Nolol Wanaag

3 Hab Oo Aad Naftaada U Maalgashan Karto

Maalgashiga aad ku sameyso naftaadu wuxuu noqon karaa maalgelinta ugu macaashka badan oo aad abid samayso. Taasi kaliya kuuma horkici doonto guulo mustaqbal, ee waxay kaloo kuu horseedi kartaa guulo aad ‘hadda’ ku naallooto. Habka kaliya ee la hubo oo aad ku higsan karto nolol tayo leh, waa adiga oo ahmiyad siiyaa maalgelinta naftaada ee xag qof ahaaneed iyo xag …

Read More »

Sida Loo Noqdo Qof Shakhsiyad Xooggan Loogana Takhaluso Shakhsiyadda Daciifka Ah

Shakhsiyadda xoogga badan, waa shakhsiyadda joogtaysa horumarka iyo kor-u-socodka, shakhsiyadda maskaxda adag ee aan joogtayna wax ka beddelka nolosheeda, ka faa’idaysan aqoonin fursadaha, mar kastana ku koobnaato hadba inta ay markaas hawl hayso oo sida ay tahay uun ku ilaaliso. Qofka shakhsiyaddiisu xooggan tahay waa kana la garan kara sharkka iyo khayrka, saxa iyo qaladka, waa kan garan kara duruufaha …

Read More »

EAT THAT FROG: Talooyin Kaa Caawinaya In Aad Shaqada Kuu Taal Waqti Yar Ku Dhammaysato (Qebtii 2-aad)

Qoraagaa iyo dhiirrigeliyaha horumarinta nafta ee Brian Tracy, Buuggiisa ‘Eat that Frog’ (Rahaas cun) oo ka mid ahaa buugaagtii waqtigiisii loogu iibsiga badnaa, waxa uu ku soo bandhigay habab aad u heersarreeya oo lagaga hortegi karo cagajiidka iyo culayska marar qofku dareemo ee shaqada dib dhiga. waxa aynu soo turjunay talooyinka muhiimka ah ee uu Tracy ku qoray, oo uu …

Read More »

EAT THAT FROG: Talooyin & Waayo-Aragnimo Kaa Caawinaya In Aad Hawlahaaga Guul Ku Dhammaysato Qeybtii 1-aad

Cagajiid iyo niyadda oo aaminta in shaqadu ku badan tahay ayaa ka mid ah sababaha dib u dhaca ku keena hawlqabashada qofka. Mark Twain oo ahaa qoraa iyo macallin jaamacadeed caan ahaa oo u dhashay dalka Maraykanka ayaa mar uu dadka ku dhiirrigelinayey sida ugu habboon ee ay uga fogaan karaan ka cagajiidka shaqada waxa uu reebay hal-ku-dheg macnihiisu ahaa, …

Read More »

Cidla ha uga tegin waalidkaa – Qiso Qalbiga taabaneysa

Waalidka, qiso, caasi waalidiin

Ka dib markuu Aabihi dhintay. Halki wiiil ay dhaleen wuxuu go’aansaday inuu Hooyadii uga tago guri qaraabo oo gaboobay. Wuxuu soo booqan jiray hal mar bishii taasoo marki dambe isu bedeshay hal mar sanadkii. Wuxuu guri weyn ka dhistay magaalo kale uu ka shaqeyn jiray wuxuuna yeeshay reer. Maalin baa la soo wacay oo loo sheegay in Hooyadii ka codsatay …

Read More »

Qorshaynta Waqtiga Iyo Muhiimada Ay Leedahay

Qorshaynta waqtiga, waqti,

Asaalumu caleykum waraxmatulaahi wabaraakaatu bacda salaan waxaa mahad iska leh ILAHAY (SWT) abuuray koonkan. Waxay amaan u sugnaatey nabigeena suban (NNKH).  Maanta waxaan donaya bal inaan dib u xisaabino waqtigii inaga tagey iyo siduu inagu dhaafey ama aan u luminay una qorshayno wakhtigeena soo socda. ugu horayn waxaad is waydiiisa: Waa maxay waqtigu? Suashani qeexid badan uma bahna  wakhtigu waa …

Read More »

Dhawr Sababood Oo Aad Uga Libin Gaadhi Karto Wax Kaste Oo Aad Jamato

-Weligaa fadhiga haku sugin; dhanka waxaasi kaa jiro u soco. Noloshu waa dalab iyo qaadasho keliya. -Garo qiimaha waxa aad rabto; kedibna si bilaa maagmaag ah u bixi qiimahaa. Gorgortan ma leh. -Sii ahmiyadda koobaad; ka horaysii waxyaabaha kale oo dhan. -Garasho fog u lahaw oo aad ugu faradhuudhuubnaw. Akhri, dhagayso oo daawo macluumaad ku saabsan marwalba. -Ka sheekee oo …

Read More »

Qiso Cajiib Ah Oo Xikmad Leh

Aqri Qisadan Wuxuu si aad ah u jeclaa Xaaskiisi. Waxay heysteen laba caruur ah. Wax kasta uu awoodo wuu siin jiray balse xaaskiisu marnaba maqsuud kuma ahayn. In kastoo ninku uusan taajir ahayn hadana wuxuu la wadaagi jiray wax kasta uu heli karay Hadduu u soo iibiyo dhar waxay ku oran jirtay waxan waa wax liita oo mar hore laga …

Read More »

Aqri Qisadaan Cajiibka ah

Mufti Ismail Menk ayaa ka sheekeynayay qiso yar oo ka dhacday Mareykanka. Nin Muslim ah ayaa wiish uu saarnaa waxaa la soo gashay haweenay Cadaan ah oo qeybo badan oo jirkeeda ah qaawan (aan asturnayn). Ninki hoos buu eegayay, hal marna dhinaceedi ma fiirin. Aad bay uga xanaaqday arrintan, waa marki ugu horeysay nolosheeda oo aan qof eegeyn. Waxay sameynaysay …

Read More »

XANAAQA: Maxay dadka u qeyliyaan markay careysan yihiin?

Dabeecadaha bini’aadanka waxaa ka mid ah in marka ay careysan yihiin ay kor u qeyliyaan xitaa haddii ay aad isugu dhow yihiin. Maxaa keenaya arrintan? Waxa weeye. Goortii laba qof isu careysan yihiin waxaa kala fogaada Qalbigooda, si uu masaafadaa u daboolo, Qalbigaa fogaadayna u maqlo ayuu qofku si sare u qeylinayaa. Mar kasta uu aad u sii caroodo, waxa …

Read More »