Health

Faaidooyinka Caanaha Geela Iyo Cudurrada Ay Jirka Ka Difaacaan

faaidooyinka caanaha geela, caano geel,

Waxaan qoraalkan uga hadlaynaa faaidooyinka caanaha geela iyo cudurrada looga hortago, haddii aadan caanaha geela cabin ogoow in ay kaa maqan tahay faa’idooyin aan la soo koobi karin, waxayna kugu tahay ceeb sababtoo ah geela ugu badan dunida ee la dhaqdo waxaa laga helaa dhulkaaga. Waxaa la isku raacsan yahay in caanaha geela ay yihiin kuwa ugu waxtarka iyo caafimaadka …

Read More »

Shaaha Qorfaha Leh: Waxtarkiisa Iyo Cilladaha Uu Uroon Yahay

faaidada shaaha qorfaha leh, qorfe,

Shaaha qorfaha leh: Qorfaha oo ka mid ah dhirta udugga cunnada loo isticmaalo ayaa marka taariikhdiisa dib loo raaco ka mid ah cunnooyinka dawada ahaa muddo qarniyo ah. Qorfaha waxaa ka buuxa walxo faaido u leh caafimaadka. Hadaba qoraalkaan waxaan soo uruurinay faaidooyinka waa weyn ee laga helo shaaha qorfaha leh, waxaana ka mid ah: Cune xanuunka: Qorfuhu waxa uu …

Read More »

Faa’idooyinka Xabad Sowdada & Xanuunada Ay Dawada Ka Tahay

Xabad sowdada, saliida xabad sowdada, xabad sowdo

Faa’iidooyinka xabad sowdada: “Xabaasuuddu geeri mooyee, cudur kasta oo kale waa ka dawo” waxaa hadal macnahaas ku dhow yihin, Nebigeennii Muxammed (SCW). Aadamuhu bilowgii noloshiisaba waxa uu xabad sowdada u aqoonsanaa dawo uu kula tacaalo xanuunno aad u tiro badan. Tan iyo markii ay bilowdeen cilmibaadhisaha kala duwan iyo tijaabooyinka dadku ku baadhayo waxyaabaha waxtarka u leh nolosha iyo caafimaadkana, …

Read More »

7 Arrimood Oo Haddii Aad Caadaysato Subax Kasta Cayilka Kaa Dhimaya

Korodhka miisaanku waxa uu ka mid yahay dhibaatooyinka ugu badan ee dunida maantu ka cabato, maadaama oo uu culays ku hayo caafimaadka bulshada iyo dhaqaalaha qaranka labadaba. Waxaa iyaduna garab socota in dadku ay ku baraarugeen dhibaatadan, sidaa awgeed uu miisaanka dheeraadka ahi ka mid yahay waxyaabaha loogu hadal haynta badan yahay isla markaana ay bulshooyinka dunida oo reer magaalka …

Read More »

Cabitaanka Kookada Iyo Cudurka Kansarka

Hay’adda caafimaadka adduunka (WHO) ayaa ku dhowaaqday in kookadu ay tahay cabitaan keeni kara cudurka kansarka. Warkan cusub ayaa walaac ku abuuray dadka isticmaala cabitaankan iyo xeeldheerayaasha caafimaadka. Daraasadda WHO waxay ku salaysan tahay maadada “aspartame” oo ah macaan samays ah oo lagu daro kookada. Aspartame waa maaddo ay dood badani ka taagan tahay waxaana la xiriiriyaa cillado caafimaad oo …

Read More »

Xanuunka Dhiig Yarida: Calaamadaha Lagu Fahmo Iyo Sida Loola Tacaalo

xanuunka dhiig yarida, dhiig la'aanta,

Dhiigyari ama aniimiya waa xaalad dhacda marka ay yaraato tirada unugyada guduudan/cascas ee kujira dhiiga, unugyadaan waa kuwa ku shaqo leh iney jirka oo dhan gaarsiiyaan ogsijiin, ogsijiinta ayaa ah sheyga ugu muhiimsan ee uu jirku ubaahan yahay si jirka uu u sameysto tamar uu ku qabto shaqada caadiga ah ee jirka, Astaamaha lasoo dersa qofka qabo dhiig yari ayaa …

Read More »

Macdanta Magnesium: Waxtarkeeda, khatarta Hadii Ay Jirka Ku Yaraato Iyo Cunnooyinka…

macdanta magnesium,

Macdanta magnesium waxay aad muhiim ugu tahay habsami u shaqaynta jirka, waxay ka qeyb qaadataa samayska barootiinta, tarmidda unugyada, soo saarista tamarta, samaysanka iyo kobaca lafaha, kobcinta dheefsiga cunnada iyo nidaaminta heerka sonkorta dhiigga. Waxay kaloo gacan ka gaysataa xakamaynta cadaadiska dhiigga. Magnesium waxay la shaqaysaa macdanaha kale ee jirka sida potassium, zinc iyo calcium si loo xoojiyo caafimaadka lafaha, …

Read More »

Ogaal U Yeelo Cudurrada Waa Weyn Ee Laga Qaado Sigaarka

cudur sigaarka,

Caafimaadka shaqsiga ayaa ah mid muhiimad balaaran ku fadhiya waxaana wadamo badan ay ku bixiyaan miisaaniyad aad u fara badan si loo helo bulsho caafimaad qabta. Cabida sigaarka ayaa saamayn balaaran ku leh caafimaad qabka qofka, waxaana lala xariirayaa inuu sababo xanuuno tiro badan oo qaarkood ay adagtahay in la daweeyo. Sigaarku waxuu kaloo waxyeelo balaaran u geystaa dadka lagu …

Read More »

Fuuq Baxa: Astaamihiisa, Sababaha Keeno Iyo Sida Looga Hortago

fuuqbaxa

Fuuq baxa (dehydration) waa xaalad timaada marka uu jirkaaga lumiyo in ka badan xaddiga dareere ee aad qadatay. Sida ugu badan oo uu jirkaaag ku lumiya dareeraha waxaa ka mid ah dhidid xad dhaaf ah. Qofka caadiga ah waxa uu u baahan yahay in ku dhow 3 litir oo biyo ah maalintii .Inkastoo qofka  dhaqdhaqaaqiisa badan yahay iyo dadka ka …

Read More »

Ugxan Sidaha Fiixda Leh (Polycystic Ovary Syndrome)

ugxan sidaha fiixda leh

Xaaladda ugxan sidaha fiixda leh waa arin caan ah oo ka dhalata isku dhexyaaca habka dheecaanada jirka dumarka, waa xaalad ay dareemaan dumarka ku jira da’da dhalmada. Dumarka qaba xaaladaan waxey lee yihiin ugxaan side weynaaday oo gudahiisa ay ka buuxaan dheecaan. Caado aan joogta ahayn ama waqti dheer joogta, tima siyaada ah oo ka soo baxa, finan iyo buurnaan …

Read More »

Xanuunka Caadada: Noocyadiisa Iyo Qodobo Muhiim Ah

xanuunka caada, dhiiga caadada

Waxay dumarka intooda badan la kulmaan nooc xanuun caado inta ay noloshooda jirto. Erayga caafimaad ahaan loogu isticmaalo waa “dysmenorrhoea“. Aad ayey u xanuujisaa dumarka qeybta hoose ee caloosha ayada dhabarka ilaa cajirada gaarta waxaa loo qeybiyaa labo nuuc: Qeybta koobaad (primary dysmenorrhoea ) waa xaalad caadi ah oo minka ayaa aruura oo dhibkale makeeno Qeybta labaad (Secondary dysmenorrhoea waxaa sababa …

Read More »

Khataraha Waa Wayn Ee Cabbitaanka Soodhaha Leh

sharaabka soodhaha leh,

Sharaabka soodhaha leh waxa uu u daranyahay caafimaadka, meelaha uu sida gaarka ah khatarta ugu yahayna waxaa ka mid ah Beerka oo uu ku ururiyo xaydha, kuna keeno caabuq xaaladahaas oo ku dambayn kara in beerku burburo ama Kansarka beerka. Waxa uu sababaa miisaanka qofka oo kordha, waxa aanu qofka ku keeni karaa xanuunnada macaanka, lafa xanuunka, iyo burburka iyo …

Read More »

Cilladaha Caafimaad Ee Keeni Kara In Urta Dhididka Jidhka Ay Xumaato

urta dhididka badan, urta jirka,

Dadka qaar ayaa uu Jidhkoodu yeeshaa dhidid ur aan fiicnayn leh, warbixin caafimaad ayaa daahfurtay in ay jiraan xaalado caafimaad oo sababa urtaas aan fiicnayn ee jidhka qofku yeesho sida lagu faafiyey shabakadda ‘Only My health’. Sida caadiga ah waxaa jidhka dushiisa ku dhasha ama saaran bakteeriyo kala duwan, marka uu qofku dhidido waxa uu qoyaankaasi burburiyaa bakteeriyadaas oo marka …

Read More »