Technology

Haddii Aad Isticmaasho Adeegyada Google Sida Playstore, Gmail, Google Photos….

adeegyada google

Ma isticmaashaa adeegyada kala duwan ee Google; Sida Baadhista, Email ka (Gmail), khariiradaha, kaydinta sawirrada, iyo xitaa adeegga cusub ee garaadka samayska ah (AI). Haddii ay jawaabtaadu ‘Haa’ tahay, waxa aad ogaataa in Google aanay waxba ku seeganayn xogtaada nololeed, ama mararka qaarkood uu kaaga warrami karo xog naftaada ku saabsan oo xitaa adigu aanad ku baraarugsanayn jiritaankeeda. Google waa …

Read More »

Waa Maxay Jiilka Alpha?

Da’da aadamaha waxaa la isugu xidhaa fac-fac, iyada oo intii isku hanaqaad ahiba ay wadaagto dabeecad nololeed, waayo bulsho ama duruufo dhaqaale, horumar, siyaasadeed, dhaqan, iwm. oo u gaar ah. In kasta oo dalalka iyo bulshooyinku ay ku kala duwanyihiin halbeegga ay ku dooranayaan ama magaca ay isku raacinayaan faca, tusaale ahaan marka aynu Soomaalida eegno la odhan karo, ‘Facii …

Read More »

5 Qalad Oo Dila Kombiyuutarka Laptop-ka

Kombiyuutarka oo ah qalab muhiimad weyn u leh shaqooyinka casriga ah iyo waxbarashada, ayaa aynu inta badan kala kulannaa dhibaato in waqtiga uu shaqaynayaa gaabto ama in uu si kedis ah inooga xumaado. Qormadan oo ay faafisay shabakadda wararka ee Aljazeera waxa aynu ku eegaynaa qaladaad inta badan dhaca oo sababa in uu xumaado kombiyuutarku, gaar ahaan nocoa la qaato …

Read More »

Waqti Lumiska Baraha Bulshada Iyo Sida Ugu Haboon Ee Looga Dheeraan Karo

baraha bulshada, waqti lumiska,

Isticmaalka shabakadaha xidhiidhka bulshada (Social Media) waa sababta ugu badan ee waqti lumiska keenta casrigan aynu joogno. Waxa ay xeeldheereyaasha cilminafsigu xaqiijiyeen in baraha bulshadu ay tahay sida daroogo lala qabsado isticmaalkeeda. Maalin kasta boqollaal qof oo cusub ayaa ku soo biira isticmaalka shabakadahan qaarkood ama ugu yaraan mid ka mid ah. sahamintii ugu dambaysayna waxa ay muujisay in dadka …

Read More »

Arrimo Ay Tahay Inaad Iska Hubiso Markaad Laptop Cusub Iibsanayso!!

Haddii aynu in yar xusuusta dib ugu celinno sannadkii 1995-kii, waxa aynu xasuusanaynaa in kombiyuutarka gacantu (Laptop) uu aaad u fool xumaa qaab ahaan, miisaankiisuna cuslaa, sida oo kale qiimaha lagu iibiyaana aad u sarreeyey. Kombiyuutar gacmeed oo aad u ballaadhan, culus, qaadkiisuna yahay MB-yo halka inta GB la dhaafay, loo gudbay TB-yo (Terabyte) oo halkii TB u ka badan …

Read More »

Haddii Arrimahaan Aad Taleefankaaga iPhone-ka Ku Aragto Ogow In Lagu Basaasayo

Dad badan ayaa muddooyinkii u dambeeyey cidhifka sare ee midig u xiga taleefannadooda iPhone ka ah ku arkayey dhibic yar oo midabka liinta leh (Liimi ah) mararka qaarkood ka soo muuqanaysa marar kalana qarsoomaysa. Sidaas waxaa sheegtay majaladda Fortune ee ka soo baxda dalka Maraykanka oo sheegtay in calaamaddan la arkay intii ka dambaysay cusboonaysiintii u dambaysay ee lagu sameeyey …

Read More »

Arrimahaan Haddii Aad ku Aragto Taleefankaaga Gacanta, Ogow In Cidi ku Basaasayso!!

taleefankaaga, taleefoon, taleefanka gacanta

Taleefanka gacantu waxa uu ka mid noqday halbawlaha nolol maalmeedka qofka, sidaa awgeed qof kasta oo xiisaynaya in uu xado aqoonsigaaga, in uu basaaso xogtaada gaarka ah ama in uu xisaabaadkaaga maaliyadeed u dhaco, bartilmaameedkiisa koowaaad waa in uu taleefankaaga gacanta jabsado. Maqaal dhowaan ay faafisay majaladda caanka ah ee Readers Digest oo ka soo baxda dalka Marayknaka ayaa uu …

Read More »

Sida Loo Soo Ceshto Sawirrada Kaa Tirtirma Ee Taleefankaaga Galaxy-ga Ah

sawirka taleefanka gacanta

Washington (Geeska)- In sawirrada iyo fiidyowyadu ka maskaxmaan xasuusta taleefanka casriga ah ee gacantu waxa ay ka mid tahay dhibaatooyinka ugu badan ee ay la kulmaan dadka adeegsada taleefanka samsung Galaxy, laakiin arrintan dhibaatadeedu waa marka aynaan garanayn laba ha boo fudud oo dib loogu soo ceshan karo wixii taleefankan ka masaxma. – Habka koowaad waa in aynu sawirka ka …

Read More »

Adeegyo Waxtar Badan Oo Whatsapp-Ku Leeyahay Laakiin Dad Badan Aanay Ogayn!!

WhatsApp ka oo 12 sano jiray ayaa ka mid ah shabakadaha ‘Apps’ xidhiidhka ee dunida loogu isticmaalka badanyahay dirista farriimaha gaagaaban. Tan iyo markii la aasaasay oo ahayd 2009 kiina WhatsApp ka waxaa lagu soo daray adeegyo badan oo ay ka faa’iidaystaan malaayiinta qof ee adeegsadaa. Majaladda Entrepreneur ayaa dhowaan faafisay liiska shaqooyin qarsoon oo uu leeyahay WhatsApp ku laakiin …

Read More »

Ka Hortag In Loo Gudbo Sirtaada! HAL BARNAAMIJ U OGOLOW

Haka walwalin in aad telefoonkaaga u dhiibto saaxiibkaaga, waayo, waxaad ka hortagi kartaa in uu u gudbo baranaamijyada aadan jecleyn in loo gudbo sida Whatsappkaaga, Fariimahaaga iwm. Waxa aad ka xayiri kartaa barnaamijyada telefoonkaaga oo idil marka laga reebo barnaamijka aad u ogoshahay in uu adeegsado. Fadlan daawo:

Read More »