Nolol Wanaag

Guushu waxay rabtaa Shaqo adag, dedaal badan, dulqaad iyo qof ku dhiirigeliya!

Maalin ayaa Thomas Edison guriga soo galay, wuxuu warqad u dhiibay Hooyadii. Wuxuu ku yiri, “Macalinkeyga ayaa warqadan ii soo dhiibay, wuxuu ii sheegay inaan u dhiibo Hooyadey oo keliya.” Kolki Hooyadii warqadi kala furtay waxaa indhaheeda ka yimi ilmo badan, waxay warqada kor ugu aqrisay wiilkeedi: Wiilkaagu waa Cabqari, aad u maskax badan. School-kan aad buu ugu yar yahay, …

Read More »

Sida Ugu Habboon Ee Loola Dhaqmo Dadka Qallafsan Ee Aad Shaqada Wadaagtaan

Adiga oo aan u aabayeeleynin waxa ay tahay in aad qabato, waa in aad la dhaqantaa dadka dhibka badan. Isku dhaxyaaca iyo qaadashada mas’uuliyada Markii aad noloshaada dareento argagax iyo wareer ku saabsan waxa aad qabatay, aqoonso in aadan aheyn dhibanaha xaaladda ama qofka argagaxa ku hara. Waxaad dareentaa qeyb ka mid ah oo ku saabsan in ay keeni karaan …

Read More »

Aadaabta Hadalka & Carrabka

Carrabku wuxuu ka mid yahay Hibada Eebe na siiyay, cabir ahaan aad buu u yar yahay balse wuxuu sababi karaa baaba’ iyo waxyeelo aad u weyn oo aysan geysan karin unugyada kale ee jirka. Waxaa ka sokeeya 32 ilig oo ilaaliyaal u ah taasoo nalaka rabo inaan 32 jeer fakirno intaynaan hadlin. Xushmada & shaqsiyada qofka waxay ku xiran tahay …

Read More »

7 Sifo Oo Ay Leeyihiin Dadka Guulaysta

Qoraha maqaalkaan, ayaa maqaalkiisaan waxaa uu astaan uga dhigay xigmada ah “Riyada waxey ka weyn tahay cirka waxeyna ka qota dheer tahay badweynta Hindiya”. Waxaa dhab ah akhristaha daryeelmagazine.com ku xiranoow markii aad maqaalkaan si fiican aad u dhuuxdid in aaad dareymayso waxa ay tahay guusha iyo sida ay dad wan wanaagsan ay ku helaan guusha. Maqaalkaan waxaan idinkugu soo gudbineynaa …

Read More »

Fikrado Ay Lacagtaada Kuugu Dhaqaaloobayso

lacag dhaqaalo

Hadaba waxa idin soo aruurinay 10 siyaabood oo qof walbe lacagtiisa ku ilaashan karo asagoon ka baahneyn. 1. Iska Bixi Deynta Hadaad isku dayeysid inaad lacag keydsatid balse deyn badan aad dad ama bank ka qabtid taasi way kugu adkanaysa. Hadaba waqti isa sii aad ku bixisid deymaha marka hore, markad iska dhameysid bilow inaad lacag keydsatid. Hadaadan aaminsanayn fikradaan …

Read More »

Akhriska iyo Faa’iidadiisa W/Q: Ladna Rashiid

Akhriska iyo Faa'iidadiisa

Waxbarashadda nooc walba ay leedahay, hadday tahay barashadda Afafka , Xisaabta iyo Sayniska waxa ay kaaga xidhan yihiin wax akhriska. Cilmigu wuxu ku kaydsan yahay buugta sida kaliya ee aad kala soo dhex bixi karto Aqoontaa ku duugan buugaagta waa adiga oo akhris badan sameeya Akhris la’aantii wax ma baranaysid , aqoontaad leedahay waxay ku xidhan tahay kolba inta aad …

Read More »

Sideed U Noqon Kartaa Qof Dadka Soo Jiita?

Bini aadamku sidiisaba wuxu jecelyahay inuu cilaaqaad yeesho, saaxiibana sameysto ,dhaqanka fayoobina wuu ka soo horjeedaa gooni daaqnimada iyo keli socoshada,hadaba xidhiidhka dadka ka dhexeeya kuma dhisna mid dhiig oo qudha. Balse waxa jira xidhiidh xaga fikirka ah,xidhiidh saaxibtinimo,xidhidh shaqo,xidhiidh mabda,xidhiidh ganacsi i.w.m. Qaabka dadka loola dhaqmaana waa xirfad aan in badani aqoon u lahayn ama aanay ku wanaagsaneyn. Tusaale …

Read More »

Ma Tahay Shaqo-Doon? KA FAA’IIDEYSO

Si aad u heshid shaqada aad ku hamminaysid waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa talaabooyinka ay tahay in aad u isticmaashid isu diyaarintaada qaabilaadda. Marka ay dhacdo in lagula soo xiriiro si aad u tagtid shirkaddi u baahnayd shaqaalaha, marka koowaad noqo qof isku kalsoon, ku kalsoonaw in aad tahay qofka kaliya eek u habboon booska ay shirkaddu u baahantahay …

Read More »

Talaabooyin Aad Ku Gaari Kart Hadafyada Noloshaada

Sidaan u dhanahay dhamaanteena waxaan ku bixinaa waqtiyada qaar inaan fiirino waxaan dooneyno iyo sidaan ku heli laheyn, kadibna wan dajinaynaa ama aan diyaarinaynaa oo aan rajeyneenaa go’aana aan ku qaadaneynaa sidaan ku heli lahayn waxaan dooneyno. Waxaa jira talaaboyin iyo Asraar badan oo hadii aad raacdo aad guul ku gaari karto, ama hadii aad raacdo talaabooyin ka mid ah …

Read More »

Sideen U Noqon Karaa Qoraa Tayo Leh?

Qoraha maqaalkaan ayaa waxa uu leeyahay isagoo adeegsanaya xikmad uga soo baxday dhanka qoraalka “in aad wax dhageysato waa faa’iido, in aad wax aqrisaana waa hormar balse  in aad wax qortaana waa heybad”, Sidaas darteed waxaan jacelnahay in aan wax idin kaga soo gudbiyo lix qodob oo uu qoraha maqaalkaan u cuskaday in aad ku noqon karto qoraa tayo leh …

Read More »

Horumarinta Nafta iyo Is-bedelka Nolosha!

horumarinta

Nin dhalinyaro ah ayaa aad u niyad-jabsanaa. Sanad kasta wuxuu isku dayi jiray inuu is bedel sameeyo hadana waxba iskama bedelin noloshiisa, dhibaatadi heysay waxay ahayd sideedi, waxaana mar kasta ku kordhayay jahwareer & kadeed. Maalin ayuu wuxuu u tagay nin Khabiir ah, wuxuu uga sheekeeyay xaalkiisi. Khabiirki ayaa ku yiri, “Ma garanaysaa inta sano ay qaadato inuu ku koro …

Read More »

8 Qodob Oo Ay Tahay Inaad Iska ilaaliso Marka Aad Qoraneyso CV

Qoraha maqaalkaan ayaa waxa uu leeyahay waxa aad maalmihii dambe u soo badanayay ardayda ka soo qalinjabisay iskuulada, jaamacadaha iyo koleejyada oo u baahan in ay qortaan CV si ay u codsadaan shaqada ay is leeyihiin ‘waad buuxinkartaan’. Sidaa darteed, waxaan maqaalkaan uu sharraxaad ka bixinayaa 8-da eray oo ay haboon tahay in aad iska ilaaliso markii aad qoraneyso CV. …

Read More »

9 Sifo Oo Lagu Garto Qofka Dabeecada Wanaagsan

calaamadaha qofka dabeecada wanaagsan

Hordhac: Si aad u noqoto qof wanaagsan waxa ay ku xirantahay isbadalo ku yimaada noloshaada, isbadalka waxaa lagu macneeyaa koritaanka iyo hormarka shaqsiga uu noloshiisa ka gaaro si uu u noqdo qof wanaagsan. Waxaa jira in dad badan ay ka soo horjeedaan isbadalada noloshiisa ka dhaca sidaas ay tahayna waxay ka dhigantahay in aysan noloshiisa korin ama hormarin. Hoos waxan …

Read More »

5 Qodob Oo Kaa Dhiigaya Arday Wanaagsan Oo Horumar Gaadha

Ma doonaysaa in aad noqoto arday wanaagsan oo waxbarta anfaca dalkiisa iyo dadkiisa? Ma jiraan waxyaabo aad qorshaysay oo ku wajan waxbarashadaada iyo hormarkaaga shaqsiyadeed Arday kaste oo gaaray hormar waxaa jira siyaabo uu ku gaaray iyo dadaal uu dadka kala dheer yahay, hami iyo dulqaad dheeraad ah. Waa muhiim arday in uu go’aan kagaaro mustaqbalkiisa dambe iyo waxyaabaha aadka …

Read More »

10 Suaalood Oo Ay Tahay Inaad Isweydiiso Maalin kasta Si Aad Noloshaada u horumariso

Waxaa lagama maarmaan ah in qofkasta uu isweydiiyo, ‘anigu kumaan ahay?, maxaan ahaan jiray iyo maxaan ahaan doonaa?” ? waxaa xikmadaan adeegsan jiray Qoraa caan ahaa oo lagu magacaabo Carl Sandburg. 1. Miyaan ka fiicanahay sidii aan shalay ahaa? Waxaad ogsoonaataa in aad hormar gaareysid hadii aad isweydiiso maalinkasta su’aasha ah miyaan ka fiicanahay sidii aan ahaa shalay? Hadii aad …

Read More »