Nolol Wanaag

Buugga: “13 Arrimood Oo Aanay Dadka Maskaxda Badani Samayn” Qeybtii 2-Aad

buugga dadka maskaxda badan

7. QALADKA KUMA CELCELIYAAN Morin waa ay aaminsantahay in fikirka iyo ka baaraandegga arrimuhu ay dawo ka yihiin in qaladaadka aad ku celceliso. Qaladka oo la daraaseeyo sida uu ku dhacay iyo sida looga diyaargaroobi karo in aanu mar labaad dhicin, waa habka ugu fiican ee qofka ka ilaalin kara soo noqnoqoshadiisa. Dadka maskaxda badani qaladka waa ay qirtaan, waxa …

Read More »

HERE’S HOW READING CAN EMPOWER YOU

Depending upon whom you are trying to have a conversation about reading with, more than half of the time, it can be said that most people receive two kinds of responses which are totally opposite to one another. Some people get so excited at the mere mention of reading that they literally have no other choice but to start jumping …

Read More »

Buugga: “13 Arrimood Oo Aanay Dadka Maskaxda Badani Samayn” Ee Ay Qortay Amy Morin

Dhammaanteen waxa aynu ognahay in jimicsigu u dhiso jidhka una kordhiyo awood iyo adkaysi, laakiin badankeennu waa aynu mooggannahay in ay jiraan habab sidaas oo kale aynu maskaxdeennana ugu dhisi karno, una tayeyn karno si ay ugu diyaarsanaato xilliyada adag ee soo waajihi kara, iyo tallaabooyinka ay tahay in aynu qaadno marka caqabadaha kala duwan ee noloshu ay innaga hor …

Read More »

Xaqiiqooyin Ku Saabsan Dadka Afka Gaaban (Introverts) Oo Ay Tahay Inaad Ogaato

dadka afka gaaban, afgaab, af-gaabnida, introvert,

Dabciga af-gaabnidu (introversion) waa mid ka ah dabciyada Alle ku abuuray banii-aadamka balse dadka badoonkoodu ma yaqaaniin sida loo fahmo loolana dhaqmo dadka shakhsiyadaan leh. Marka loo barbardhigo dadka furfuran ee bulshaawiga ah (extroverts), dadka afka gaaban waxay ka helaan kelinnimada. Ma ahan inay neceb yihiin ama ay ka baqayaan dadka kale ama ay yihiin dad khajilaad badan balse marka …

Read More »

Xarakaad & Ishaarooyin kuu Sahlaya Inaad Qofka Samaynaya Shucuurtiisa Fahamto

Mar kasta oo aad qof kugu cusub la kulanto waxa aad jeceshay in aad fahamto shakhsiyaddiisa iyo weliba godka ay aragtidiisu ka cabto iyo waxa uu aaminsan yahay, sidoo kale marar badan waxaa dhacda in qofka aad la kulanto, shaqo iyo si shakhsi ah midda ay doontaba ha ahaato ee, aad jeceshay in aad fahamto waxa maskaxdiisa ka dhex guuxaya. …

Read More »

Dhibta Loo Mari Karo Socodsiinta Fikiradaha Cusub, Dhakhtarkii Faraxalka Awgii Loo Ciqaabay!

Ignaz Philipp (1818 – 1865) oo u dhashay dalka Austria waxa uu ahaa dhakhtarkii taariikhda reer galbeedka ugu horreeyey ee xaqiijiya in nadaafadda gacmuhu ay qayb weyn ka qaadato caafimaadka qofka. Fikirkaas oo uu isku dayey in uu ku fuliyo dhakhaatiirtii ka hawlgelaysay Cisbitaal Dhalmada ahaa oo uu ka shaqaynayey. Sida oo kale waxa uu curiyey isku dhiska kiimikaad ee …

Read More »

Qaladaadka Maaliyadeed Ee Aynu Galno

QALAD 1: Isu dheellitir dakhligaaga iyo kharashkaaga Hore ayaa ay Soomaalidu u tidhi, ‘Dani waa seeto’ laakiin noloshan dambe ee casriga ahi waxa ay dhiirrigelinaysaa in qofku seetadaas goosto. Teknoolajiyadda iyo war isgaadhsiintu waxa ay isu fureen dadkii dunida oo noqday kuwo aanu war isku seeganayn, meel kasta oo ay kala joogaanba. Horumarka weyn ee dhinac walba ah iyo indha …

Read More »

How To Deal With “Toxic” Friends

By: Hosai Mojaddidi & Dr. Nafisa Sekandari Source: mentalhealth4muslims.com Do you have a “friend” whom you’re always trying to avoid? Do you send their calls to voice mail and hope they don’t call back? Does being around them for longer than a few minutes make you feel uncomfortable, anxious, or uneasy?  Do you feel they bring you down most of the …

Read More »

Sidee U Falcelisaa Markaad Xanaadqo? Ogaal U Yeelo 4 Sirood Oo Muhiim Ah

xanaaq, cadho, qaylada badan

Sida aad u falceliso kolka aad xanaaqdo ayey cilmibaareyaashu sheegeen in ay caddeyneyso habdhaqankaaga iyo dabeecadaha gaarka kuu ah. Xanaaqu waa shucuur aan muujinno maalinba maalinta ka dambeysa. Xaaladaha qaar waxa la sheegaa in xanaaqa la maareyn karo haddiiba ay qofka ka go’an tahay. Raadadka saameynta leh ee xanaaqu nooga tago ayaa ah: dareen qanacsanaan la’aan ah, isfaham la’aan, gef, …

Read More »

Habab Kor Loogu Qaado Awoodda Maskaxda, Garashadana Kordhiya

awooda maskaxda

Jimicsiga maskaxda waxa uu noqday dhaqan dunida ku soo kordhay oo muddooyinkan dambe aad loo isticmaalo, waxaana jira tababarro kala duwan iyo barnaamijyo arrintaas ku habboon. Maskaxda aadamuhu waa sida jidhka kale, waxa ay u baahan tahay jimicsi iyo tababarro ay ku kobocdo, xaaladdeeda shaqana ku fiicnaato si aanay u daciifin awoodda garasho ee qofku. Sida ay ku warrantay shabakadda …

Read More »

Haddii Aad 28 Sanno Jir Ka Yartahay Fursad Weyn Baad Haysataa Ee Samee 9-kan Qodob

21 illaa 28 sanno jir waa cimriga ugu muhiimsan da’da qofka, waayo waa sannadaha saamaynta ugu badan ku leh jaangooyada masiirkiisa iyo inta badan jidka uu ku socon doono noloshiisa inta ka hadhay. Waxaa se barbar socda isbedello nololeed iyo xitaa mararka qaarkood dhinaca hormoonnada ah oo qofka xilligan ku yimaadda, kuwaas oo keeni kara mashquul iyo xaalado nafsi ah. …

Read More »

Habits you can Learn from Highly Productive People

Highly Productive People

We all know a person who seems to get work done in a more productive manner and quick-paced way than us. It always leaves most of us wondering how they manage to be so highly productive. If you also find yourself asking the same question, you have landed at the right place. Here, we have discussed some of the work …

Read More »

Tips To Manage Study Stress

study stress

Dealing with study stress is crucial for maintaining overall well-being and academic success. Here are some effective ways to manage study-related stress: Create a Study Schedule: Organize your study sessions by creating a realistic and manageable study schedule. Break your study time into smaller, focused intervals with short breaks in between. This approach can help you stay on track and …

Read More »

3 Sababood Oo Gabdhuhu Uga Hadal Badanyihiin Ragga

Taariikhda ummadaha kala duwan ee dunida jooga ama soo maray waxaa ku dhereran sheeko xariireed, hal-ku-dhegyo iyo hadallo-dhaqameed si toos ah ama dadban u duraya dabeecaddaha dumarka iyo hab-dhaqankooda bulsho. Waxyaabaha si loogu duro waxaa ka mid ah hadal badnaan, iyo in dumarku aanay hadalka jarin. Taas oo inta badan dadka baadhista ku sameeyey ay ka eegeen uun in ay …

Read More »

Hababka Aad Uga Adkaan Karto Ceebahaaga!

Ma jiro qof aan lahayn ceeb uu jecel yahay in aanay dadka kale ku arkin. Qormadan waxa uu maanta akhristayaasha kula wadaagayaa talooyin qofka sida ay yihiin u qaata ka caawinaya in uu ceebahaas ka gudbo iyaga oo aan waxba u dhimin sharaftiisa iyo dareenkiisa nafsiga ah midna. – Deymo togan naftaada ku eeg, ha ku mashquulin waxa aad adigu …

Read More »