Health

Fursadaha Ugu Fiican Ee Lagu Qaadi Karo Uurka Mataanaha

Uurka mataanaha, mataano, uur,

Mataano waa marka caloosha hooyada ay wada galaan in ka badan hal cunug. Mataanuhu waxay ka kooban yihiin labo qeybood oo kala ah mataano ka samaysmay hal ukun iyo kuwo ka samaysmay labo ukun. Dumarka caadada u hela sida joogtada ah  waxay soo deyaan hal ukun bil kasta, ukuntaas haday bacrimin heli weydo dhiiggii caadada ayay noqotaa. Ukun kasta waxaa gala …

Read More »

Ahmiyadda Quraacda iyo Cudurrada ay Ka Hortagto

quraac ahmiyada quraacda quraac somali food

Sida ay muhiim u tahay in qofku uu gaadhigiisa shidaal ku shubo, si uu ugu shaqeeyo ayaa uu jidhkeenuna marka uu maalinta oo dhan soo shaqeeyo u baahan yahay hurdo iyo nasasho, laakiin maalinta labaad marka uu ka soo tooso hurdadii xalay, waxa uu u baahan yahay in uu maalintiisa ku bilaabo quraacda oo jidhka u ah shidaal iyo il …

Read More »

Waa Maxay Faa’idooyinka Jimicsiga Yoga?

Yoga waa hab kamid ah hababka jimicsiga. Habkaan ayaa ka duwan jimicsiyada kale maadaama jimicsiyada kale ubaahan yihiin energy iyo dhaqaaq murqaha, taasoo keenta inuu siyaado heerka shaqo iyo burburineed ee inta badan unugyada jirka. Yoga waa hab jimicsiyeed ka caan ah dunida gaar ahaana wadama Hindiya iyo Shiinaha. Jimicsiga yoga ayaa ah midaan u kala saarnayn ragga iyo dumarka …

Read More »

Eating Beans & Weight Loss

Ever wonder why beans and other legumes may be beneficial to weight loss? … Beans such as kidney beans and black beans may be very beneficial if you are on a weight loss diet and are hoping to shed some kilograms. The reason for this is that they are high in protein as well as fibre. Protein helps you to …

Read More »

Best Foods To Improve Your HDL Levels

You’ve probably heard that Cholesterol is very very bad for your heart health right? This is very right. But… There are two important things to note when it comes to Cholesterol: 1. Not all cholesterol is bad for your health. 2. We all need cholesterol. It is good for a proper functioning heart. The good cholesterol which is also known …

Read More »

Astaamaha Balwada Cuntada Iyo Dhibaatooyinka Ka Dhalan Karo!

U Balwada cuntada waa balwad sax ah oo jirta, waxayna la mid tahay balwadaha daroogada iyo dhamaan maandooriyaasha kale, dadka qaba xaaladaan waxay dareemaan dareen ah iney khasab wax ku cunaan, dareenkaan oo imaada xili aan qofka gaajo hayn. balwadaan waxay la soo daristaa dadka qaba dhibaatooyin xaga cunnada, sida Anorexia, in kastoo dadka qaar ay mararka qaar si xad …

Read More »

Faham U Yeelo 10 Cunto Oo Miisaanka Lagu Dhimo

Cunnooyinka aan cunno waxey ku kala duwan yihiin xaddiga tamar (Calories) ee laga helo, sababtoo ah cunnooyinka kala duwan waxay lee yihiin siyaabo kala duwan oo uu jirka u shiido. Sidaa darteed cunnooyinka waxey siyaaba kala duwan u saameyn karaan dareenka gaajada, hormoonada iyo tamarka uu jirka gubo. Waxaan tusaale ahaan u soo qaadaneynaa 11 cunnooyin oo la quuto si …

Read More »

Dhibaatooyinka Halista Ah Ee Isticmaalka Baraha Bulshada [WARBAAHINTA BULSHADA]

Horumarka tiknoolajiyadda awgeed barahaha bulshada ayaa noqday mid cid waliba heli karto, in kasta oo dhinacyo togan ay leeyihiin barahaani, haddana waa seef laba af leh. Isticmaalka xad-dhaafka ah ee baraha bulshada ama u isticmaalka siyaabo khaldan ayaa keena dhibaatooyin badan oo ay ka mid yihiin kuwa nafsi ah, kuwo bulsheed iyo kuwa caafimaadba. Dhibaatooyinka isticmaalka xad-dhaafka ah ee baraha …

Read More »

7 Hab Oo Looga Hortago Walwalka Iyo Isku-Buuqa!

Walwalka waa dareen dabiici ah kaasoo ka yimaada hadba xaalada ku xeeran qofka. Waa xaalad ay keeni karaan sababo kala duwan ku waas oo isagu jira kuwo u baahan in si degdeg ah go’aan looga gaaro iyo kuwo ay la qabatinto nolosha qofku. Dareenkaan ayaa noqon kara mid wata farxad ama murugo, yididiilo ama isdhigasho. Walwalku waa mid ku yimaada …

Read More »

Waa Maxay Xanuunka Achalasia?

Waa maxay xanuunka Achalasia? Achalasia waxa weeye xanuun ku dhaca hunguriga qaybtiisa hoose gaar ahaan muruqa kala xidha caloosha iyo hunguriga ee loo yaqaan LES (Lower Esophegeal Sphincter). Maxaa ka si noqda muruqaas? Muruqaas loo yaqaan LES waxa uu furmaa marka ay cuntadu dhaafayso waanuu xidhmaa markay dhaafto si aanay Acid calooshu dib ugu soo noqon hunguriga marka uu xanuunkani …

Read More »

Xanuunka Gastroparesis

Waa maxay Gastroparesis ku? Waa xanuun sababa inay cuntadu ku raagto caloosha haddaan si toosa u turjumo magaca xanuunkana waxay noqonaysaa Calool Curyaan,sababaha ugu badan ee keennaana waa xanuunka macaanka(Diabetes melittus),sababta macaanku u keennaana waxa weeya qofka macaanka qaba waxa kor u kaca heerka sonkorta ku jirta dhiiga taasi waxay keentaa inuu dhaawac ku dhaco dareemayaasha uu ka midka yahay …

Read More »

Naasaha Oo Kala Waynaada Ama Kala Dheeraada

Haddii aad isku aragtay in labadaada naas ay kala wayn yihiin, waxba haka welwelin, kaligaa gaar kuuma ahan waa xaalad dumar badan ku dhacda. Naasuhu waa xubno kamid ah kuwa taranka ee haweenka, inkastoo labada jinsi ee ragga iyo dumarka ahi leeyihiin naaso, hadana waxaa u dheer naasaha dumarka unugyada baruurta iyo tuubooyinka caano mareenka ah. Waa xubno muhiim u …

Read More »

Wax Ka Ogoow Cudurrada Waa Weyn Ee Laga Qaado Cunitaanka Qaadka!

Image source: talktofrank.com Qaadka waa daroogo waxyeelaysa caafimaad qabka shaqsiga laqabatima cunidiisa. Daroogadaan ayaa ah mid saamayn balaaran ku leh bulsho badan oo ku dhaqan wadamada Somalia, Kenya, Ethiopia, Uganda, Djibouti iyo qaar kamid ah wadamada carabta sida Yemen. Qaadku wuxuu saameeyaa sidoo kale hab dhaqanka, nabadgalyada iyo dhaqaalaha bulshada. Qormadaan waxaan inta badan ku eegaynaa sida qaadku uu u …

Read More »

Sababaha Keena Qallaylka Xubinta Taranka Ee Haweenka Iyo Dhibaatada Ka Dhalan Karta

Sida caadiga ah, derbiyadda xubinta taranka waxay leeyihiin dheecaan khafiif ah oo subkiya. Hormoonka estrogen ayaa ka caawiya ilaalinta dheecaankaas, islamarkana ka dhiga xuubka xubinta taranka haweenta mid jilicsan oo caafimaad qaba. Estrogen waa dheecaan (hormone) ay sameeyaan ukun-sideyaashu (ovaries). Estrogen waa hormoon xukumo wareega caadada qofta dumarka ah iyo waxaa kalo uu ka falgalaa nidaamka xubinta wax soo saarka …

Read More »