Health

Dawada Maskaxdu Waa Akhriska , Qorida & Jimicsi

Cilmi baadhis cusub oo laga soo saaray dalka Mareykanka ayaa ku talinaya, akhriska, qorista iyo maskaxda oo hesha firfircooni in ay u wanaagsan tahay caafimaadka qofka ayna meesha ka saaraan maskaxda shaqadeeda in uu gaabis ku yimaado. Daraasaddaan oo uu daabacay Wargeys caan ah oo inta badan baahiyo arrimaha caafimaadka gaar ahaan dhanka maskaxda, waxaa ay muujinaysaa (daraasadda) qofka weyn …

Read More »

Faa’iidooyinka Cajiibka Ah Ee Mooska

mooska muuska faaiidada moos

Mooska wuxuu ka mid yahay khudaarta ugu badan ee dalkeena laga helo, isla markaana qiimo ahaan ugu jaban. Haddii aad ogaato faa’iidooyinka caafimaad ee mooska, waxaa hubaal inay isbeddeli doonto habka aad u aragto. Wuxuu dhisaa awoodda: Mooska wuxuu dhisaa awoodda qofka. Cilmi-baaris ayaa xaqiijisay in 2 xabo oo muus ah inay ku siinayaan awood u dhiganta 90 daqiiqo oo shaqo …

Read More »