Nolol Wanaag

Tallaabooyin Subaxaaga Ka Dhigaya Mid Jawi Degan Ku Bilowda

Halkaan maanta waxaan kaga hadlaynaa waxybaabo hadaad samayso nafsadaada ka dhigaaya maalintaas oo dhan maalin farxad leh Wanaaji isticmaalka wanaagsan ee tamartaada, ma aha waqtigaada oo kaliya: Waxaa muhiim ah in aad ka fikirto si aad tamarta u isticmaali doontid oo ah in aad awood u leedahay qabashada qaar ka mid ah waqtiyada qaarkood shaqooyin saamayn leh abuura, tusaale ahaan …

Read More »

9 Tallaabo Oo Si Cajiib Ah U Dhisaya Kalsoonida Naftaada

kalsoonida naftaada

Waa Maxay Kalsoonida Nafta? Kalsoonida nafta waa rumaysnaanta aad aaminsan tahay inaad wax u qaban karto si sax ah ama aad xalaad ula tacaali karto si sax ah. Xaggay Ka Timaadaa Kalsoonida Naftu? Haddii aad bilaa kalsooni tahay xaqiiqo ahaan waxaad lumin doontaa ama dayici doontaa fursado badan oo aad heli karto sababtoo ah waxaad ka baqan doontaa inaad ku …

Read More »

Sidee U Noqon Kartaa Qof La Jecelyahay?

Qof kasta oo bani-adan ah oo ku nool dhulka korkiisa waxa uu xiiseeyaa inuu noqdo qof la jeclyahay , in la qadariyo oo la tixgaliyo goorta uu xiriir la sameeynaayo dadyoowga kale. Hadaba waxaa jirta qaab dadka aad kusoo jiidan karto oo ay kugu jeclaan karaan si aad u heshid tixgalin iyo jaceyl intaba :- Dhoola cadeey : Udhoola cadeey …

Read More »

Astaamo U Gaar Ah Oo Ay Leeyihiin Dadka Guulaysta

guul,guusha,dadka guulaysta,guuuleystayaasha,

Guushu waa shay qof kastaa jecel yahay inuu Gaadho, balse waxa lagu kala duwan yahay Dariiqyada lagu raadiyo oo kaliya. Cidda Guusha gaadhaa waa dadka hormoodka ah ee lagu daydo ama inta Badan lagu Hamiyo in la gaadho marxalada ay ku sugan yihiin. Haddaba maanta waxaynu Halkaan kusoo bandhigi doonaaa toban ka mid ah Astaamaha ay leeyihiin Dadka Guulaha Gaadhaa. …

Read More »

Hababka Ugu Toosan Ee Dadka Loola Dhaqmo

Markasta waxaa khasab kugu ah inaad dadka la dhaqantid si wanaagsan ood la macaamalootid, maxaa yeelay majiro qof kaligii noolaan kara oo ka go’i kara bulshada la dhaqankeeda , sidaas darteed waxaa loo baahan yahay inaad dadka caawisid si waxa ay kaaga bahan yihiin u helaan, hab la dhaqankaada wanaagsan ee aad dadka kale ula dhaqantaana waxay qofka wax ka …

Read More »

Qorshaynta Waqtiga

Waqti,maaraynta waqtiga,

Qorshaynta waqtiga: “Bini’aadamoow waxaad tahay maalmo, mar kasta oo maalin tagto; badh kaa mid ah ayaa tagay” Xasan Albasri Waqtigu waa nimco ka mid ah Nimcooyinka ugu qaalisan ee Illaahay (SWT) inoogu deeqay si aynu uga faa’idaysano, waana mid ka mid ah waxyaalaha Uu Illaahay inaga xisaabin doono Maalinta Qiyaame. Waqtigu waa cimriga qofka waana hantida kaliyaata ee aan la …

Read More »

Talooyin Taabagal ah

1. Had iyo jeer ku duceyso Indho waxa ugu wanaagsan ka arka dadka, Qalbi cafiya waxa xun ee lagu sameeyay, iyo Ruux rumeysan oo raaligelisa Rabigeed 2. Ma sii qaadan kartid lacagtaada goortii aad Aduunkan ka tageyso, laakiin waxaad sameyn kartaa in ay kaa sii hor marto. Bixi oo badi Sadaqada 3. Noloshu way gaaban tahay. Waa waqti yar oo …

Read More »

Sidee Qofku Isaga Ilaalin Karaa Fakarka Xad-Dhaafka Ah

Inta badan qofka waqtiyada qaarkii wuxuu ku dheeraada ka fakarida arrin ku xeeran noloshiisa taasi oo marka danbe ku dhalisa jaahwareer iyo kalsooni darro ,sidoo kale go’aan qaadasho xumo ukeenta mustaqbalkiisa ,ururka isutaga maraykanka ee ka hadla arrimaha saykoolijiga (nafsadda) ee ( AMERICAN PSYCHAITRIC ASSOSIATION) ayaa ku qeexay qofka fakarka badan inay tahay arrin dhowr jeer kusoo laaban karta ,waana wax …

Read More »

Caadooyin Ay Iska Ilaaliyaan Dadka Caqliga Badan

Ma dooneysaa inaad ku guulaysatid noloshaada jawaabtu haday haa tahay ,hadaba waxaa jira dhaqamo  ay iska ilaaliyaan dadka caqliga badan si ay noloshooda ugu khasaarin taasina waxay mudantahay kudayasho run ahaantiina waa qodobo dhowr ah oo aad uxun loona baahanyahay in laga dheeraado qodobadana waa sidan soo socota: 1-kuma xiraan noloshooda dhaqaale ma haysatid , waxay isku dayayaan waxkasta oo ay …

Read More »

Aduunka Ka Dooro Saxiib Wanaagsan, W/Q: Samsam Ismaciil

Saaxiibka wanaagsan iyo faa’iidada uu ku yeelan karo. Alle (SWT) waxa uu Qur’aankiisa Kariimka ku leeyahay “Ruuxii uu Sheydaan u noqdo saaxiib ayaa leh saaxiibka ugu xun”. Halkaana waxa aad ka garan kartaa in nolosha ay qeyb weyn ku leeyihiin saaxiibadu. Haddii ay saaxibadaadu noqdaan kuwo wanaagsan waxay helayaan raali ahaansho Alle iyo wanaag badan. Haddiise ay noqdaan kuwo xun oo …

Read More »

Wax Ka Baro Hababka Looga Hortago Guuldarada

Qof kasta inaga mid ah wuxu u baahan yahay qaab uu kaga hortago guuldarada nolasha. Laakiin nasiib daro qof kasta waxa uu ku mashquulay sidii ku guulaysan lahaa laakiin aanu ka fikirin sidii uu uga hortagi lahaa guuldarada. Xadiiqada guuldaradu waa qeyb ka mid ah nolasha, waana muhiim inaad barato qaabka looga gudbo,Ha u ogolaan cabsida guuldaradu in ay burbuuriso noloshaada …

Read More »

10 Qodob Oo Kaa Caawinaya Inaad Naftaada Horumariso W/Q: Hinda Cabdi

Bismillaah Halkan waxaan ku soo qadan doonaa qodobo kaa caawinaya sida aad naftaada u horumarin lahayd. 1 Ugu Horeyn Ma Leedahay Hadaf? Waa maxay hadafka aad nolosha ka leedahay ? Suura gal ma tahay inaad u safarto magaalo aadan garaneyn magaceeda , dhanka ay ka xigto iyo waliba masaafada ay kuu jirto , adigoo ruux kale aan isku haleyneyn? Dabcan jawaabta …

Read More »

Iska Jir Waxyaabahaan Dilaya Sharaftaada!!

Aqristayaasha qiimaha badan ee qurbo magazine waxaan idiin soo gudbineynaa talooyin Muhiim u ah qof walbo isla markaana wax weyn u tari doono kana caawin doono in uu dhawrto sharafkiisa waxaana ka mid ah . 1-  Iska jir in aad qof isu duleyso :  inaad nafsadaada qof u duleyso  waa wax kugu kalifi karo in aad sharaf xumo ku noolaato …

Read More »

Furayaasha Farxadda, W/Q: Hibo Ciise

Waxa ugu qiimaha badan ee uu aadamuhu gaadhi karaa waxa weeyaan inuu ku sugnaado farxad iyo raynreyn, waqtigiisana ku qaato kalgacal iyo wanaag, si ay u noqoto mid ku reebta xusuus qurux badan noloshiisa inta ka dhiman. halkaas oo uu kaga tagayo muragada iyo meehanawga uu la kulmo marmarka ay is yeelan waayaan wuxuu doonayey iyo wuxuu ka helay aduunkan. …

Read More »

Ma Rabtaa Guul? W/Q: Hinda Cabdi

Bismillah Asalamu calaykum waa Raxmatullahi waa Barakatu. Salaanta Qiimaha badan kadib, IIahay ayaa mahad leh waan hubaa inan dhamanteen rabno inan guulaysano Aakhiro iyo Aduunba, Alle ha inagu hago dariiqa Guusha Idilkeenba. Guushu waa maxay? Guushu waa himilo iyo hiigsi aad leedahay oo aad gaadho, mana ahaa mid ku timaada xaglo laaban, sahal, fikir gaabni, hami yari iyo samir yaraan …

Read More »