Nolol Wanaag

Qodobo Kuu Sahlaya Inaad Naftaada Dhisto Oo Aad Noqoto Qof Isku Kalsoon

Qof kasta oo Alle (SWT) abuuray, waxaa la siiyay awood uu naftiisa ugu tiirsanaan karo. Taas oo uu ku fushan karo hawliisa oo dhan, kuna dabooli karo baahiyihiisa. Awooddaasi cid gaar loo siiyay ma jirto. Waa la wadaagaa oo masa laga wada yahay. Waxase la isku dhaafaa hadba inta awooddaa la adeegsado. Marar badan baad arkaysaa, awoodda intaa le’eg ee …

Read More »

Cabsida Dadka Hor Hadalka

Tirakoob laga qaaday maraykanka ayaa lagu ogaaday in dadka dalkani ku dhaqani ay si aan caadi ahayn uga cabsadaan inay dad hor istaagaan ka dibna ay khudbad u jeediyaan. Cabsidaas ayaa gaadhay heer ay ka badatay cabsida ay ka qabaan dhimashada. Ka muslim ahaan iyo soomaali ahaanba heerkaa may gaadhin cabsida aynu ka qabnp khudbad soo jeedinta laakin waxa xaqiiq …

Read More »

HADA JOOJI 15-kaan Arrimood Noloshaada Ayay Burburinayaane

Fikirado qaldan, Hab socod aan haboonayn, caadooyin, dhaqanno, dhibaatooyin nafsiyadeed iyo qaar bulsho ba. Waxyaabo badan ayaa dhibaato inoo horseeda inagoon ogsoonayn, sidaa awgeed ayaan akhristayaasheenna sharafta mudan usoo uruurinay arimo ay tahay hadii aad ku guda jirtid ama samaynaysidba inaad faraha kala baxdo isla markaana markiiba joojiso sababtoo ah adiga ayay dhibaato kugu tahay, noloshaadana burburinaysaa. 1. Jooji waqtiga …

Read More »

Haddii aad ogaan lahayd faa’iidada Akhriska!

faa'iidada Akhriska

Mar la waydiiyay sugaanyahankii caanka ahaa ee reer Masar Cabbaas Maxamuud Caqaad (1889-1964) sababta uu u jecelyahay wax akhriska waxa uu ku jawaabay ‘Uma akhriyo si aan wax u qoro. Umana akhriyo si aan cilmi u korodhsodo se waxa aan wax u akhriyaa si aan u helo wax ka badan hal nolol. Adduunyada qof walbaa waxa uu ku leeyahay hal …

Read More »

Maareynta welwelka iyo Welbahaarka

1. ILAAHAY KA MAGAN GAL, welwelka iyo tiiraan yada, Waayo?, waa bur burka nafta banii aadamka, waa cudur halis ah, daal iyo quus ayuu nafta dhaxalsiiyaa, Shalaytada iyo xaaraanta ayuu dabeecad kaaga dhigayaa, waa Shaqada shaydaanka inuu Muslimiinta welwel geliyo, waxaa nabigii SCW ka sugan inuu ilaahay ka magan gali jiray HAMIGA IYO XUZNIGA, oo maxay kala yihiin?. Haduu qofku …

Read More »

Ma Rabtaa Inaad Noqotid Haweeney Guulaysata? 9-kaan Tallaabo Raac

Wali naftaada mala istaagtay oo ma weydiisay inaad tahay haweeney naaajixad ah ? Mase raadinaysaa najaax mase nafta ayaad u deysay inay kuu wado meesha ay doonayso?. sida looga bartay gabdhaha qaar najaaxa waxey uga soo tageen albaabka jaamacada ama madarasada xiligaa oo ay u arkayeen inay ku najaxaan daraasadooda si ay u helaan camal. Waxaa waajib ku ah gabadha …

Read More »

Xeerarka Guusha Dabiiciga Ah! Qalinkii Muna Axmed

Xeerka koobaad: sababta iyo maxsuulka Wax kasta oo adduunka jiraa waxa uu ku yimaaddaa sabab. Sabab kastaana waxa ay keentaa raad halka raad kasta uu keeno sabab ama asbaabo badani. Haddaba sababaha ogsoonow ama ha ogsoonaane ma jiraan adduunka wax bilaa sabab iskaga yimaaddaa. Haddaba waxa aad kartaa in aad hesho wax kasta oo aad adduunka jeceshahay waa haddii aad …

Read More »

Ma Rabtaa Inaad Noqotid Qof Caqli Badan?

Ma dooonaysaa in aad qof maskax badan noqotid? ma doonaysaa se in aad caruurtaada ku caawisid in ay dugsiga kaalin sare ka galaan? ay helaan awood iyo firfircooni aad u saraysa?hadaba haday jawaabtu tahay haa… waa in aad siisaa naftaada iyo caruurtaadaba kaluunka nooca loo yaqaano Salmon!! Kalluunka noocan ah ayaa waxa weeye mid loo amaanay caafimaadka, waa uu colories …

Read More »

10 Tallaabo Oo Ku Sahlaya In Riyadaadu Kuu Rumowdo

Dhamaanteenba waxaynu waqti ku bixinaa ka firkirka waxaynu rabno amaba aynu doonayno iyo sidii aynu u gaadhi lahayn, sidaa awgeed waynu qorshaynaa, waxaanaynu ku dhaqaaqnaa talaabooyinka lagama maarmaanka ah sidii aynu u gaadhi lahayn yoolkaas. Hadaba waxa jira wadooyin kala duwan oo aad ku gaadhi kartid heerka aad rabit, hadii raacdid 10kan tallaabo ee daryeelmagazine.com ay halkaan hoose kuugu soo …

Read More »

10 Arrimood Oo Qosol Badan Oo Dumarka Ku Saabsan

waxaan halkaan idin kugu soo gudbinayaa qormo qosol badan oo ku saabsan mucjisaadka dumarka joogo caalamka aaynu ku nool nahay. Ragga iyo Dumarka Wey kala duwan yihiin hadana waxaa xaqiiqo ah inaanu midba midka kale la’aantiis noolaan Karin inta lagu sugan yahay aduunyadaan safarka laga wada yahay. 1 – Isku celcelis dumarka waxey cunaan oo aay liqaan rooseetada qiyaas ahaan 2 …

Read More »

10 Qodob Oo Aad Uga Adkaan Kartid Naftaada, Ka adkaanshiyaha Naftu Waa Furaha Guusha

waxa laga yaabaa in mashaakilka iyo dhibaatooyinka haysta qofka ay ka bilaabanto naftiisa intaanay cid kale is arag, kadibna ay u gudubto dadka ku hareeraysan, taasina waxay markaste ka timaadaa in uu qofku awood u yeelan waayo sidii uu naftiisa uga adkaan lahaa. Dadka badiyaaba nafahooga ka adag ayaa waxay kaligood awood u leeyihiin inay si dagan ula dhaqmaan dhibaatooyinkooda, …

Read More »

10 Arrimood Oo Hadaad Eegto Kuugu Filan Cibro Qaadasho Iyo Toobad Keen Rasmi Ah

1. Soo eeg siiradii rasuulka (scw), si aad wax uga ogaato sifaadkiisii wanaagsanaa, waxaad ka dheeraan doontaa iimaan la’aanta iyo adduunyo jacaylka, waxaad ka dhaxli doontaa hab dhaqanka nolosha iyo waajibaadka saaran qofka muslinka ah. 2. Soo eeg xaramka, noloshaada hal mar ama sanad kasta hal mar, si aad iskaga soo baabiiso danbi wixii aad gashay, waxa aad ka dheeraan doontaa xumaan dambe, waxaad …

Read More »

8-daan Qodob Samee Hadii Noolashu Kugu Adkaato

Bani aadan baad tahay, markastaana waxaad la kulmi doonta xaalado adag ee ku niyad jabin doona. Dadka qaarna si fudud ayey uga talaabsadaan caqabadaha noolashu dadka qaarna way ku rafaadaan. Hadaba sideed yeeli lahayd hadaad xaaladahaaso kale la kulantid. Sii akhri qodobadan daryeelmagazine.com ay kuu hayso si aad fikrad uga heshid: -Wixii dhacay wu dhacay: wixii dhacay wu dhacay waxbana …

Read More »

Talaabada Koobaad Ee Jidka Guusha

Akhristahan qiimaha iyo qadarinta naga mudanoow  ee ku xiran daryeelmagazine.com ma ogtahay: In jidhka qofku uu sannad kaste dib usoo cusboonaado? Ma ogtahay in tamarta ku jirtaa jidhkaagu ay ku filan tahay in ay iftiimiso magaalo wayn oo idil muddo todobaad ah? Ma ogtahay in dadka  %3 ay qorsheeyaan noloshooda, hadii aad ka mid ahayn boqolkiiba sadex daasna aad ku …

Read More »

7-daan Shay Waa Inaad MAYA Ku Tidhaahdaa Si Noloshaadu Isku Badasho

Nala baro 7 shay oo lagama maarmaan ay tahay inaad ku tidhaahdid MAYA si ay noloshaadu macne u yeelato isuna badasho. MAYA ku dheh caajiska: Caalamka dayn kuma lihid, balse adigaa uu caalamku wax kugu leeyahay waana inaad falawgeeda gashid sidii aad u qurxin lahayd,. Jooji riyada, imaka shaqo bilaw, caajiskana ku doors go’aan iyo firfircooni. MAYA ku dheh caqabaadka nolosha …

Read More »