Nolol Wanaag

Casharro Dahabi Ah

casharro, talooyin

Halkaan akhriso casharro iyo talooyin qiimo badan: 1- Mar kasta ku dadaal in aad naftaada ka dhigtid mid Eebe ku xiran, daacad ah oo dabacsan. 2- Isku day in aad ku Qanacdid waxa yar ee aad nolosha ku haysatid, ee uu Eebe “Subxaana watacaalaa Ku siiyey” Si laguugu Kordhiyo uguna gaartid Galadda wayn, Badsana samirka si noloshaadu u sinaato. 3- …

Read More »

Ha Hagran Hooyadaa

Ilmaha marka uu dhasho dhawrka bilood u horeeya noloshiisa habka keliya ee waxa uu u baahan yahay ama ka cabanayo ku gudbin karo waa oohin. Hooyadu waa qofta keliya ee fahanta kana jawaabta nooca oohintiisa iyadoo marki uu ooyo kala garanaysa oo leh; Markan gaajo ayaa haysa wuxuu u baahan yahay caano, markan wuu is qooyay wuxuu rabaa in dharka …

Read More »

Ardayda Qalin Jabisay Ee Shaqo Doonka AH (QISO)

Qof kasta ha aqriyo Qisadan, gaar ahaan Ardayda Qalin jabisay ee Shaqo doonka ah Wiil dhalinyaro ah ayaa shaqo Maamule shirkad weyn ka codsaday. Wuxuu interview u soo hor fariistay Agaasimihi Guud oo CV-gisa ka ogaaday in natiijada waxbarashadiisi sareysay. Wuxuu weydiiyay in Aabihii Schoolka ka bixin jiray? Wuxuu ku jawaabay, Maya Hooyadey baa iga bixin jirtay. Agaasimihi ayaa weydiiyay, …

Read More »

Ka Faa’idaysiga Nimcooyinka Alle

Inkasta oo aynaan af, iyo qoraal toona ku koobi Karin waxyaabaha ALLE inagu manaystey hadana waxaynu odhan karnaa, nimcadu waa deeqda Alle s.w.c uu u fidiyo adoomihiisa waana wax kasta oo naftu ku raaxaysato ama u baahantahay sida, iimaanka iyo islaamnimada, xubnaha jidhka, aqoonta, hantida, ubadka, IWM Dhamaan nimcooyinkaasi waxay u baahanyihiin in looga faa’idaysto si ku haboon lana ogaado …

Read More »

Horta Adigu Yaad Tahey? W/Q: Hibo Ciise

noocyada shakhsiyada shaqsiyada adigu yaad tahey

Intaad caqliyeysatey waxaad arkeysaa uun habeenka iyo maalinta oo is badbedalaya laga yaaba inaaney wax badan kuusoo kordhin, waxaad in badan u socdaashaa meelo badan ha noqdaan kuwa dheef ku leh iyo kuwo kaleba, waxaad la kulantaa boqolaal waji kuwo aad hore u taqiiney iyo midhadh kugu cusuba qolaba sibay noloshu u waajahdaa iyaguna si kala duwan ayey uga fal …

Read More »

Qiso Qurux badan

qiso qurux badan

Qiso Qurux badan Madaxweynihi hore ee India Dr. Abdul Kalam Allaha u naxariistee ayaa wuxuu yiri: “Waagi aan yaraa, Hooyadey ayaa cuntada noo karin jirtay. Habeen gaar ah ayay casho ay sameysay miiska u soo saartay Aabe. Waxay ahayd saxan subzi iyo Rooti aad u gubtay. Waxaan sugayay in uu ogaado oo wax ka yiraahdo. Laakiin Aabe wuu cunay rootigi …

Read More »

Allaa weyn, Ninkii Aaminaa Awood leh

Allaa weyn, Ninkii Aaminaa Awood leh

Allaa weyn, Ninkii Aaminaa Awood leh Webiga ma qarqin Nabi Muuse CS isagoo ah saqiir kuna sugan xaalad uu aad u tabar daran yahay. Hadana Webiga wuxuu qarqiyay Fircoon isagoo ku sugan xilligi uu ugu awooda badnaa! Kibir dartiisna uu sheegtay in uu Bini’aadan oo dhan ka sareeyo!! Haddaba, qof kasta oo Alle ku xiran, daciifnimadiisu ma ahaaneyso mid dhibaato …

Read More »

Sidee Ku Aaminaa Nafteyda?

Aaminida naftaada waa sheyga ugu muhiimsan gaarista horumarka aad kuriyootay. Hadii lawaayo aaminid aad kuqabto naftaada waxey soo fududeyneysaa in si fudud lagaaga hor istaago waxyaabaha qalbigaaga kujiray inaad sameyso. Aaminid aad aaminto naftaada waa wax aad u adag mararka qaar. Imisa sheey aadan wali qabsan ama aadan isku dayin maxaa yeelay waxaad laeyd aaminka naftaada. Todobadaan qodob ee soo …

Read More »

Himillada Ayaa Gundhig U Ah Awoodda Guusha

himilo

Ina Nebi-aadan Inta uu Nool yahay iyo meel kasta oo uu ku nool yahay waxa uu leeyahay Han iyo Himilo uu ku hammiyayo inuu gaadho, waxa uu leeyahay Min-qiyaas uu doonayo inuu hadhsado oo uu u arko in horumar uu ka gaadhi karo isla markaana naftiisa/teeda, dadkiisa/keeda & dalkiisa/keedaba Anfacaysa. Haa, Fikirkaasi wuu ku wada jiraa dadka, waana waxa ay …

Read More »

Sidee Guul Loo Gaadhaa?

GUUL SUCCESS

Nin layiraahdo Dr. Richard wuxuu yiri, maalin ayaan Diyaarad saaraa, agtaydana waxaa fadhiday gabar yar oo dhigata iskoolka sare, kana soo jeeda qoys Faqiir ah. Waxayna aadna u jeclayd inay wax ka badasho dhibka haysta qoyskeeda. Waxayna iwaydiisay; sidee loo gaaraa Guul?? Ana waxaan dareemay xanuun badan, maxaa-yeelay ma awoodin inaan siiyo jawaab sax ah oo tafa tiran. Waxaan go’aansaday …

Read More »

YIDI-DIILADU Waa Naf Kale!. (Qiso)

Inanyar ayaa u timi walaashedii kayarayd oo xanuunsanaysa islamarkaana dul saaran sariirta cusbitaal lagu dawaynayay , gabadhii yarayd ee xanuunsanaysay ayaa walashed waydisay : ” Walal; geedka daaqadda inooga muuqda, imisa caleemood ayaa korkisa saaran ? ” , walashed oo layaaban su’aasha ay waydiisay ayaa waxay ku tidhi: ” walal maxad uga jeeddaa ? “, waxay ugu jawabtay : walal caleenta u danbaysaa …

Read More »

Xikmado Qaali Ah Oo Nolosha Ku Saabsan

xikmado qaali ah xikmado qaaliya

Oraahyo iyo xikmado qaali ah  1. Dad qaarkii waxay ka qeybgalaan aaska markuu qof ehel ah geeriyoodo iyagoo muujinaya qiiro iyo inay daneyn jireen, laakiin ma daryeeli jirin kamana warqabi jirin inti uu noolaa 2. Waxaa jira dad ku maqli kara adigoo ku hadlaya kumanaan eray hadana aan ku fahmeyn. Waxaa jira dad ku fahmaya adigoo xitaa aan hal eray …

Read More »

Duruusta Nolosha (Talooyin Qiimo Badan)

Duruusta Nolosha JOOJI: In aad runta ka cararto, Beena ku noolaato In aad habeenki oo dhan soo jeedo, maalintina hurudo. Ma aha sidi Alle u abuuray uguna talagalay habeenka iyo maalinta In aad ku noolaato xusuus iyo wixi aad soo dhaaftay In aad waqtiga ku dayacdo wax aan dan kuu ahayn In aad isku haleyso dad kale inay farxad kuu …

Read More »

Akhrisku Waa Furaha Aqoonta, W/Q: Maxmed Badel Cali “Taqwiim”

buug, akhris, akhrisku waa furaha aqoonta

Akhrisku waxa uu kamid yahay afarta xirfad barasho ee waawayn, waana midka ugu muhiimsan ee aqoontu kasoo maaxato. Qormadan kooban waxaan diirada ku saari doonaa in aan wax ka iftiimiyo sida umaddaha aduunku ugu kala duwanyihiin akhriska, faa’iidada akhrisku u leeyahay shaqsiga iyo bulshada iyo inagu bulsho ahaan heerka aynu ka joogno akhriska. Ugu horayn hadaan milicsano ummadaha kala gadisan ee caalamkan kuwada …

Read More »

Qiso Xambaarsan Cashar Muhiim Ah

    Qiso Xambaarsan Cashar Muhiim Ah Wiil dadiisu ay ahayd 24 jir ayaa waxa uu Tareen la saarnaa aabihii , Wiilkan waxa uu fadhiyay kursiga xigga xagga ( dhinaca) daaqada. Marbaa waxaa dhacday isagii oo eegaya daaqadii inuu aabihii kor ugu dhawaaqay oo uu ku yiri sidan : ” Aabo eeg ( fiiri ) geedaha dhammaantood xaga dambe ayay u …

Read More »