Nolol Wanaag

Saaxiibbadu Waa Shan

Waxa la yidhaahdaa saxiibbadu waa shan: Saaxiibka hore, waa saaxiib sida HAWADA oo kale kuu ah. Waa saaxiib haddaadan maalin arag ama is maqal aad maalin labaadda is arkaysaan ama is maqlaysaan. Waxaad isu tihiin labo aan kala maarmin, had iyo jeerna iska war haya. Saaxiibkan isaga waxaa ba laga soo qaaday in uu kuu yahay sida hawada aad ku …

Read More »

Hababka Talo-Bixinta Habboon

Arin ayaan doonayaa inaan kaala tashto ayuu qof ku yidhi , judha intaasi afkiisa kasoo baxdo ogsoonoow kalsooni ayuu qofkaasi ku bidayaa oo arintii maskaxdiisa culasyka ku haysay ayuu rabaa inuu is kaga kaa khafiifiyo , kama aha tamar-darro ama in uu arimhiisa u maaro waayay lakiin wuxuu kugu tuhmayaa aqoon iyo in aad in uun wax ku dhaanto ama …

Read More »

Midkee Fiican In La akhriyo: Buug Jaldi Leh Mise PDF?

Kulanti wanaagsan, markale ku soo dhowaada barnaamijka Waydiin Iyo warcelin ee ka baxa channel ustaad mubarak Hadi. Xalqadaan ayuu ustaadku kaga jawaabayaa suaasha ah, keebaa fiican in la aqriyo, ma buug jaldi leh mise mid electronic ah (PDF, Kindle iwm) Ka faaidaysi wanaagsan:

Read More »

Ka Run Sheeg Dareemahaaga

Ka run sheeg dareemahaaga Waa caadi inaad murugooto, faraxdo, qososho, oydo, wax ogolaato, waxna diido, wax jeclaato waxna nacdo, wax u hilawdo waxna ka hayaanto, waa dareemo Mawluhu inagu abuuray, waxay qurxiyaan oo qiimo u yeelaan qofnimadeena, waa waxa laysku afgarto, laysku raali gasho, laguna kala gar qaato. Ha noqonin qof qosla mark uu cadhaysanyahay,qamuunyaysta xiliga farxaddu jirto, wax uu …

Read More »

Waxyaabaha Laga Faa’idi Karo buugga THE 48 LAWS OF POWER

Ciid wanaagsan, kusoo dhowaada barnaamijkii fikrad iyo buug ee uu soo diyaariyo islamarkaana soo jeediyo ustaad Mubarak Hadi, waana xalqadii 35-aad. Buugga maanta uu naka wadaagayo ayaa lagu magacaabaa The 48 Laws of Power ee uu qoray Robert Green. Qof walba oo aduunka saaran si un buu u doonayaa inuu noqdo qof awood leh qof aragtidiisa la qaato, qof la …

Read More »

Duruusta laga baran karo buugga Thinking, Fast and Slow by Daniel Kahneman

Ramadaan wanaagsan, kusoo dhowaada barnaamijkii Fikrada & Buug ee uu inoo soo gudbiyo ustaad Mubarak Hadi. Waa qeybtii 34-aad Buugga maanta ayaa lagu magacaabaa Thinking, Fast and Slow waxaana qoray saynisyahan iyo qoraa la yiraahdo Daniel Kahneman. Buuggaan iyo fikradaha ku jira ayaa gundhig u noqotay isaga saaxiibkii cilmiga cusub ee la yiraahdo behavioral economics. Qoraaga ayaa buuggaan ku qaatay …

Read More »

Qof Han Yari Ma Hana Qaado

QOF HAN YARI MA HANAQAADO Hanku waa hubka ugu culus ee qofka aadanaha ahi leeyahay. Sidoo kale, hanku waa baalasha aadanuhu ku duulo. Gabyaagii waynaa ee Axmed Showqi baa laga hayaa in uu yidhi: Shimbiruhu waxay ku duulaan baalashooda, aadanuhuna wuxu ku duulaa hankiisa. Qofka hankiisa inta uu le’eeg yahay na waxa lagu gartaa hadba waxa uu raacdaynayo inta uu …

Read More »

Saddex Saddex Ka Door-bid

Saddex Saddex ka Door-bid. Muuqaalka (appearance) tayada (quality) ka door-bid. In aad muuqaalka iyo quruxda wax ku doorato, waxa ka wanaagsan, kana raandhiis badan in aad tayada iyo dunta wax ku doorato. Waayo quruxdu way tagtaa, dun-wanaagga se kal dambaa loo aayaa.Xeerarka (rules) akhlaaqda (Ethics) ka door bid. Qiimaha qofku kuma jiro in uu xeerka iyo sharciga uun xakameeyo, wuxu …

Read More »

Ka Taxadar Arrimahaan si ay noolashaadu qiimo u yeelato

Taxadar la’aantu waa mid ka mid ah dabeecadaha dadka, waxayna dayacaadu timaadaa marki qofku u arko in wax Qiime ama muhiimad gaar ah u lahayn. Laakiin Ogsoonow wax kasta Aduunkan waxay ku kacaan Qiime, ma jiro wax Bilaash ah. Haddii Caafimaadkaaga Qiime sare kuu leeyahay, ka taxadar waxa aad cunto, kuna dadaal daryeelka naftaada Haddii Noloshaadu Qiime sare kuu leedahay, …

Read More »

7 Hab oo aad Luuqada English Ka Ku Baran karto

Luuqada English Ka

Kulanti wacan, kusoo dhowaada barnaamijka Waydiin Iyo Warcelin, suaasha maanta ayaa waxey leedahay Sidee ku Baran karaa luuqada English ka ? Horta luuqad sida loo bartaa aad bey u adag tahay, ma sahlana luuqad cusub inuu qofku barto, walow bani-aadamka ay ku jirto qeyb u fududeynaysa uu baran karayo luuqad kale laakiin wax sahlan ma ahan. Casrigaan aan maanta joogno …

Read More »

Sida Aad Kartidaada U Dhisi Karto

Josh Waitzkin oo qoray buugga la yidhaa The Art of Learning waa qof aad u yaqaan habka xirfadaha cusub laysu baro loogana gaadho heer sare. Isagoo 6 jir ah ayuu bilaabay inuu ciyaaro chess, markuu 16 jir noqdayna wuxuu gaadhay heerka loo yaqaan International Master. Taariikhdiisan cajiibka ah Hollywood baa ka samaysay filin la yidhaa: Searching for Bobby Fischer. Mar danbe, intuu calaamka chess iskaga baxay ayuu bilaabay inuu is baro …

Read More »

Fikradaha Buugga 21 Lessons for the 21st Century

Ku soo dhawaada barnaamijkii fikrad iyo buug ee uu soo diyaariyo ustaad Mubarak Hadi, qeybtaan ayuu noogu soo gudbinayaa buug la yiraahdo 21 Lessons for the 21st Century ee uu qorayYuval Noah Harari oo ah bare wax ka dhiga jaamacadda Hebrew University. Ka faaidaysi wacan:

Read More »

Fikradaha Dhaxal-galka Ah Ee Buugga The Laws of Human Nature

Kusoo dhowaada fikrad iyo buug ee uu inoo soo gudbiyo ustaad Mubarak Hadi, Xalqadaan oo ah middii 32-aad ayuu ustaadku nagula wadaagayaa buug qiimo badan oo lagu magu magacaabo The Laws of Human Nature ee uu qoray qoraa u dhashay dalka mareykanka kaasoo la yiraahdo Robert Greene, qoraaga ayaa wuxuu illaa 6 buug oo ka mid ah kuwa buugaagta loogu …

Read More »