Nolol Wanaag

Diyaar Ma U Tahay Waqtigaan Adag Ee Ku Sugaya

Waxa jira waqti aad ka guuri doontid aduunkan kurbada badan una guuri doontid aduun farxad badan ama aduun shar badan. Waa xili ka mid ah xiliyada lagu qoray ee dhamaanteen wada mari doono, xiligaas waa wakhtiga kugu danbeeysay aad indhahaaga saari doontid aduunkan, xiligaas waa xiliga wajigaagu ka muuqan doono kurbada ku haysata ee sakaraatul mootka. Waa xiliga uu gaalku …

Read More »

8 Arrimood Oo Laga Maarmaan Ah Inaad Sameyso Hadii Aad Rabtid Inaad Guul Gaartid

noloshaada horumar guul

Nin Layiraahdo Dr. Richard Wuxuu Yiri Maalin Ayaan Diyaarad Saarnaa, Agtaydana Waxaa Fadhiday Gabar Yar Oo Dhigata Skuulka Sare Kana Soo Jeeda Qoys Faqiir Ah Waxayna aadna U Jeclayd inay Wax Kabadasho Dhibka Haysta Qoyskeeda. Waxayna iwaydiisay Sidee Loo Garaa Guul? Ana Waxaan Dareemay Xanuun Badan Maxayeelay Ma Awoodin inaan Siiyo Jawaab Sax Ah Oo Tafatiran. Waxaan Go’aansaday in Markaan …

Read More »

Waa Kuma Qofka Geesiga Ah Ee Guulaysta

Bulsho waliba dhaqan gaar u ah oo ay bulshooyinka kale ee ay dunida ku wada uumanyihiin kaga soocantahay ayaa jira oo ay leedahay. Dhaqanku waa fan dhan oo waxkasta ka kooban oo summad u ah dadkiisa, waa meesha laga dheehdo; heerka aragti ahaan, aqoon ahaan, ilbaxnimo ahaan iyo horumar ahaanba ay bulshadaasi taagantahay. Sidoo kalena Dhaqanku waa ka jaangooya qaab …

Read More »

10 Siyaabood Oo Looga Hortagi Karo Sixirka, Isha Iyo Xaasidka

Isha xasadka, jinka, sixirka iyo isha, quraanka

Wuxuu Ku Sheegay Ibnu Qayyim Kitaabkiisa Badaa-ic alfawaaid Toban arrimood Oo Lagaga Hortagi Karo Sixirka Ishsha iyo Xaasidiinta ilaahay idinkiis: 1-Magangalka ilaahay iyo dhufeyska kadhigashada Xuska ilaahay 2-Cabsida ilaahay Oo Macnaheedu Yahay Raacidda Waxa Eebe Faray iyo Ka Dheeraanshaha Waxa Uu Reebay Waayo Qofka ilaahay Ka Cabsada Cabsi Dhab ah Wuxuu ilaahay Kafaala Qaadayaa Xifdintiisa iyo Dhawridiisa 3-Waa inuu Y …

Read More »

Ma Rabtaa Kaalinta 1-aad Inaad Ka Gasho Waxbarashada?

Marka aan la hadlayno dadka wax barto. Qofkee ayaan doonayn inuu noqdo midka ugu sarreeya galaaska uu dhiganayo?. Ama guud ahaanba goobta waxbarasho ee uu dhiganayo. Waa hubaal in qof waliba oo waxbarasho ku guda jira in uu hamminayo oo uu jeclaan lahaa in uu kaalmaha ugu sarreeya ka galo waxbarashadiisa. Haddaba halkaan kala soco talooyin muhiim u ah sida …

Read More »

Khaladaad Ay Tahay Qofka Shaqo-doonka Ah Inuu Ka Ilaaliyo Warqadda CV-ga

Warqadda afka qalaad loogu yeedho CV oo ah warqad uu qofka shaqo-doonnka ahi ku caddeeyo taariikhdiisa dhinaca waxbarashada iyo waayo-aragnimadiisa shaqo si uu ugu lifaaqo arjiga codsiga shaqada ayaa ah dhukumanti muhiim u ah qiimaynta qof kasta oo shaqaale ah, sidaa awgeed ruux kasta oo shaqo-doon ahi waxa ugu weyn ee uu xilliga codsiga shaqada ku fikiraa waa sidii uu …

Read More »

Daryeelka Nafta

Jirkaagu, si kastuu ceeb & cillad u leeyahay hadana waa barakaysan yahay. Waa Raasumaalka ugu muhiimsan aad heysato. Wuxuu hoy u yahay dhamaan unugyada aasaasiga ah ee Nolosha… wuxuu kuu suurageliyaa inaad fakirto, wax dareento… dhaqdhaqaaq sameyso, iwm. Waana goobta keliya ee aad sida rasmiga ah ugu nooshahay.Haddaba, si aad u daryeesho jirkaaga joogtee waxyaabahan: 1. Badi weysada. Tuko Salaada …

Read More »

Qodobo Kaa Caawinaya Horumarinta Naftaada Iyo Kasbashada Kalsoonideeda

Qodobadan soo socdaa waxa ay kaa caawin doonaan inaad noqoto qof ku tiirsan naftiisa oo aaminsan waxa ay gacantiisu u goyso: 1.Ku fikir inaad tahay qof isku filan: markasta waxa ugu mudan oo muhiim ah waxa qofku niyadiisa ku hayo kana dhaadhiciyo. Aamin inaad tahay qof dhamaystiran oo leh awoodo badan. Ku xidhnow naftaada oo la sheekayso. Fahan waxyaabaha aad …

Read More »

VIDEO: Sidee Ku Gaari Kartaa Guusha Dhabta Ah Ee Nolosha

Goormaa la oran karaa qofka bini-aadamka ahi waa uu guulaystay guushii kama dambaysta ahayd? Maxaase lagu qiimeeyaa guusha ama halbeeg ma leedahay? Hadaba halkaan hoose ka daawo muxaadaro aad u qiima badan oo ka hadlaysa Guusha Dhabta Ah, waxaana inoo soo jeedinaya Allaha inoo xifdiyee Shiikh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Ka Bogasho Wacan:

Read More »

Sida Loo Sameeyo Go’aan Wanaagsan Oo Waxtar Leh

Qormadaan waxaan kuugu soo bandhigi doonaa sida loo sameeyo go’aano wanaagsan oo waxtar leh. Go’aanadu waa seed-ka isku badala geedaha kuwaasi oo ka masuul ah waxkasta oo kugu dhaca mustaqbalka noloshaada. Waxkasta oo kugu dhacaya imika iyo dareen kasta oo aad dareemayso waa natiijada ka dhalatay go’aanadii aad hore u samaysay. Ogaanshaha aad ogaanayso sida loo sameeyo go’aano fiican oo …

Read More »

Muhiimadda Wax Aqriska Iyo Hababka La Isku Jeclaysiin Karo

wax akhriska aqriska wax akhrinta

Kaalinta Aqriska ee is-hormarinta Marka aynu eegno xaaladda aynu ku suganahay hadda ee ah dib dhac, colaad, jahli, iyo anagoo kaga jirna caalamka meesha ugu hooseysa dhanka ilbaxnimada iyo hormarkaba, sida ayna tusinayso tirakoob kala duwan ee caalmka laga sameeyey mar karsatana aynu kaga jirno kuwa ugu hooseya wadamada caalamka. Mowduucaan manta oo dawo u ah ama rajagalin usameynaya kuwa …

Read More »

Caadooyin Kaa Dhigaya Qof Shakhsiyad Wanaagsan Leh

Waxaan qormadaan idin kugu soo gudbin donaa qodobo xambaarsan isla marahaantana inaga caawin doona sidii aan ku ilaalin laheyn in aan yeelano shakhsiyad wanagsan: Aqbal masuuliyada ku saaran: qofka aadanaha waxa saaran masuuliyad mid naftiisa ka saaran iyo mid ka saaran bulshada uu la noolayahay ayna tahay in uu dareemo marka uu aqbalo masuuliyada saaran waxey nafsad ahaantiisa u tahay …

Read More »

7 Qodob Oo Aad Noolashaada Ku Hormarin Karto

1 Go’aan qaadasho: Qofku markuu go’aansado isla markaana ka hawlgalo sidii uu noloshiisa wax uga badali lahaa ayuu horumarku yimaadaa, had iyo jeerna dadka horumarka ugu badan hiigsadaa waa dadka isku hawla inay ku go’aan qaataan xaaladaha ay wax ka qaban karaan ee aan ku go’aan qaadan markay xaaladi kaga timaado dibedda. Tusaale ahaan noqo qof markay wax la darsaan …

Read More »

Garashada Naftaadu Waa Guusha Naftaada, W/Q: Nimco Faysal

Guusha iyo guuldaraduba waa laba is daba jooga, guuldaradu maha mid joogta ah oo qofka ibnu-adamka ah la dhalatay. Hadii aynu xooga dib u milicsano waxa ay tahay guul daradu iyo inta ay u jirto guusha. Guuldaradu maha qof waxa uu yahay lakiin waa dhacdo ku dhacda qofka taaso kaga timaada nolosha ama gacansi uu ku dhex jiro. Xaqiiqaduna waxa …

Read More »

Baro Furaha Raaxada Nolosha

Inaad dareenta inaad khalad gashay waa shay fiican. Markaad dareenkan dareensantahay waxaad ku dadaalaysa sidii aad u saxi lahayd khaladkaaga, waxaad ku dadaalaysa inaad wanaajisid cidaad gafka ka gashay iyo inaanad dib u galin. Hadaba talaabada xigtaa waa inay noqotaa inaad naftaada cafisid khaladaadkay gashay, cafiskaasina waa furaha nolasha raaxada leh. Laakin dhibaatada jirta waxay tahay nafaheena cafis ma siino. …

Read More »