Nolol Wanaag

Tips To Manage Study Stress

study stress

Dealing with study stress is crucial for maintaining overall well-being and academic success. Here are some effective ways to manage study-related stress: Create a Study Schedule: Organize your study sessions by creating a realistic and manageable study schedule. Break your study time into smaller, focused intervals with short breaks in between. This approach can help you stay on track and …

Read More »

3 Sababood Oo Gabdhuhu Uga Hadal Badanyihiin Ragga

Taariikhda ummadaha kala duwan ee dunida jooga ama soo maray waxaa ku dhereran sheeko xariireed, hal-ku-dhegyo iyo hadallo-dhaqameed si toos ah ama dadban u duraya dabeecaddaha dumarka iyo hab-dhaqankooda bulsho. Waxyaabaha si loogu duro waxaa ka mid ah hadal badnaan, iyo in dumarku aanay hadalka jarin. Taas oo inta badan dadka baadhista ku sameeyey ay ka eegeen uun in ay …

Read More »

Hababka Aad Uga Adkaan Karto Ceebahaaga!

Ma jiro qof aan lahayn ceeb uu jecel yahay in aanay dadka kale ku arkin. Qormadan waxa uu maanta akhristayaasha kula wadaagayaa talooyin qofka sida ay yihiin u qaata ka caawinaya in uu ceebahaas ka gudbo iyaga oo aan waxba u dhimin sharaftiisa iyo dareenkiisa nafsiga ah midna. – Deymo togan naftaada ku eeg, ha ku mashquulin waxa aad adigu …

Read More »

Calaamadaha Lagu Ogaado Qofka Ku Neceb Iyo Sida Cashar Adag Loogu Dhigo

calaamadaha qofka ku neceb, dadka ku neceb

Qof kasta oo caadi ahi waxa uu leeyahay dad neceb dadka wax neceb waxaa loo qeybiyaa labo qeybood,  kuwo khatartoodu aad u yartahay oo cabbira naceybkooda si toos ah iyo kuwo khatartoodu aad u badan oo u cabbira naceybkooda si hoose oo xeeladaysan. Sababta ay kuwa qarsada naceybkoodu uga khatarsan yahiin kuwa kalena waxay tahay in mararka qaar ay iskaga …

Read More »

3 Dabeecadood Oo Astaan U Ah Hoggaamiyaha Fiican Ee Guulaysta

Waxaa jira laba nooc oo muhiim ah, oo ka mid ah noocyada hoggaaminta; Hoggaamin-bu’deedu hoggaamiyaha tahay ayaa jirta. Waa in hoggaamiyuhu uu udub dhexaad u noqdo guusha maamul ee ururka ama nidaamku gaadhayo. Is-aqoonsiga iyo is muujinta hoggaamiyaha ayaa noocan lagu yaqaannaa, waxa aana jira nidaam maamul oo kor kaga soo degaya la hoggaamiyaha, waxa keliya ee u furanina waa …

Read More »

7 Ways Successful People Spend Their Free Time

When you think about professional success, you think about the strategies and behaviors that people exemplify when at work. You think about what people do during the 9-5 working hours, and whether they extend those hours by coming in early or staying late to tackle projects. What they do when they get home, or on weekends, when they’re away from the …

Read More »

3 Things You Must Stop Waiting For!

1. Stop waiting for YOUR life to change You’re responsible for YOUR life.No matter how long you wait, nobody is going to walk-up to you and hand you a great life. Nobody is going to face your fears and conquer your doubts so that you can start experiencing the power of the potential you were born with. You’ve got to …

Read More »

10 Things You Don’t Need in Your Life!

The truth is we are all doing things in our lives that we need to let go of if we truly want to be happy and progress in life. It is always important to focus on the person you truly want to be. Sammie U. Aysan, Executive Assistant, Duke Energy Corporation and a LinkedIn Influencer, believes that dropping these 10 …

Read More »

Hab-Fekerka Ballaaran Waa Jidkaaga Guusha!.

Hab-fekerka Dadku waxay u qaybsamaan labo jaad, mid kastii wuxuu leeyahay hab-fikirkiisa gaarka ah. Sidaas darteed ayaan arkaynaa in qaybta hore ay u fekerayaan hab ab-looga-har ah [taqliidi], halka qaybta kale ay u fekerayaan hab-fekerka ballaaran. Fekerka kaliya meelna kuma gaarsiinkaro, dadka badankiis waxay u malaynayaan kaliya in ay fekeraan in ay ku noqonayaan qofka ugu hodansan adduunka ama in …

Read More »

How to Address Strangers in Somali!!

If you have ever traveled overseas and happened to bump into a Somali fellow in an international airport, you must have noticed his redundant friendliness. Somalis are very friendly to one another, especially when they meet abroad and people around outnumber them. Like any other language, Somali language has specific expressions and words when it comes to addressing strangers. It …

Read More »

4 Calaamadood Oo Ku Ogaan Karto Inaad Maskax Ahaan Korayso Iyo Inkale

Sidee qofku ku ogaan karaa inuu garaad ahaan koray?Waxaa jira siyaabo badan oo aan ku ogaan karayno inaan jir ahaan korayno, ruux ahaan aan korayno laakiin garaad ahaan inaad korayso maxaad ku ogaan karaysaa Kolka aad is tidhaahdo ka bax goobadii (circle) aad horay ugu jirtay, oo aad xagga isbaddelka hal tallaabo horay u qaaddo, waxa judhiiba kugu soo kulmaya …

Read More »

Todobada Arrimood Oo Ay Tahay Inaadan Ka Xishoonin

Mujtamaca aan maanta ku dhex nool nahay waxaa ka dhex jira xeerar, caadooyin iyo dhaqamo kala duwan kuwaas oo isku deyaya inay xadidaan hab-dhaqankeenna ama habka aan u fikirayno. Haduu qofku isku dayo inuu xeerarkaas jebiyo waxaa dhacda inuu la kulmo ciqaab, waxaana ciqaabahaasi ka mid ah in la ceebeeyo ama falkiis uu sameeyay in ceeb lagu sheego taas oo …

Read More »

Calaamadaha Lagu Fahmo Dadka Kartida Badan

dadka kartida badan, karti,

Dadka kartida leh ayaa lagu gartaa calaamado gaar ah oo ay kaga duwan yihiin dadka aan kartida lahayn. 12 kaan calaamood haddii aad leedahay hambalyo waxaad ka midtahay dadka kartida badan. Waqtigooda kuma lumiyaan calaacal: Dadka kartida leh ma ahan kuwo meelaha calaacal la taagan oo ka eed sheegta dadka kale iyo waxyaabaha ilaahay u qoray balse waa kuwo naftooda …

Read More »

DHIBAATADA KU HESHA U BEDDEL FURSAD AAD WAX KA BARATO

Marar kala duwan ayaa ay aadamaha soo mareen xanuunno iyo masiibooyin dabiici ah oo ay ku le’deen, dhulkana geysay noloshooda oo dhinac kasta ah. Marka taariikhda dib loo eego xanuunno badan oo aadamaha aqoontooda iyo waayo aragnimadooda ku cusub ayaa dillaacay oo intii dawo iyo tallaal loo helayey gumaaday qaybo badan oo dadka ka mid ah. Laakiin masiibo kasta iyo …

Read More »

Waxa Aad Sawirkan Ku Aragto Ayaa Sheegi Kara Nooca Hooggaamiye Ee Aad Noqon Lahayd?

Sawirradu waxa ay ka mid yihiin waxyaabaha ugu badan ee siri kara indhaha, waxaa marar badan dhacda in shay aad garanaysaa uu sameeyo sawirka ama humaagga wax kale oo aad uga duwan.Haddaba waxaa jira dad iyagu ka shaqeeya humaaggaas ay maskaxdu sawiranayso iyo xaaladda nafsadeed ama dabeecadda qofka. Tusaale ahaan humaagga koowaad ee indhahaagu ka qaataan waxa ay arkayaan, ayaa …

Read More »