Health

Dhalma La’aanta Ragga Iyo Dumarka: Sababaha Ugu Badan Ee Keena Iyo Talada

dhalma la'aanta, madhalaysnimada, ma dhalaysnimo,

Dhalma la’aanta (infertility) waa in xaaska ay qaadi weyso uur ayadoo ay jirto isku day ah iney qaado uur mudo 6 bilood, iyadoo ay sameeyneyso galmo aan laga gaashaaman (unprotected sex) ninka ama naagta ayaa noqon kara dad ay haysato dhibaato xaga bacriminta ah, dumarka ka weyn 35 sano dhalma la’aantooda waa marka ay qaadi waayaan uur, ayagoo loo galmoonaaya …

Read More »

Cuna Xanuunka: Sababaha Keeno Iyo Qaababka Loo Dabiibo

cuna xanuunka,

Cuna xanuunka wuxuu keeni karaa cuncun, sidoo kale waxaa adkaan karta in la liqo cuno ama la cabo biyo, xanuunka waxaa suurta gal ah inuu kasii daro marka qofku uu wax liqaayo, astaamaha kale waxaa ka mid ah Cunaha oo qalayl noqda Qanjirada dhuunta oo barara Qumanka oo ay fulaan waxyaaba cadcad Xabeeb Cuna xanuun wuxuu asiibi karaa qof kasta, …

Read More »

7 Arrimood Oo Ka Dhasha Cabista Biyaha Kulul Subax Walba

biyo kulul, biyaha,

Waxaa laga yaabaa inaad subixi qac kasiisid koob shaax ama qaxwo ah si aad furfurnaan uga qaadid, halka dadka qaarkood laga yaabo iney koob biyo qabow ah ku bilaabaan maalintooda. Arimahaas waxey noqon karaan waxyaabaha la sameeyo maalin walbo, hasa yeeshee waxaan maanta soo bandhigeynaa arin lagu ogaaday cilmi baaris badan oo ah in marka lacabo biyo diiran subaxdi ay …

Read More »

Xanuunka Ciriqa: Sababaha Keena Iyo Hababka Loola Tacaali Karo

xanuunka ciriqa, dhabar xanuun, sinta

Marka uu qofku si qalda tallaabada u qaado ama  dhaqaaq jidheed oo qaldan sameeyo, ama uu si kedis ah oo aanu jidhku ka diyaar garoobin u qaado wax culus, waxa xanuun kedis ah ka dareemaa dhinaca oo ah lugta illaa misigta, waxaa afka qalaad cilmigu ugu yeedhaa “Sciatic nerve”, sidoo kale bulshooyika dunida qaar  ka mid ahi waxa ay u …

Read More »

Fahan U Yeelo Arag la’aanta Midabada

arag la'aanta

Arag la’aanta midabada waa cillad dadka qaarkiis ay qabaan. Waa inaan fahanaa marka aan leenahay cillad waxaan ka hadlayno maahan cudur waa shay qofku ku dhasho lana noolaan karo, dhibaato wayn oo nololeedna aan ku hayn qofka. Inkastoo cilladuhu kala darnaan karaan, hadana cillada kala saarid la’aanta midabada maahan cillad dhibaato wayn ku haysa dadka ku dhasha. Balse waxay saamayn …

Read More »

FITAMIIN B: Astaamaha Lagu Fahmo Haduu Jirka Ka Maqan Yahay Iyo Cunnooyinka Qaniga Ku Ah

Fitamiinnadu waxay muhiim u yihiin in jirku uu si wacan u shaqeeyo iyo caafimaadka guudka. Fitamiinnadu waxay u kala baxaan dhowr nooc, mid walbana jirka wuxuu u qabtaa shaqo gooni ah. Si aad u hesho fitamiinnada waa inaad ku tiirsanaantaa ilaha dibadda sababtoo ah jirku awoodo uma lahan inuu sameeyo fitamiinnada. Qormadaan waxaan ku dul istaagaynaa faa’idooyinka fitamiin B uu …

Read More »

Waxyaabaha Haweeneyda Kahor Istaagi Kara Inay Uur Qaado

Sababo kala duwan ayaa yaren kara fursadda uur qaadista, ha noqdaan kuwo caafimaad ama kuwa aan xiriir la lahayn caafimaadka.  Haddii aad isweydiineyso sababta aad uur u qaadi la’adahay waa kuwaan sababaha kaa hor istaagi kara inaad uur yeelato ee ay tahay inaad iska eegto, islamarkaana aad kala tashato khabiir caafimaad si aad u hesho talo iyo daweyn. Sababaha kaa hor …

Read More »

5 Qodob Oo Lagu Ilaaliyo Caafimaadka Jidhka Iyo Maskaxda

Qodobbada hoos ku qorani waxa ay u fiican yihiin caafimaadka jidhka iyo maskaxda, waxa aanay kor u qaadaan awoodda uu jidhku u leeyahay in uu iska caabbiyo calaamadaha gabowga, isaga oo ilaashanaya muuqaalka dhalinyaranimo. 1. Joogtaynta Jimicsiga 2. Hurdo kugu filan oo aad seexato. 3. Wanaaji cuntadaada: Cuntooyinka u badan khudradda, badarka, kalluunka, subagga ama saliidda aan caafimaadka dhibaatada ku …

Read More »

Faaidooyinka Xulbada iyo Dadka Lagula Dardaarmo Isticmaalkeeda

Faaidoyinka xulbada, xulbad,

Xulbada waa geed daweed faa’ido badan u leh banii-aadamka, waxaan ka buuxo nafaqo kala duwan, waxaa laga helaa: Barootiin Birta (iron) Fiber Magnesium Manganese Calcium Vitamin D Vitamin A Vitamin B faaidooyinka xulbada: Xulbadu waxa ay leedahay faaidooyin aan la soo koobi karin waxaana ka mid ah: 1. Cunno shiidista iyo caafimaadka caloosha: Xulbadu waxa ay uroontahay dheefshiidka, caloosha way …

Read More »

Faa’idada Bunka (Kafeega), Khasaarihiisa Iyo Inta Koob Ee Laga Cabbi Karo Maalintii

Bunka, qaxwada, kafeega,

Bunku oo ka mid ah cabitannada dunida loogu isticmaalka badan yahay, ayaa ka mid yahay cabitaannada dunida loogu khilaafka badan yahay waxtarkooda iyo dhibtooda, daraasado badan ayaa iftiimiyey in uu sababo dhibaatooyin caafimaad oo u badan dhinaca wadnaha. Sababta ugu badanina waa maadadda Caffien oo ku badan, taas oo aan u fiicnayn dadka qaba xanuunnada wadnaha, dhiigkarka, keliya xanuunka iwm. …

Read More »

Faaidooyinka Soonka Iyo Cudurrada Uu Jidhka Kala Dagaallamo

Qormadan oo uu Geeska Afrika Afsoomaali u rogay waxa aynu ku eegaynaa waxyaabaha dhammaadka soddonka cisho ee soonka laga filan karo jidhka qofka soo dhammaystay bishan. Dr. Majdi Badraan oo ku xeeldheer caafimaadka hab-dhiska difaaca jidhka, ayaa sheegay in soddon maalmood oo la afxidhnaado kadib faa’idooyinka soonka laga filanayo ay ka mid tahay: – In mariidka / suntan cuntada ka …

Read More »

Faaidada Cabitaanka Baytaraafka Iyo Cilladaha Uu Jirka Kala Dagaallamo

faaidada baytaraafka,

Bismillah,  Soo dhowaada asxaabta qiimaha badan ee ku xiran Daryeel Magazine, casharkeenaan maanta waxaan kaga hadlaynaa geedka loo yaqaanno baytaraafka oo ah khudrad caafimaadka muhiim u ah dalkeenana laga helo.   Beytaraafka waxaa ku jira xaddi aad u badan oo ah maadada “folic acid” iyo ganka loo yaqaanno “dietary fiber” labadaas oo la og yahay in ay leeyihiin faa’idooyin caafimaad oo …

Read More »

8 Cunno Oo U Fiican Dhimista Miisaanka, Dalkeenana Laga Heli Karo

dhimista miisaanka,

Buurnimada iyo miisaanka inta dabiiciga ah ka badani waxa ay ka mid yihiin dhibaatooyinka caafimaad ee dadka dunida badankoodu ka cawdaan muddooyinkan dambe. Waxa ay dhaawacdaa quruxda guud iyo muuqaalka duleed ee qofka, laakiin waxaa ka sii daran in ay qofka ku keento xaalado caafimaad darro oo ay ka mid yihiin xanuunnada ku dhaca wadnaha, lugo xanuunka, xanuunka kalagoysyada iyo …

Read More »

6 Possible Reasons Why You Are Not Getting Pregnant

Several reasons can reduce your chances of getting pregnant; be it both medical or non-medical reasons, they must be treated for a successful pregnancy. Here are some reasons why a woman may be unable to get pregnant. Obesity: Being overweight or obese can affect a woman’s fertility. Having a high BMI can harm fertility by inhibiting regular ovulation. Even if …

Read More »