Health

Faa’iidooyinka Liin Baydariinta & Xanuunnada Ay Hortaga U Tahay

Haweenay khabiir ku xeeldheer nafaqada ah oo u dhalatay dalka Jarmalka ayaa sheegay in liinta baydariinta loo yaqaannaa ay fure u tahay caafimaadka iyo quruxda jidheed ee qofka. Emke Rize waxa ay sheegtay in liintani ay hodan ku tahay Faytamiinka ‘C’ oo la ogyahay in uu kaalin mug leh ka qaato xoojinta habdhiska difaaca aadamaha, taas oo ka hortag u …

Read More »

Xanuunnada Lagula Tacaalo Sisinta Iyo Malabka La Isku Daray

sisinta iyo malabka

Caafimaadku waa aas-aaska nolosha sidaas darteed waxaa waajib ah in aan ahmiyad weyn siinno sidii aan u ilaashan lahayn caafimaadkeenna.  Waxaa jira waxyaabo aan cunnooyinka ku darsanno oo inta badan yaalla jikada guryaheenna kuwaas oo caawin kara daaweynta iyo ka hortagga cudurro badan. Waxyaabahaas waxaa ka mid ah sisinta iyo malabka oo ay khubaradu sheegeen in isku-darkoodu u daawo u …

Read More »

Xanuunka Garafis Ee Ku Dhaco Qanjirka Dhuunta (Graves Disease)

Garafis waa xanuun la xariira xanuunada ka dhasha difaaca jirka, xanuunkaa ayaa sabbaba in qanjirka loo yaqaano thyroid ee ku yaala dhuunta uu soo daayo hormoon xaddi badan ah, taasoo kalifta inuu siyaado hormoonada laga soo daayo qanjirka thyroid. Dadka qaba xanuunka garafis waxaa  difaaca jirkoodu uu sameeyaa walax loo yaqaano ”thyroid stimulating immunoglobulin“ (TSIG) kuwaas oo ku dhaga unugayada qanjirka waxayna sababaan …

Read More »

Sababaha Keena Kaadida Oo Qofka Ka Fakata Marka Uu Hindhiso, Qoslo Ama Qufaco

kaadi, hidhisada

Majaladda Freundin oo ka soo baxda dalka Jarmalka ayaa dhowaan baahisay warbixin caafiamaad oo ka digaysa in kaadida oo uu qofka ka tifaaqda marka uu qoslo, hindhiso ama qufaco ay noqon karto calaamad muujinaysa in qofka uu ku dhacayo cudurka kaadi-socodka keena. Warbixinta oo aynu soo turjunay ayaa sheegaysa in kaadida oo tifaaqdaa ay ku timaaddo culays kaadi haysta agagaarkeeda …

Read More »

Cuntooyinka Miisaanka Dhima Iyo Talooyin Muhiim Ah

cunto miisaanka lagu dhimo

Dunida maanta oo waxa ugu badan ee caafimaad ahaan laga cawdaa uu yahay korodhka miisaanka oo la socda qaab nololeedka casriga ah iyo caadooyin cunto qaadasho oo aad loo isticmaalo ayaa ay khubaradu si joogto ah u soo jeediyeen farsamooyin iyo qaab nololeedyo kala duwan oo ay ku talinayaan in uu raaco ruuxa doonaya in uu miisaanka dhimo. Qormadan oo …

Read More »

Cudurka Burseelka (Brucellosis), Astaamihiisa Iyo Halista Uu Keeno

buruseel, cudurka burseelka

Burseel (brucellosis) waa xanuun ka dhasha infekshan ka yimaada xoolaha una gudba dadka ka ag dhaw xoolahaas ama dadka dhaqda xoolaha. Cudurka burseelka wuxuu aad ugu badan yahay dadka xoola dhaqatada ah ee ku nool hilibka, caanaha iyo nafaaciga kale ee xoolaha laga helo. Cuudrkaan waxay dadku ka qaadaan caanaha aan la kululayn ama si toosa xoolaha looga soo liso …

Read More »

Xaaladda Wareerka Ee Loo Yaqaano Vertigo

wareerka,

Wareerka vertigo waa midka mid ah cabashada ugu badan ee loo soo gudbiyo xaruumaha caafimaadka. Xaaladaan waa dareen ah qofku inuu dareemo in hareerihiisa uu dhaqdhaqaaqayo isaguna taagan yahay ayadoo aysan jirkin wax dhaqdhaqaaq ah, bukaanada waxey inta badan ku macneeyaan dareen wareer wato. Maxaa sababo xaaladaan wareerka Waxaa jiro laba qeyb oo xaaladaan ah, waxeyna kala yihiin. Peripheral vertigo …

Read More »

Ahmiyadda Uu Fitamiin B12 U Leeyahay Ka Hortagga Cudurka Laleemada (Parkinson’s Disease)

Parkinson’s waa cudur ku dhaca habdhiska neerfaha iyo qaybaha jidhka ee la shaqeeya, kaas oo si qarsoon u bilowda, tartiib tartiibna u sii xumaada (Mayo Clinic). Saddex dhibaato oo waaweyn oo dhinaca dhaqdhaqaaqa ah ayaanu keenaa; Gariir iyo lulan ku dhaca labada gacmood qaybta hore iyo gacanta oo dhanba, kaddib gaabis ku yimaadda isku xidhka dhaqdhaqaaqa xubnaha jidhka iyo xawaaraha …

Read More »

9 Warning Signs Of Calcium Deficiency

calcium deficiency, Hypocalcemia

If you are suffering from frequent dental troubles, stay fatigued all the time, experiencing muscular cramps, and have dry skin, then it’s time to address these concerns and restore calcium levels in your body. Calcium is necessary for dental health and bone growth. Calcium can be obtained from the following sources including sardines, legumes, dark Milk, yogurt, okra, legumes, and kale. Calcium shortage …

Read More »

Maxaa Sababa Koomada (Coma)?

Koomada waa xaalad raagta oo miyir la’aan ah, xiliga qofku uu ku jiro kooma kama warqabo jawiga iyo hareerihiisa, qofka ku jira kooma waa qof u eg inuu jiifo, hasa yeeshee ma’ahan hurdo laga soo toosin karo qofkaas, xataa hadii la isku dayo in lagu kiciyo dareen xanuun. Maxaa sababa kooma? Waxaa sababa dhaawac soo gaara maskaxda, dhaawacyada soo gaara …

Read More »

10 Calaamadood Oo Lagu Fahmo Hadii Barootiintu Kugu Yartahay

Barootiintu waa mid ka mid ah nafaqooyinka aasaasiga ah ee jirka tamarta geliya. Waa curiye muhiim u ah dhismaha unugyada jirka aadamaha, waana dhagaxa aasaaska u ah dhismaha timaha, maqaarka, ciddiyaha iyo koritaanka muruqaha.  Waxaa jira dad iyagoo doonaya inay iscaateeyaan cunnada iska jara. Tani waxay sababtaa in inay lumiyaan nafaqooyin aasaasi ah oo ay ka mid tahay barootiinta oo nafaqo …

Read More »

Faa’iidada Lawska Iyo Ahmiyada Ay Leedahay In La Joogteeyo Cunistiisa

looska, lawska, lowska

Lawska waxa uu ka mid yahay cunnooyinka loogu magac daray “superfoods” sababtuna waa waxtarka uu u leeyahay qeyb kasta oo jirka ka mid ah, faa’idooyinkiisuna ma ahan kuwo la soo koobi karo, wuxuu yareeyaa cayilka xad dhaafka ah, wuxuu ka hortagaa cudurka sonkorowga, wuxuuna sare uu qaadaa caafimaadka wadnaha. Sidoo kale cunista lawsku waxay uroontahay qurxinta maqaarka iyo timaha. Lawsku …

Read More »

Sababaha Kena Mandheerta is Hortaagta Soo Bixitaanka Uurjiifka

mandheerta, uur iifka

Mandheerta waa xubin ku sameysanta gudaha ilmo galeenka inta lagu guda jiro waqtiga uurka, mandheerta waxey ogsijiin iyo nafaqo siisaa uurkujirka sidoo kale waxey saartaa wasakhda uu uurjiifku soo bixiyo. Mandheerta waxay isku xirtaa jirka hooyada iyo kan uurjiifka. Inta badan mandheerta waxey ku dhegan tahay qeybta kore ama dhinacyada minka. Mandheerta is hortaagta soo bixitaanka uurjiifka waxey dhacdaa marka …

Read More »