Nolol Wanaag

7 Qodob Oo Kuu Sahlaya Barashada Luuqada English Ka

Hormarka iyo hiigsiga dheer ee bini’aadamku ku hawlanyahay waxay Dariiqa u xaartay in  dalabka iyo raadinta barashada luuqadaha kala duwan uu cirka isku shareero . Dad badani waxay ogaadeen in ay muhiim tahay ka bixitaanka  xayndaabka ku hadalida hal luuqad si ay ula jaanqaadaan dunidaan horumartay. Luuqada Ingiriisku labadii qarni ee lasoo dhaafay waxay ahayd hogaanka dhamaan luuqadaha bulshooyinka dunidu …

Read More »

Maaraynta Xanaaqa: 10 Hab Oo Aad Ku Laylin Karto Caradaada

maaraynta xanaaqa,

Xanaaq awgiis afka xumbo ma ka keentaa markii jidka qof gaari kugu hor gooyo? Cadaadiska dhiiggaagu cirka ma isku shareeraa marka ilmahaagu afka kugu taago? Caradu waa wax iska caadi ah, xitaa waa dareen caafimaad ah. Laakiin waa muhiim inaad ula tacaasho hab togan. Xanaaqa aan la xakmayn waa mid halis ku ah caafimaadkaaga iyo xiriiradaada ba. Diyaar ma u …

Read More »

Dabeecado Ay Dadku Ceeb U Maleeyaan, Balse Calaamad U Ah Dadka Maskaxda Badan

Maskax badnaantu waa sumad ka mid ah sumadaha dabiiciga ah ee aadamaha oo ah waxa ay noolaha kale kaga suntan yihiin, haddii ay inta dabiiciga ah ee aadamaha hoos uga dhacdana waa caafimaad darro khatar ah. Laakiin addanaha aadamaha dhexdiisu waa uu ku kala duwan yahay heerka fariidnimo ama maskax badnaanta qof kasta uu Alle u abuuray. Sideedaba cilmibaadhistan iyo …

Read More »

Dadka Boqolkiiba 8 Keliya Ayaa Ku Guulaysta in Ay Yoolkooda Gaadhaan

yoolka, hadafka,

Sannad kasta curashadiisa, dadka badankoodu waxa ay dejistaan qorshayaal ay doonayaan in ay ku gaadhaan himilooyin iyo yoolal noloshooda ay u dejisteen. Laakiin sahamin ay samaysay jaamacadda Maraykanka ee Scranton ayaa lagu ogaaday in dadkaasi ay %92 ku guuldarraystaan rumaynta yoolashaas. Kelidoodna ma’aha ee waa sida ay u badan yihiin hawlaha iyo qorshayaasha ay dadku dejistaan. Su’aashu waxa ay tahay …

Read More »

Qaababka Loo Maareeyo Walwalka Ardaynimada

Walwalka ardaynimada, ardayga,

Walwalka ardaynimada: Majiro qof ka tallaalan mawjadaha walwalka ee soo wajaha dadka xilliyada kala duwan, waa shay loo siman yahay oo qof walba ku dhici kara, waa xaalad caafimaad oo wajiyo badan soo marta, mar waxay u baah naataa talo iyo tusaale qofka la siiyo, mar waxay u baah naataa ag jooga ehelka iyo ku dhex jiridooda, halka ay mar …

Read More »

Maxaa u Dhexeeya Doonis iyo Awood?

Doonista iyo awooddu, waa labo tiir oo aanay la’aantood waxqabadka iyo horumarka aadanuhu taabba-gelin. Hase ahaatee, farqi wayn baa u dhexeeya macno ahaan iyo ahmiyad ahaanba. Doonistu ama iraadadu, waa go’aan iyo ka go’naansho. Waa hal-adayg iyo dhabar-adayg. Waa awood ruuxeed oo gudaha iyo gunta qofka kasoo go’oda oo ku kallifta in uu dhaqaaqo oo wax qabto. Awooddu se, waa …

Read More »

Erayo Qalbiga Taabanaya Oo Aabe Wanaagsan Uu Wiilkiisa Kula Dardaarmay

Aabe wanaagsan, waalidka, dardaaran waalid, dardaaran aabo,

Aabe wanaagsan oo dardaaran siinaya wiilkiisa: Inagga oo mar kasta diyaar u ah in uu gudanno waajibaadka naga saaran saaran akhristayaasheenna ee ah in uu wixii faa’ido u leh nolosha iyo maskaxda aynula wadaagno waxa aynu dardaarankan qiirada badan ka soo turjunay shabakad Carabi ah, si faa’idadiisa ay bulshadu u wada wadaagto. Aabahan Carbeed markii uu arkay in da’i hayso …

Read More »

7 Sirood Oo Qofka U Horseeda Horumar Iyo Guul

sirta guusha, guul,

Qof kasta waxaa ku beeran hammi ah in uu guul gaadho, ruuxa bulshadu ku qiimayso sarraynta iyo karaamaduna waa kan laga arko guul uu ka gaadhay hawl uu u gacan qaaday ama si guud nolosha. Cilmibaadhis lagu sameeyey furayaasha guusha loo kaashan karo ayaan  akhristayaasha u soo turjunay qodobbada ugu muhiimsan guushaas: 1. Himilo cad: Sirta koowaad ee guusha noloshu …

Read More »

Sawirka Aad Muuqaalkan Moodo Ayaa Sheegaya Qofka Aad Tahay!!

Qof kasta oo laxaadka aragga qabaa waxa uu arkaa muuqaallo humaag ku jiro oo marka u horreysa ee uu eego maskaxdu sawirro kala duwan ka qaadato. Waaba sida kurtinkii, bahalka ula ekaaday Cigaal Shidaad, ama xiddigaha qolfoofka neefka Geela ah inoola ekaaday ee aynu u bixinnay awrka cirka. Laakiin hadda arrinta cusubi waxa ay tahay xeeldheereyaasha oo sheegay in hadba …

Read More »

Introvertion: Signs, Benefits And Misconceptions

introversion, signs introvert,

Introversion is a personality trait characterized by a preference for solitude and a tendency to draw energy from within oneself rather than from external social interactions. It is important to note that introversion is a normal and natural variation in personality, and it should not be confused with shyness, social anxiety, or other psychological conditions. Signs of Introversion: Preference for …

Read More »

Haddii Aad Isku Aragto Daal & Burbur Joogto Ah, Arrimahan Ayaa Sabab U ah!

daal iyo burbur, daalka badan,

Hurdo yaraantu ma’aha sababta keliya ee jidhka tamarta ka qaadda, daal iyo burbur joogto ahna maalintii ku reebta, balse waxaa jira ficillo si fudud isaga yimaadda iyo kuwo muhiim ah oo aynu dayacno oo sabab u noqda daal jidh ahaan iyo maskax ahaanba dhibaato innagu keeno,  qormadan  waxa aynu ku eegaynaa qaar ka mid ah dabeecadaas. Jimicsi la’aanta Iska jir: …

Read More »

4 Arrimood Oo Guusha Kugu Hagaya!

guul, guusha

Guushu kuma timaaddo mucjiso iyo sixir midna, balse waa midhaha dabiiciga ah ee ka dhasha dhaqangelinta iyo dadaalka joogtada ah ee arrimo aasaasiya. Jim Rohn ayaa qormo ay baahisay shabakadda majaladda ‘Success’ waxa uu ku yidhi, ‘Hore ayaa aan u idhi guushu waa daraasaynta waxa muuqda – laakiin mararka qaarkood waxa aynu u baahannay cid ina xasuusisa, isla markaana ina …

Read More »

10 Xeeladood Oo Aad Dareenka Qofka Ku Kasban Kartid Kulanka Koobaad

dareenka qofka, kulanka koobaad, dadka

In la fahmo tilmaamaha jidheed, caqli, dareen-celineed iyo bulsho ee qofku waa arrin u baahan daraasayn iyo in la joogteeyo la dhaqankiisa, waana waxa ay khubarada cilminafsigu ugu yeedhaan shakhsiyadda ama qofnimada qofka. Waana waxa marka xidhiidhka bulshada ay timaaddo lagu kala sooci karo laba shakhsi, laguna kala fadili karo. Aragtida koowaad waxa ay ka mid tahay furayaasha fahamka shakhsiyadda …

Read More »

10 Arrimood Oo Haddii Laga Fogaado Fure U Noqon Kara Farxadda iyo Guusha Shaqada

farxadda, guusha shaqada,

Maamule iyo shaqaale midkii aad tahayba, haddii aad jeceshay in aad guul iyo farxad ka gaadho shaqadaada waxa aan kugula talinayaa in aad dhugmo u yeelato talooyinkan hoose oo uu soo jeediyey qoraaga Todd Nordstrom. Waxaa laga yaabaa in talooyinka qaarkood aad ka gaws adaygto maadaama oo ay kaa joojinayaan ficillo iyo dabeecado laga yaabo in aad caadaysatay, laakiin waxaa …

Read More »