Nolol Wanaag

Asbaabaha Dadka Caqliga Badani Ay U Jecel Yihiin Gooni U Joogga

dadks caqliga badani

Kelinimada (loneliness) waxaa lagu macneeyaa qofka oo bulshada ka fuquuqma. Dadku waxay ku nolaan nolol ay keligood yihiin iyaga oo aan dareemin cidlo ama iyagoo ku nool nolol ay bulsho badani ku hareeraysan tahay ayay haddane dareemi karaan kelinimo. Daraasad lagu daabacay Joornaalka cilmu-nafsiga ee Biritan ayaa lagu sheegay in dadka fariidada ah aysan farxad badan ka helin marka ay …

Read More »

Dabeecadaha La Yaabka Leh Ee Fardaha

faraska, fardaha

Guud ahaanba ma yeedhaanku waxa uu leeyahay dhaqanno bulsho iyo dabeecado gaar ah oo uu kaga soocan yahay xayawaanka kale. Dabeecadahaas qaarkood waa kuwo aadamaha qudhoodu leeyahay haba ka yara duwanaadaan ee, ama waa kuwo ay tahay in aadamuhu uu wax ka barto oo uu kaga daydo wanaaggooda awgeed. Qormadan waxa aynu ku eegaynaa qaar ka mid ah dabeecadaha Faraska: …

Read More »

Wax Ka Baro Caadooyinka Qoraayo Magaca Ku Helay Qoraalka, Qeybtii 2-Aad

Henry Miller (1891 – 1980): waa qoraa iyo farshaxan qoray in ka badan 80 buug oo u badan sheeko-faneed iyo waayo u joog. Miller waxa uu caan ku ahaa habqoraal uu isagu curiyey, laakiin dabadii qoraayo badani isticmaaleen. Waxa uu ka baydhay hannaankii qoraal ee soo jireenka ahaa, waxa aanu curiyey hab isku badhaxa sheekada, taariikh-nololeedka, naqdiga bulsho, hab-fikirka falsafadeed …

Read More »

Aabe Waaya Arag Ah Oo Talooyin Dhaxalgal Ah Siinaya Wiilkiisa

talo waalid, dardaaran waalid

Qormadan oo aynu Afsoomaali usoo rognay waxa ay ka warramaysaa aabo waayo arag ah oo dardaaran dhaxalgal ah u guntaya wiilkiisa oo noqday gaashaan qaad markaas dunidu u furantay oo diyaar u ah in uu bulshada dhex galo masuuliyadda noloshiisana dusha u rito – “Wiilkaygiiyoow, marka keliya ee ay tahay in aad feedh iyo gacan adeegsataa, ha noqdo mar aad …

Read More »

Talooyin Ku Anfacaya Marka Aad Gaadhigaaga Shidaal Ku Shubayso

shidaalka gaadhiga,

1. Gaadhigaaga shidaalka ku shub subaxda hore: Waaberiga heerkulka shidaalku aad baa uu u hooseeyaa. Laga soo bilaabo galabnimadii shalay iyo habeennimadii oo heerkulku si guudba hoos u dhaco ayaa sababa in uu qaboobo shidaalku. Mar kasta oo uu heerkulka shidaalku hoos u dhacana waxaa kordha cufnaantiisa. Sideedaba dareeruhu qabowga waa uu ururaa oo isku cufmaa, halka uu kulaylahana kala …

Read More »

Caadooyin Xirfad Darro Oo Ay Dadku Kugu Nici Karaan, Keeni Karana In Shaqada Lagaa Eryo

xirfad darro, caado, shaqo, shaqada, xafiis

Maadaama oo xidhiidhka bulshadu uu muhiim u yahay gudashada dhammaan waajibaadka shaqo ee qofka saaran, waxaa qasab noqonaysa in aynu wax iska weydiinno caadooyinka iyo habdhaqannada laga yaabo in dadka aynu la macaamilaynaa dhibsadaan ama sababa in ay qalad ka fahmaan shakhsiyaddeenna. Qormadan waxa aynu ku eegaynaa qaar ka mid ah caadooyin ay qortay shabakadda caanka ah ee Business Insider …

Read More »

Wax Ka Baro Caadooyinka Qoraayo Magaca Ku Helay Dhigaalka, Qeybtii 1-Aad

Haddii aad raadinaysay talo kugu hagta in aad noqoto qoraa waxsoosaar badan leh, wax badan ayaad ka baran kartaa cadooyinka maalinlaha ah ee dadkii magaca ku helay dunida qoraalka. 1. Stephen King (1947 –– Nool) Waa qoraa Maraykan ah oo soosaaray in ka badan 50 buug. Buugtiisa waxaa laga iibsaday in ka badan 350 milyan oo nuqul, badankoodana waxaa laga …

Read More »

Caadooyin Lagu Noqdo Qof Haybad Leh Oo Si Weyn Loo Ixtiraamo

haybad, xushmad,

Haybaddu ma’aha wax qofku uu gacantiisa ku haysto ama ku soo dhasho balse waa wax uu kasbado oo weliba dadaal iyo karti badan kadib uun ay tahay marka uu dadka ku abuuri karo shucuurta ah in uu muhiim yahay ama in uu haybad iyo xushmayn ka mudan yahay. Waxaa jira qof marka uu gole soo fadhiisto ama madal uu soo …

Read More »

Cillado Haddii Aan Gaadhiga Laga Hagaajin Khatar Wayn Ku Keeni Kara

Baabuurtu waxa ay ka mid yihiin gaadiidka aadamuhu u samaystay in uu u sahlo isu socodka, kana furto dhibta badan ee waayadii hore ka jiri jirtay adeegsiga gaadiidkii dabiiciga ahaa ee fardaha iyo awrtu ka mid ahayd. Inta badan gaadiidkaas hore ee dabiiciga ahaa waxa ay heli jireen daryeel badan, dadka adeegsadaana waxa ay ku qanacsanaayeen in uu yahay nafley …

Read More »

Haddii Aad Imika Jaamacadda Bilaabayso Ama Qof Aad Talo Gaadhsiin Kartaa Uu Bilaabayo…

jaamacadda, ardayda, waxbarashada, arday,

Waxaa inoo bilowday sannad dugsiyeedkii cusbaa ee 2022/2023, waxaa marxaladdii waxbarasho ee dugsiyada soo dhammaystay arday badan oo hadda isu diyaarinaya jaamacadda. Waxaa waajib ah in arday kastaa uu ogaado in heerka jaamacaddu uu aad uga duwan yahay waxbarashadii dugsiga; waxaa ku qasbayey oo arrimahaaga oo dhan maamulayey waalidka ama ciddii kale ee masuulka kaa ahayd, macallimiinta qudhooduna si adag …

Read More »

Ahmiyadda Ay Leedahay Xusuus Qorka Oo La Caadaysto

xusuus qor, xasuus,

Xusuus qorka maalinlaha ahi waxa uu waayaha qaar ahaan jiray caado lagu faano, laakiin aad ayaa ay hoos ugu noqotay intii uu soo baxay internet ku, gaar ahaan warbaahinta bulshada (Social Media). Dad aad u badan ayaa dhacdooyinka ay maalinlaha ula kulmaan iyo aragtidooda waayaha maalin kasta ay waajahaan waxa ay dhaqso ugu baahiyaan baraha xidhiidhka bulshada. Si kastaba ha …

Read More »

4 Qodob Oo Qofka Ka Caawinaya Inuu Yeesho Dhaqan Akhris

caado wax akhris

Xikmaddu ma’aha tirada buugta uu qofku akhriyo, balse waa tayada buugtaas iyo miisaanka xogta iyo aqoonta ay xambaarsan yihiin, sidaas awgeed xoogga ha saarin in aad badiso tirada buugta ee waxa aad dadaalka gelisaa doorashada buugga aad akhriyeyso iyo ka faa’idaysigiisa. Dhinaca kalana ha rumaysan in buug akhrisku ay kaaga baahan tahay firaaqo fiican iyo waqti u go’an. Haddii aad …

Read More »

Agreeable Personality: Signs, Advantages And Disadvantages

agreeableness personality,

Agreeableness is one of the five personality traits that are often used to describe human personality, as outlined in the Five Factor Model (also known as the Big Five personality traits). These traits are used to capture broad aspects of personality that are relatively stable over time and across different situations. Agreeableness specifically refers to a person’s tendency to be …

Read More »