Nolol Wanaag

KU CIBRO QAADO: Abaalka Hooyo Yaa Gudi Kara

Qurbo Magazine waxa uu akhristayaashiisa la wadaagayaa qisadan oo ay ku duugan tahay xikmad muujinaysa qiimaha hooyadu leedahay: “Beri hore waxaa jiri jiray geed tufaax ah oo aad u baaxad weyn, midhahana hodan ku ah. Waxaa isna jiri jiray wiil yar oo geedkan ku ciyaara laamihiisana kora, inankan yari marka uu ka daalo ku ciyaarista geedkan ee uu dareemo gaajo, …

Read More »

10 Suaalood oo aad La Kulmi Doontid Markasta oo aad Gelayso Wareysiga Shaqada Iyo Sida aad ugu Guuleysan Lahayd

Qoraha maqaalkaan oo soo sameeyay cilmi baaris ku aadan in ka badan 5000 oo xaruumo oo iskugu jira Hay’ado, Company-yo iyo qolyaha shaqaleysiista dadka ay u arkaan in ay leyihiin aqoon iyo qibrad shaqo oo ku aadan shaqada ay soo xayeysiiyeen waxayna intooda badan ku weydiiyaan xiliga ay wareysiga ka qaadayanaan su’aalo guud nuuc kasta oo shaqo ah oo la …

Read More »

Sideed Ku Garan Kartaa Shaqada Ilaahay Hibada Kuu Siiyey Inaad Ka Shaqayso

shaqada hibada

Ilaahay (swt) dadka adduunka ku nool waxa uu ku mannaystay hibooyin kala duduwan. Dadka kuwa ugu farxadda iyo guusha badanina waa kuwa nasiib u helay in ay qabtaan amma ku shaqeeyaan wax Alle uu hibo u siiyay marka horeba . Waxa aad arkaysaa arday jaamacad galay oo kulliyad doortay inyar ka bacdina ka baxay oo kulliyad kale ku biiray waqtigiina …

Read More »

Muhiimadda In Aroorta Hore Hurdada Laga Tooso

Cumar binu Khadhaab Alaha ka raali noqdee ayaa wuxuu yiri “in la tooso aroortii waxaa ku jirta barako” sidaa darteed markii aad qabaneyso howl fara badan waxaad arkeysaa In uu waqtiga kaa hiiliyo uuba kugu yaraado iyadoo uu waqtiga kuu saamixi waayay howlo badan oo aad rabtay inaad qabadto. Sidaa darteed shaqsiga waxaa haboon in uu soo tooso subaxdii hore …

Read More »

Maaraynta Waqtiga (Time Management)

Maaraynta waqtiga,qorshaynta,wakhtiga

Maaraynta waqtiga: Halkan waxaan ku soo lifaaqayaa waxooga baraarujin ah oo ku saabsan faa’iidada ay Qorshaynta Waqtiga u leedahay horumarka nolosheena. Waxaan qormadan ku doortay aniga laftayda ayaa ku hawalan siddii aan nafta ugu tababari lahaa inay noqoto mid u laylyan inay la jaan qaado waqtiga. Dabcan Waxii naftayda aan la jecelahay waa inaan la jeclaahay walaalaha oo dhan. Maaraynta …

Read More »

17 Ficil Oo Hadaad Caadeysato Qalbigaaga Nuur Ku Furaya

Diintu Waa Nasteexo Mahad oo dhan illaahay ayaa ay u sugnaatay swt.nabad gelyo iyo naxariisina Rasuulkeena korkiisa ha ahaato scw. intaa ka dib walaalayaal diintu waa nasteexo waxaa halkan kusoo gudbin doonaa insha alah kelimaad nasteexo ah . waana in ka badan kun naseexo marba intii waqtigu inoo saamaxo ayaan soo gudbin doonaa. 1-niyadaada Illaahay u khaas yeel kana digtoonow …

Read More »

Todobo Ficil Oo Qofkii Sameeya Ay Malaa’iktu U Duceyso

Toddobada ficil ee qofkii sameeya ay malaaigtu u duceyso  waxey kala yihiin:- 1.  Sugidda Salaada lagu Sugo Salaada kale: Rasuula CSW, wuxuu yiri:- Qofkiin Intu Fadhiyo Halku Salaada ku Dukaday uusana Adduun ka Shekeen (Ama Aysan Weysada ka Jabin) Waxa u Duceyso Malaa’ikta, waxeyna Dhahan:- Alloow u Dembi Dhaaf oo u Naxariiso Adoonkaaga. 2.  Qofka Salaada ku Tukado Safka Hore iyo …

Read More »

Si Aad Imtixaanka Ugu Guuleysatid Xeeladaan Adeegso

Arday badan ayaa ku mashquula in ay akhriska badsadaan waqtiyada imtixaannaadka laga qaadayo, balse cilmi-baadhis cusub oo Jaamacadda University of Texas ee dalka Maraykanku soo saartay dhowaan ayaa soo jeedisay haddii qofku doonayo inuu duruusta ku fiicnaado, imtixaannada ku guulaysto inuu marka hore maskaxda nasiyo, isla markaana waxa uu doonayo inuu xafido amma maskaxda geliyo imtixaanka ka hor indhaha sii …

Read More »

Faraqa u dhexeeya Hibada iyo Dabeecadda

Hibada (gift) qeexid Hibadu waa awood shaqsiyadeed oo dhalasho ah, waxay ka mid tahay abuurka ilaahay. Hibadu maaha barasho iyo dadaal qofeed, balse waa abuur ilaahay, oo qof kale aanu samayn karin. Hibada waxaan ugu jeedaa wuxuu qofku ku fiican yahay. Adduunka ma jirto qof aan shay hibo u lahayni amma , balse waxa fiican in qofka la darso markuu …

Read More »

Tana Ma Ogtahay? (Kobci Maskaxdaada)

1. Yaxaasku waa xayawaanka kaliya ee markaste oo uu ilko dhacsado dib ugu soo baxaan 2. Ahata oo ku taalla galbeedka Africa ilmaha tobnaad ee u dhasha gabadh kaliya..isaga oo nool ayaa la aasaa. 3. Boqoradii Fanden ee xukumi jirtay dalka Belgium waxa ay 3 sanno xabsiga u taxaabtay ninkii timaha u xiiri jiray si aanuu u sheegin in ay …

Read More »

Ka Kaca Hurdada (Qormo Muhiim Ah)

“Ka Kaca Hurdada” – W/Q. Cabdirisaaq Ismaaciil Muxumed Ka kaca hurdada oo u damqada dalkan iyo dadkan idiin baahan, waa idinka salaankii lagu dhisi lahaa wadankan. mustaqbalka ummadeed maanta waxaa lagu lammaaneeyaa tirada iyo tayada dhalinyaradeedda. Ummaddii aan dhalinyaro aqoon leh u kicina meel ugama bannaana ad­duunka mana eedayn doonaan naftooda mooyee cid kale. Waa in aynu abuurnaa caqli cusub …

Read More »

Sidee Ku Noqon Kartaa Qof Guulaysta Allena Kasbada

Guushu waa galladaha eebe bixiyo mid kamida waliba tan ugu mudan, waa muraayad uu qofku ka arki karo maxsuulka wixii uu qabsaday ama munaasibado uu mawluhu ugu talo galay inuu farxad ka maroojiyo. Waa mansab lagu muraaqoon karo miridho yar dabadood milicsiga arimo badanina ku minguuri karaan, waa muunad aaan cidna lagaga masuugi Karin iyo mahadhooyin xusid mudan oo farxad …

Read More »

Xalinta Khilaafaadka Iyo Qaababka Ugu Wanaagsan Ee Dhex-dhexaadinta

Qormadan waxaan ku eegaynaa in ay iftiimiso khilaafka, iyo qaababka loo xalilo, iyada oo la tixraacayo aragtiyada khubarada Cilmiga Management-ka oo uu u horeeyo Peter Drucker, ahna Ruugcadaa la aaminsan yahay in uu yahay Aabaha cilmiga management-ka ee wakhtiyadan danbe. “Conflict” Waa xaalad u dhaxaysa laba qof ama kooxo oo mid walba uu arko Ka kale in uu si khaldan …

Read More »

Ku nafaqee caqligaaga cilmi waxtar ah

Kombuyuutarradu waxay ka kooban yihiin laba qaybood: qayb muuqata iyo qayb aan muuqan. Qaybta hore waxay ka samaysan tahay biro, caagag, fiilooyin, iwm. Qaybta qarsoon waxay ka kooban tahay xog (data) amarro iyo tilmaamo siisa qaybta muuqata. Sida wax kasta ugu baahan yahiin cusboonaysiin ayaa labada qayboodba ugu baahan yihiin cusboonaysiin. Cusboonaysiinta qaybta muuqata waxay noqon kartaa in maskax cusub …

Read More »

Sidee U Kasban Kartaa Jaceylka Marwadaada

((( Ilaahay aayaatkiisa Waxaa kamid ah, inuu idinka naftiina idinka abuuray xaasaskiina si aad ugu xasishaan iyaga, wuxuuna dhexdiina yeelay kalgaceyl iyo naxariis,kuwaasina waa calaamaat u ahaaday qowm(dad) fakaraya.))) Sidoo kale rasuulkeena muxammed (NNKH), wuxuu noo sheegay midka ama ninka uggu akhyaarsan dhexdeena waa kan ugu wanaagsan reerkiisa (xaaskiisa). Galkaceylka dhabta ee nagaada waa midka ku dhisan akhlaaqda wanaagsan waana …

Read More »