Nolol Wanaag

Ma Rabtaa Guul? W/Q: Hinda Cabdi

Bismillah Asalamu calaykum waa Raxmatullahi waa Barakatu. Salaanta Qiimaha badan kadib, IIahay ayaa mahad leh waan hubaa inan dhamanteen rabno inan guulaysano Aakhiro iyo Aduunba, Alle ha inagu hago dariiqa Guusha Idilkeenba. Guushu waa maxay? Guushu waa himilo iyo hiigsi aad leedahay oo aad gaadho, mana ahaa mid ku timaada xaglo laaban, sahal, fikir gaabni, hami yari iyo samir yaraan …

Read More »

Sidee U Hagi Kartaa Noloshaada? QEYBTII 2-AAD

noloshaada horumar guul

Inta aan maqaalkan bilaabin Kahor waxaan jeclaan lahaa in aan inyar idiinka iftiimiyo Waxa igu kalifay in aan ka faaloodo arintan Kor Ku xusan taas oo ay sabab u tahay, markii aan arkay in Bulsha waynta somaliyeed, Gaar ahan dhalinyaradda ama qofkasta oo jecel in uu naftiisa dhiso , ama uu hore umariyo si uu u noqdo qof maamuus leh, …

Read More »

Sidee U Hagi Kartaa Noloshaada?

Waan idin Salaamay Dahamaantiinba Akhristayaasha Meelkasta aad joogtaanba. Inta aan maqaalkan bilaabin Kahor waxaan jeclaan lahaa in aan inyar idiinka iftiimiyo Waxa igu kalifay in aan ka faaloodo arintan kor ku xusan taas oo ay sabab u tahay, markii aan arkay in Bulsha waynta somaliyeed, Gaar ahan dhalinyaradda ama qofkasta oo jecel in uu naftiisa dhiso , ama uu hore …

Read More »

4 Talaabo Oo Aad Ku Horumarin Karto Xirfadaada

ALLE SUBXAANAHU WATACAALAA bini aadanka uu abuuray waa ay kala duwan yihiin hadeey ahaan laheyd muuqaalka, awooda shakhsiyadeed, hibooyinka uu eebe nasiiyay intaba waa kala duwanyihiin. Waxa jira dad badan oo leh xirfad kuwaasoo u baahan inay hormariyaan xirfadooda si ay heer uga gaaraan ama ay uga mira dhaliyaan. Si aad u hormariso xirfadaada waa inaad dadaal badan sameeysaa oo …

Read More »

7 Tallaabo Oo Kuu Sahli Kara In Riyadaadu Kuu Rumowdo

RIYADA RIYO NOLOSHA RIYADAADA RUMOWDO

Waxaad aad ii soo jiitay oraah dheheeysa “wax walbo oo aad ku riyooto waad gaari kartaa”. Waxaa wanaagsan mar walbo inaad leedahay kalsooni aad ku xaqiijin karto riyadaada sida eey doonto ha u weeynaato, mararka qaarna waxaad dareemeeysa ineey waqti qaadaneeyso xaqiijinta riyada dhab ahaantina waqti weey qaadaneeysa waxaadna kaa shataa sabar. Hadaba waxaan kuu soo gudbinaynaa talooyin ku haga …

Read More »

Talooyin Xikmadaysan oo ku Anfacaya

1. Marnaba ha u sharixin naftaada qofna. Sababtoo ah qofka ku raba uma baahna, qofka aan ku rabina maba rumeysanayo. 2. Waxaan ka oohinaa kuwa ina daneeya. Waxaan u ooynaa kuwa aan marnaba na daneyn. Waxaan ka cararnaa kuwa na jecel, waxaan eryanaa kuwa aan na jeclayn. Tani waa murugo balse waa xaqiiq. Laakiin Goortii aad garowsado waqti kaama tagin …

Read More »

10 Tallaabo Oo Aad Ku Kasban Karto Asxaab Badan Oo Wanaagsan

Saaxiibku waa xubin wanaagsan oo ay u baahan tahay naftaadu, xubintaasoo ah mid aad u baxsanayso markasta oo aad u baahato. Noloshu kama maaranto saaxiib wanagsan oo ku garab taagnaada, haddaba waxaa loo baahan yahay inaad ilaashato asxaabtaada ama aad dhaqato abuuratana asxaab kale oo wanagsan tayo iyo tirabana leh. Waxaa hubaal ah haddii aad ku dhaqanto talaabooyinkaan tirsan inaad …

Read More »

8 Tallaabo Oo Muhiim Ah Si Aad U Gaarto Guul

 Isticmaal fikradahaan si aad guul u gaarto: 1.    Fuli Fikradahaaga:  adigoo ka bilaabaya meel macquul ah oo aad hadhoow kasoo kabsan karto sidookale markaad wax yar ku bilaawdo waxaad kala ogaaneeysaa ineey fikarada soconeeyso iyo in kale. 2.    Diiwaangasho Ahdaaftaada: Ahdaafta aad tiigsaneeyso waa ineey kuu diiwaan gashanyihiin si aad u ogaato meesha aad mareeyso iyo inta kaaga dhiman inaad gaarto hadafkaada. …

Read More »

10 Dariiqo Oo Aad Ku Noqon Karto Qof Mustaqbal Ifaya Leh

mustaqbal ifaya wanaagsan iftiimaya

Hadii aad dooneeyso inaad noqoto qof dadka kale ka soocan oo mustaqbal fiican leh waxaa jiro qodobo eey tahay inaad raacdo si aad u noqoto qof dadka kale ka duwan oo mustqbalkiisana ifaayo: 1. Dhoolacadeey xili walbo hadii aad faraxsantahay iyo hadii aad murugeeysantahay . 2. Iska iloow wixi hore ee aad kasoo gudubtay sababtoo ah xasuusashada wixi hore dib u dhac …

Read More »

Sababaha Kalsooni Darrada Iyo Talooyin Kaa Dhigaya Qof Hanta Kalsoonida Naftiisa

Illahay ayaa mahad leh isurto galiyey in an maqaalkan qoro . Maqaalkan ayaanu idinkusoo gudbin doonaa talooyin muhiima iyo talaabooyin kuu suurto gelinya kasbashada kalsoonida naftaada. Ugu horeyn waa maxaay kalsoonida: In aad naftaada ku kalsoonaato ma aha wax lagu micneyn karo in aad isla weyntahay ama aad isla qabweyntahay. In aad isku kalsoontahay waa muujinta iyo ku dhiiranaanta soo bandhigidda …

Read More »

Dhibaatada Laga Qaado Aargoosiga

Haddii aad doonayso in aad guulo wax ku ool ah ka gaadho guud ahaan noloshaada iyo gaar ahaan xidhiidhkaaga dhinaca bulshada iyo sumcad wanaagga, waa in aad barataa sida loo cafiyo cidda kugu qaldanta, dhanna isaga tuurtaa jacaylka ka aarsiga dadka ku dulmiya. Daraasad cilmi ah oo aynu soo turjumay ayaa qirtay in aargoosigu qofka ku keeno camal la’aan iyo …

Read More »

10 Tallaabo Oo Aad Ku Soo Jiidan Karto Qalbiyada Dadka

Waan idin Salaamay Dahamaantiinba Akhristow Meelkasta aad joogtaanba. Inta aan maqaalkan bilaabin Kahor waxaan jeclaan lahaa in aan inyar idiinka iftiimiyo Waxa igu kalifay in aan ka faaloodo arintan Kor Ku xusan taas oo ay sabab u tahay, markii aan arkay in Bulsha waynta somaliyeed, Gaar ahan dhalinyaradda ama qofkasta oo jecel in uu naftiisa dhiso , ama uu hore …

Read More »

Ma Dareentaa Caajis iyo Hurdo markaad Wax Akhrinayso?

hurdo, akhris, caajiska wax akhrinta

Marar badan ayeynu lulmoonaa innaga oo wax akhriyeyna, taasina waxay keentaa in aan joojino wax-akhrinta. Hadabba maxaa keena arintaan? Sabab ka mid ah sababaha keena arintan, lana odhan karo waa ta ugu weyn ayaa la xidhiidha waxa la akhrinayo. Haddii aad akhriyeyso mawduuc aan ku xiiso gelinayn, waxa kugu dhacaya caajis, waana xiiso la’aantaas sababta ugu weyn ee keenaysa in …

Read More »

Noloshu waa Isbedel iyo Horumar Sameyn

isbedel

Nin dhalinyaro ah ayaa aad u niyad-jabsanaa. Sanad kasta wuxuu isku dayi jiray inuu isbedel sameeyo hadana waxba iskama bedelin noloshiisa, dhibaatadi heysay waxay ahayd wuxuu go’aansadaa inuu isbedel sameeyo, wuxuu isku dayaa inuu talaabo horay u qaado hadana wuu ku guuldareystaa inuu sameeyo wax isbedel ah, ma helo natiijadi uu rabay inuu arko. Waxaa ku kordha jahwareer & kadeed. …

Read More »

Tus in ay kaa Khaldanaayeen.!!

Ka fakir kolki aad yareyd waxaad aaminsaneyd in wax kasta suuragal kuu yihiin. Waxaad kori jirtay geed weyn adigoo ka cabsaneyn in aad soo dhaceyso. Fikrad baa kugu soo dhaceysay ka dibna waad ka dhabeynaysay maxaa yeelay kalsooni sare ayaad lahayd. Ma aadan garaneyn cabsi. Ma aadan rumeysnayn in ay jiraan wax ku joojin kara. Waxaad ahayd geesi aad u …

Read More »