeyo Qaab Dhismeedka Jirka

Qaab dhismeedka jirka, jir dhiska,

Dhisnaanta jirku waa mid u leh xiiso gaar ah qof kasta oo kamid ah bulshada, waa riyo cajiib ah oo hirgalinteedu wadato farxad iyo furfurnaan. La dagaalanka cayilka ama dhimida culeyska jirka ayaa u baahan waqti iyo go’aan adag. in badan oo bulshada ka mid ah ayaa la daalaa dhacaya sidiiay u dhimi lahaayeen cayilka saaran halka qaar badana ay isugu dayayaan …

Read More »

Haddii Aad 40 Jir Tahay, Qaababkan U Ilaasho Quruxdaada Iyo Caafimaadkaaga

quruxda iyo caafimaadka, 40 jir

Marka da’da Afartan jirka laga gudbo waxaa inta badan bilowda arrimo aanu qofku marka hore aad uga warwari jirin oo markan noqda xaqiiqo hortaalla. Waxaa ka mid ah caafimaadka oo dhalinyaronimada aad loo dayaco, waxa kale oo ka mid ah quruxda jidheed oo uu qofku si gaar ah u daneeyo, isaga oo ka warwarsan in qaab-dhismeedka jidhkiisa iyo muuqaalkiisu ay …

Read More »

Sababaha Dadka Qaar Ay Ugu Cayilaan Soonka

cayilka xiliga soonka, ramadaanka

In kasta oo bisha Ramadaan ay dadka soomaa saacado aad u badan cunto iyo biyo la’aan ku joogaan, gaar ahaan marka ay sida sannadahan u dambeeyey dhacayey ay ku usoo hagaagto bilaha xagaaga. Haddana waxaa marar badan oo kale dhacda in la arko dad Ramadaanka ku sii naaxaan, halkii laga filayey in miisaankoodu hoos u dhaco. Qormadan aynu ka soo …

Read More »

7 Cunto Oo Ay Tahay Inaad Iska Yareyso Si Aad Caloosha Weyn U Dhinto

caloosha weyn, baruurta caloosha

In kasta oo aanay dhakhaatiirta iyo xeeldheerayaasha nafaqayntu isku khilaafsanayn in ay tahay cunto caafimaad ahaan aan wax dhibaato ah keenin, haddana cilmibaadhiso xeeldheer oo lagu sameeyey ayaa daahfurtay in qofka oo iska daaya cunistoodu ay ka caawinayso in uu ka takhaluso caloosha oo uu gaadho himiladiisa ah in uu yeesho calool muruqyadeedu giijisan yihiin. Warbixin uu dhowaan baahiyey wargeyska …

Read More »

Dhirta Dabiiciga Ah Ee Lagu Jari Karo Baruurta Caloosha

baruurta caloosha,

Baruurta caloosha gasha ayaa noqotay dhibaato haysata dad badan oo dunida ku nool Waxyaabo badan ayaa ka mas’uul ah baruurta caloosha gasha waxaana ka mid ah hab-nololeedka iyo cunno qaadashada . Baruurta caloosha ma ahan oo keliya inay saamayso quruxda qofka balse waxay kaloo keeni kartaa dhibaatooyin caafimaad oo badan. Waxaa la arkay inay siyaadiso halista cudurrada dhiig karka, macaanka …

Read More »

Dhirta U Fiican Gubista Dufanka Jidhka, Miisaankana Dhima

dhimista miisaanka,

Miisaan dhimista waxa ay ka mid tahay arrimaha dunidan casriga ah loogu hadal haynta badan yahay, maadaama oo hab-nololeed iyo dabeecadda shaqada ee is beddelay ay sabab u noqdeen in uu aad u kordho miisaanka dadku. Dadka badankooda waa ay ku adagtahay in ay miisaanka u dhimaan qaabka hadda ee jimicsiga iyo hawlaha joogtada ah iyo wax ka beddelka cuntadu …

Read More »

Talooyin Qaldan Oo Ay Ku Dhaqmaan Dadka Miisaanka Dhimaya & Sababta Aanay Faa’ido Uga Helin

Muddooyinkan dambe sheekooyinka ugu dhegeysiga, akhriska ama daawashada badan ama dadku aad ugu haasaawaan dunida oo dhami, waa kuwa la xidhiidha dhimista miisaanka iyo talooyinka caawinaya. Sababtaas awgeed ayaa uu mawduucani noqday mid cid kastaa aragtideeda ka dhiibato, fikirna ku darsado, sida oo kale dad badani uga faa’iidaystaan arrimo xayeysiis iyo ganacsi la xidhiidha, iyaga oo dadka u sheegaya talooyin …

Read More »

Khudradaha Guba Xaydha Caloosha

Jimciyadda nafaqaynta ee dalka Jarmalka ayaa shaacisay noocyo ka mid ah khudradda midhaha ah oo ay ku jiraan curiyeyaal nafaqo oo muhiim u ah burburinta dufanka ku urura caloosha iyo dhinacyada. Khudradahaas oo dhowaan lagu xusay warbixin ay shabakadda Aljazeera arrintan ka diyaarisay ayaa ah: Afakaadho: Xeeldheereyaasha faa’iidooyinka caafimaad ee cuntadu waxa ay sheegeen in afakaadhadu ay ka mid tahay …

Read More »

8 Cunno Oo U Fiican Dhimista Miisaanka, Dalkeenana Laga Heli Karo

dhimista miisaanka,

Buurnimada iyo miisaanka inta dabiiciga ah ka badani waxa ay ka mid yihiin dhibaatooyinka caafimaad ee dadka dunida badankoodu ka cawdaan muddooyinkan dambe. Waxa ay dhaawacdaa quruxda guud iyo muuqaalka duleed ee qofka, laakiin waxaa ka sii daran in ay qofka ku keento xaalado caafimaad darro oo ay ka mid yihiin xanuunnada ku dhaca wadnaha, lugo xanuunka, xanuunka kalagoysyada iyo …

Read More »