Is fahamka waxaa asaas u ah dhawr waxyaabood oo u bahan in mid walba gooni looga hadlo, waxaase uggu muhiimsan amuurahan:-DA ADA, WAX BARASHADDA iyo ISKU DHUL KU WADDA NOOLAN SHIYAHA -DA ADDA: Isfaham sanaanta da adu ku timaada oo ah in 2-dda qof ay isku da a yihin ama iska ag dhaw yihin waxay dhalisaa in labadda qof ay isku sheeko …
Read More »Nolol Wanaag
Duruusta Nolosha
Macalin Biology ayaa barayay ardaydiisa sida dirindiir (diirdiir) ay isagu bedesho balanbaalis. Wuxuu ku yiri “labada saac ee dambe balanbaalistan waxay la halgami doontaa siday uga soo bixi lahayd qolofta ku dahaaran, qofna yuusan caawin.” Wuuna tagay. Ardaydi waa sugeen wayna dhacday. Balanbaalisti waxay la rafatay inay ka soo baxdo qolofta, Arday ayaa ka naxay wuxuna go’aansaday inuu caawiyo siday …
Read More »
Daryeel Magazine