Nolol Wanaag

Xikmada Maanta ee Qurbo Magazine

Erayadan ay ku jirto xikmada wayn ayaa waxa ay tusaale u yihiin sida wanaagsan ee ku waajibta in uu qofku dadka ula dhaqmo. Erayadana waxa markii hore qoray ninka magaciisa la yiraa Dr. Kent M. Keith, waxaana lagu sii sameeyay dib u fududayn. Hadba waa kuwan erayadii ee akhris wanaagsan: Dadku waxa ay inta badan u dhaqmaan si aan macquul …

Read More »

10 Qodob oo kaa dhiga mida shaqadeeda ku guulaysata

Maxaa shakhsiga ka dhiga mid shaqad uu hayo si weyn uga dhex muuqda? Muxuu shakhsigu ku kasban karaa shaqadiisa iyo dadka ay wada shaqeeyaan? Tobankan qodob ee soo socda ayaa ah sirta ama taatikada ku gaarsiin karta guusha shaqada. 1. Qeex shaqada (define success) markaad waraysiga kowaad ku jirto ama marka aad shaqada bilowdo. Qofka guuleystaa waxa uu shaaca ka qaadaa …

Read More »

Tana Ma Ogtahay?

Ma ogtahay in fannaankii weynaa ee Ingiriiska u dhashay ee la odhan jiray John Lennon uu rumeysnaa in lambarka 9 uu noloshiisa raad weyn ku lahaa. Isaga iyo willkiisu waxay dhasheen 9kii October. Maamulihiisii ugu horreeyey ee uu yeesho wuxuu kula kulmay kalaabka heesaha ee Cavern ee ku yaal Liverpool 9kii November 1961. Heshiiskii ugu horreeyey ee kambaniga heesaha ee …

Read More »

Habka Wanaagsan Ee Wada Hadal Ku Hir Gali Karo

Culumada cilmi nafisga ayaa talo naga siinaysa sida wanaagsan ee wada hadal ku hirgali karo. Ma dhacdaa in dadka aad la sheekaysanaysaa hal mar wada aamusaan marka hadal erayo aan haboonayn kaa soo dhacaan? Dadku ma ku yiraahdaan waxba ma maqalysid ama ma dareentaa in aan lagu fahmim? Waxa aad u muhiim ah in aad dhegaysato waxa qofka aad wada …

Read More »

Arimaha ka dhiga qofka in uu noqdo mid wax soo saar badan leh

Wax soosaark shaqada iyo kartida aad leedahay ayaa waxa qayb wayn ka qaata hawada aad neefsanayso iyo kulaylka meesha aad ka shaqaynayso. Shirkada la yiraa PH ayaa baadhitaan ku samaysay si ay u ogaato waxa kor u qaadaya wax soosaarka shaqaalaha wadanka Sweden. Hadii aad moodayso in amaan, isku shaandaynta shaqaalaha iyo “feedback” talo siin ay kor u qaadayaan wax …

Read More »

10 Waxyaabood Oo Aragoodu Yaraan Doono…!

Alaabaha kala duwan ee aan isticmaalo ayaa maalinba maalinta ka dambaysa waxa ay noqonayaan kuwa casri ah. Marka aad iibsato telefoonka gacanta oo ayaa sanad ka dib waxa soo baxaya mid ka sii casriyaysan kii aad haysatay. Waxa jira halqabsi ay farsama yaqaaniintu yidhaahdaan “marka aad alaab soo iibsato, oo aad ka soo saarto kaartoonka ay ku jiraan, ayaa shirkadii …

Read More »

10-ka Shaqo Ee Adduunka Ugu Daalka, Welwelka Iyo Niyad Jabka Badan

Xog ururin caafimaadka iyo shaqada ah ayaa lagu ogaaday tobanka shaqo ee hoos u dhaca keena, hoos u dhacaas oo looga jeedo niyad jabka, murugo, dareen ah in qofku waxba ku fiicnayn, iyo xiise la’aan aan qofku danaynayn hawsha uu qabanayo. Xogtan oo ay diyaariyeen khubaro caafimaadka maskaxda ku takhasusay oo reer galbeed ah laguna soo bandhigay barta internetka ee …

Read More »

Waxyaabaha Fududeeya Labo Qof Oo Isbaratay Inay Durba Is Fahmaan

Is fahamka waxaa asaas u ah dhawr waxyaabood oo u bahan in mid walba gooni looga hadlo, waxaase uggu muhiimsan amuurahan:-DA ADA, WAX BARASHADDA iyo ISKU DHUL KU WADDA NOOLAN SHIYAHA -DA ADDA: Isfaham sanaanta da adu ku timaada oo ah in 2-dda qof ay isku da a yihin ama iska ag dhaw yihin waxay dhalisaa in labadda qof ay isku sheeko …

Read More »

Duruusta Nolosha

Macalin Biology ayaa barayay ardaydiisa sida dirindiir (diirdiir) ay isagu bedesho balanbaalis. Wuxuu ku yiri “labada saac ee dambe balanbaalistan waxay la halgami doontaa siday uga soo bixi lahayd qolofta ku dahaaran, qofna yuusan caawin.” Wuuna tagay. Ardaydi waa sugeen wayna dhacday. Balanbaalisti waxay la rafatay inay ka soo baxdo qolofta, Arday ayaa ka naxay wuxuna go’aansaday inuu caawiyo siday …

Read More »