Nolol Wanaag

Dadka Waayadan Dunida jooga…

1. Marki qof dhibtiisa uga sheekeeyo waxay u qaataan in uu yahay qof daciif ah 2. Wixi private-ka u ahaa ayay dadka ula wadaagaan si public ah 3. Waxay wax u jeclaadaan in qofka ay ka helaan wixi ay ka rabeen hadii ay ka waayaan naceyb baa bilaabanaya 4. Waxay xasdaan qofka xushmeeya, waxayna qadariyaan qofka iska dhiciya 5. Waxay …

Read More »

Awoodda Qofka (Xoogga Dhabta Ah)

Yaa ku guulaysta nolosha? yaa dagaallada laga adkaadaa, yaa doodaha badiya,, yaa xoog weyn fikir ahaan, dhaqaale ahaan, ciidan ahaan, yay bini-aadamku xusuustaan oo taariikhda magacooda uu galaa, ilaahayna uu xasuustaa? Waa ayo qofka ayna soo ridan damqashadu iyo xanuunadu, iyo baqtidintu iyo duruufuha adag ee markasta sida buurta usoo taaganaada?  

Read More »

Ha Dhawaaacin Qalbiyada Dadka

Ma isa su’aashay weligaa sidee baad qof dili kartaa adigoon hub haysan? sidee baad qof u gowrici kartaa adigoon mindi haysan?, sidee baad qof jar aad uga ridi kartaa uu dhulka ugu dhacaya adigoon aa riixin oo aan taaban? Sidee baad sun u soo deynaysaa dadka dilaysa adigoon aan mas ahayn? sidee baad nabarrada u furi kartaa oo aad u …

Read More »

Casharro Muhiim Ah Buugga Compound Effect By Darren Hardy

Kulanti wacan, kusoo markale barnaamijkii Fikrad iyo Buug ee uu soo jeediyo ustaad Mubarak Hadi ee had jeer nagula wadaago mid ka mid ah qiimaha badan ee uu akhriyay. Buugga maanta ayaa la yiraahdaa Compound Effect waxaana qoray Qoraa Lagu Magaacaabo Darren Hardy. Daawasho Wacan:  

Read More »

Fikradaha Ku Jira Buugga NO EXCUSE

Kulanti wacan, markale ku soo dhowaada barnamijka fikrad iyo buug ee uu ustaad Mubaarak Hadba nagula wadaago mid ka mid ah buugta uu akhriyay. Buugga maanta  ayaa layiraahdaa No Excuse waxaana qoray qoraa u dhashay dadlka Kanada oo lagu magacaabo Brian Tracy. Ka bogosho wacan:  

Read More »

Ma kugu Adag Tahay Inaad Wax Joogteyso?

Joogteynta makugu adaga tahay? oo mar walba oo aad wax bilowdo dhexda ma uga tagtaa? Hadaba Muuqaalkaan ayuu ustaad Mubarak Hadi nagula wadaagayaa 5 tallaabo oo muhiim ah in wax la joogteeyo si qofku uu hadafka doonayo inuu gaadho. Ka faaidaysi wacan:  

Read More »

Muhiimadda Iyo Xikmadda Cafiska

Halkaan hoose ka daawo barnaamijka XUSUUS QOR DHAKHTAR ILKOOD ee ay soo diyaariso islamarkaana inoo soo gudbiso Drs Hibaaq Buubaal. Qeybtaan Drs Hibaaq nagula ahmiyadda cafiska faaiidada ay leedahay in dadka la iska saamaxo. Daawasho wacan:  

Read More »

Ha Hilaamin Xuska Alle

Ha Hilaamin Xuska Alle Goortii aad gaariga fariisato, suunka xiro, Goortii aad xanuunsato booqo Dhakhtar, qaadana daawada uu kuu qoro, Goortii aad rabto inaad hurdada ka toosto, Alarm ku xiro Saacada ama Mobile-ka Goortii aad waxbaranaysid, Dadaalka iyo aqriska badi Goortii aad hesho Shaqo, si fiican u shaqeyso oo waqtiga shaqada ilaali Goortii qof xiriir Jaceyl idinka dhaxeeyo, Guurso oo …

Read More »

Casharrada Ku Jira Buugga “Things I Wish I’d Known Before We Got Married”

Ku soo dhowaada barnaamijka Fikrad & Buug ee uu ustaad Mubarak Hadi nagula wadaago mid ka mid ah buugta qiimaha badan ee uu aqriyay. Buugga Toddobaadkan ayaa lagu maagacaabaa  Things I Wish I’d Known Before We Got Married ee uu qoray Dr Gary Ghapman. Buuggaan ayaa anfacaya dadka aan weli guursan iyo dadka guurkoodu bilowga yahay in badan oo ka mid ah …

Read More »

Baro 5 Caado Oo Ay Wadaagaan Dadka Nolosha Saamaynta Ku Leh

Markaad eegto dadka nolosha saamaynta ku leh ama ha ahaadaan kuwii hore ee dunida soo maray muslim iyo gaal ama ha ahaadaan kuwa maanta nool muslimkooda iyo gaalgoodaba waxaad ogaanaysaa waxyaabo traits ah markaad noloshooda wada eegto oo kuu soo baxaya inay dhamaantood samayn jireen. Hadaba muuqaalkan ka baro 5 caado oo ay wadaagaan dadka cudumada ah:  

Read More »

U Sheeg Naftaada!!

1. In Ujeedo cad laguu abuuray oo laguu keenay Aduunkan 2. In Alle uu had iyo jeer kula jiro 3. In aad tahay qof Muhiim ah 4. In aad leedahay karti 5. In wax kasta ay hagaagayaan 6. In culays kasta uu ka dambeeyo fudayd 7. In aad u qalanto waxyaabo waaweyn 8. In aad gaari karto meel sare 9. …

Read More »

Isbeddel Dhab Ah

Hadii aad doonayso in aad is beddel dhab ah ku samayso noolashaada ugu horray waa in aad wax ka badashaa sidaa u fakiri jirtay, Waayo hadii ay wax iska beddelaan sidaad noolasha u fasarin jirtay ( u tarjuman jirtay) iyo waxaad guusha u garanaysay ( utaqaanay ) iyo waxa aad guuldarada u garanaysay waxaa wax iska badali doona Go’aamadii aad …

Read More »

Ka Faaideysiga Waqtigaaga!

Kol haddaad waqtigaaga wax ku bixinayso, wax berri ka maalin marka aad gadaal u jalleecdo ku farxad gelinaya ku bixi. Haddaad wiil tahay oo aad gabadh u haasaawe tegayso, waa gabadh uun ha ugu haasaawe tegine, gaari, dhabayl ama qariyad aad ku aamini karto inay noqoto carruurtaada hooyadood u haasaawe tag. Haddaad tahay gabadh oo aad wiil waqtigaaga siinayso, waa …

Read More »