Nolol Wanaag

Sii wad in aad Wanaag sameyso si kasta uu Xaalku yahay…

1. Haddii aad Dadka u qabato wax badan, waxay mar kasta ka hadlayaan wixi aadan u qaban, sii wad waxqabadka si kasta oo Xaalku yahay 2. Haddii aad tahay qof daacad ah oo Naxariis badan, waxaad arkeysaa dad badan oo ku qiyaamaya, sii ahow Daacad naxariis badan si kasta oo Xaalku yahay 3. Haddii aad Guuleysato waxaad yeelanaysaa Saaxiibo been …

Read More »

Waad Guuleysan kartaa…

Waxaad heysataa Hadiyada ugu sareysa Dunida taasoo ah in aad nooshahay, sidaa darteed ma jirto wax aadan qaban karin Qofna kaama joojin karo in aad riyooto ama hadaf yeelato, adiga keliya ayaa iska joojin kara in aad ka rumeyso. Guulahaaga waxaa xadidaya kartida iyo awooda aad leedahay. Aamin Alle. Aamin qofka aad tahay. Aamin waxa aad qaban karto. Guushu ma …

Read More »

Sidee U dooran Kartaa Takhasuska Ama Cilmiga Kugu Haboon Ee Aad Baranayso?

Kusoo dhowaada XUSUUS QOR DHAKHTAR idiin qorto idiin diyaariso Drs Hibaaq Buubaal ee ay kasoo diyaariso magaalada Hargeisa. Suaalaha ugu faro badan ee marka dhalinyaradu i weydiiso waxa weeyaan, sideen u dooran karaa takhasuska igu habboon, iyo cilmiga iyo xirfadda aan doonayo noolashayda inta ka hartay inaan ku shaqaysto maalinta aan ka qalin jabiyo dugsiga sare? Runtii waxaanu shaki ku …

Read More »

Guushu waa maxay ? W/Q Siciid Xagaa.

Waa suuragal in qofka dhinac ka eego fisiraadda Guusha. hase yeeshee aniga waxaan ku soo koobayaa dhowr qodob oo macquul ila noqday. 1-Kalsooni: waa qodobka ugu xoogga badan ee aan ku tilmaami karo guusha in uu yahay isku kalsoonaan adiga naftaadaaad isku qabto, oo aad rumeysataa in aad tahay qof u qalma hoowshan, weliba aad aaminto in wax kasta aad …

Read More »

Caajiskaa Wax-Akhriska

Ku soo dhowaada barrnaamijkii “dhibtaada ila wadaag” ee ay soo diyaariso Dr. Hibaaq Bubaal, qeybtaan ay Dr Hibaq nagula wadaaagaayaa taalooyin ku saabsan caajiska wax-akhriska. Wixi fikrad ah noogu soo dir Email:hibaaqbubal4777@gmail.com Daawasho wacaan:  

Read More »

5 Arrimood Oo Kaa Dhigaya Qofku Aad Iskugu Kalsoon

Waa xalqadii 8-aad ee barnaamijkii Waydiin iyo Warcelin, qeybtaan ayuu Ustaad  mubarak Hadi nagula wadaagayaa habab uu qofku kalsoonida nafttiisa kor ugu qaadi karo. Ma dareemaysaa in kalsoonidu kugu yartahay ma doonaysaa inaad kalsoonida naftaada aad kor u qaado? Ka faaidaysi wacan:

Read More »

Ka Hayaan Saboolnimada!

Bal aan iskudayo inan qeexid usameeyo macnaha faqriga balse sida aan ka aaminsanahy faqrigu inuusan ahayn oo kalya qof aan wax maal ama hanti haysan, balse qofka aadanaha ah waxa uu faqiir ka noqon karaa dhinacyo badan oo nolosha ah sida Iimaanka,maalka,ubadka,aqoonta iyo kuwo kale oo badan. Sikastaba waxaan aaminsanahay  in alle ruux walba uu wax ugu qaybiyey xikmadiisa iyo …

Read More »

4-ta Cadow Ee Guusha!

Muuqaalkan uu soo gudbinayo ustaad Mubarak Hadi ayuu kaga hadlaya cadowyada guusha. Wax walba waxay leeyihiin cadow, Horta qofka guusha iyo horumarka nolosha maxaa cadow ah oo ka hor istaaagga? Waxaa jira afar arrimood oo qofka guusha ka hor istaagga, oo qofka horumarka u diida oo cadowyo ah, marka waxaan dhihi karaynaa waa cadowyada guusha. Ka faaidaysi wacan:

Read More »

Fikradaha Laga Faa’iidi karo Buugga Mini Habits By Stephen Guise

Assalaamu caleykum dhammaantiin, kulanti wacan kusoo dhowaada barnaamijkii Fikrad Iyo Buug ee uu soo diyaariyo islamarka uu soo jeediyo ustaad Mubarak Hadi. Xalqadaan oo ah middii 31-aad ayuu ustaadku nagula wadaagayaa buug la yiraahdo Mini Habits ee uu qoray qoraa lagu magacaabo Stephen Guise. Ka faa’idayso wacan:  

Read More »

Ahmiyadda ay leedahay inaad naftaada barato

Muuqaalkan kooban waxa uu ustaad Mubaarak Hadi nagula wadaagayaa muhiimadda ay leedahay inuu qofku naftiisa barto ama uu ogaal u yeesho. Waxaa la yiraahdaa qof waliba wuu dhashaa laakiin qof waliba ma noola, qofku labo jeer buu dhashaa, mar waa marka hore ee uu uurka hooyadi kasoo baxo, marna marka uu isweydiiyo sababta uu u dhashay, waa marka uu isweydiiyo …

Read More »

Waa kuwee Dadka kuwa ugu Quruxda badan?

Dadka kuwa ugu qurxoon ma aha kuwa Quruxda u yaqaan dhar qaali ah oo la xirto, xaragada iyo Labiska oo la badiyo! Dadka kuwa ugu qurxoon waa kuwa Qalbigooda saliimka yahay, waa kuwa Iimaanka leh, waa kuwa dadka aan caayin oo ceebtooda raadin. Waa kuwa aan Ciil iyo Caro ku seexan ee Cafiya cid kasta, wax kasta oo lagu sameeyana …

Read More »

Xikmadaha Ku Jira Buugga Who Moved My Cheese By Dr Spencer Johnson

Kusoo dhowaada barnaamijkii fikrad iyo buug ee uu ustaad Mubarak Hadi nagula wadaagi jiray mid ka mid ah buug qiimaha badan ee uu akhriyay. Xalqadaan oo ah mid 30-aad ayuu nagula wadaagaya buug la yiraahdo Who Moved My Cheese ee uu qoray Dr Spencer Johnson Casharrada ku jira buugga Who Moved My Cheese: Isbaddelku wuu kugu dhacayaa oo waa lama huraan …

Read More »

Sidee U Noqon Kartaa Horseedka Samaha

Ha noqonin hormuudka xumaanta ha u horseedin xumaan iyo shar, ha noqonin qofkii ugu horreeyay ee xumaan ku beerayay ama ku bilaabayay adduunka, xumaan aanan waligaa ka harayn oo dhaxal kuu noqonaysa ee dambigeeda iyo dambiga qof kasta oo kugu dayday ama waddaada raacay ama tallaabadaada raacay dambigiisu adiga saaranyahay illaa maalinta qiyaamaha. Marmar qaarkood waxaan isweydiiyaa dadka qaarkood siduu …

Read More »

Dadka Waayadan Dunida jooga…

1. Marki qof dhibtiisa uga sheekeeyo waxay u qaataan in uu yahay qof daciif ah 2. Wixi private-ka u ahaa ayay dadka ula wadaagaan si public ah 3. Waxay wax u jeclaadaan in qofka ay ka helaan wixi ay ka rabeen hadii ay ka waayaan naceyb baa bilaabanaya 4. Waxay xasdaan qofka xushmeeya, waxayna qadariyaan qofka iska dhiciya 5. Waxay …

Read More »