Health

Dhir Guryaheenna Taalla Oo Ah Dawo Lagula Tacaali Karo Xanuunno Badan

SINJIBIISHA: Sinjibiisha waxa ay ka mid tahay dawo dhaqameedka facaweyn ee bulshooyin kala duwan oo dunida ku nooli muddo dheer soo isticmaali jireen. Dhiigga oo ay dejiso kana ilaaliso xinjirowga, Daweynta madax xanuunka, hargabka iyo dhaxanta ama qabowga feedaha gala ayaa loo isticmaali karaa. FG: Sinjibiisha oo la isku badiyaa waxa ay keentaa khatarta ah in xinjirowgu uu dhiigga ku …

Read More »

Astaamaha Jooniska Ka Dhasha Caanaha Naaska Hooyada & Daaweyntiisa

jooniska, caanaha naaska, caruurta,

Joonis ama maqaarka iyo indhaha oo huruud u ekaada waa xaalad ku badan ilmaha yar yar ee dhashay ee naaska nuugaya. Dhab ahaantii, ilaa 60 boqolkiiba dhalaanka yar yar  ayuu ku dhacaa jooniskaan dhalashadooda maalmo yar un kadib. Xaaladan waxay dhici kartaa marka ilmaha dhiigooda uu ku jiro xaddi ama tiro badan oo ah dheecaanka loo yaqaan bilirubin. Dheecaanka bilirubin waa shay …

Read More »

Dhibaatooyinka Waa Weyn Ee Laga Qaado Siigeysiga Badan

siigada badan, siigeysiga,

Siigada waxaa loola jeedaa in qofka uu biyaha iska keeno isagoo ku ciyaaraya xubnihiisa taranka. Waa caado xun oo ka soo horjeeda diinta, dhaqanka iyo caafimaadkaba, waxaana laga qaadaa dhibaatooyin iyo cillado badan. Siigadu waxay khatar ku tahay in jirku uu si caadi ah u shaqeeyo sababtoo ah waxay Khalkhal gelisaa hormoonnada, taas oo keeni karta cillado jireed iyo kuwa …

Read More »

Sababaha Keena Cimri Degdega Iyo In Calaamadaha Gabowgu Ay Qofka Goor Hore Ka Soo Muuqdaan

cimri deg deg, calaamadaha gabowga,

Waxaa muddooyinkii u dambeeyey dunida ku soo badanaya cabashooyinka la xidhiidha gabowgii oo xilligiisa caadiga ah ka soo degdegaya, baadhitaannada kala duwan ee ay xeeldheerayaashu ku sameeyeenna waxa ay muujinayaan in ay jiraan sababo badan oo dadku ay ku kacaan iyaga oo aan dareensanayn dhibta ay caafimaadka gaadhsiin karto in ay ka mid yihiin kuwo keena gabowga oo waqtigiisii ka …

Read More »

Waxtarka Fitamiin E Iyo Cunnooyinka Hodanka Ku Ah

Fitamiin E waa mid ka mid ah nafaqooyinka aasaasiga ah ee jirku uusan ka maarmi karin. Waa fitamiin ku milma dufanka waana sunsaare awood badan oo unugyada jirka ka ilaaliya sunta jirka ku dhex samaynta, taas oo hadii aan laga hortagin keeni karta cudurro badan sida cudurrada wadnaha ku dhaca iyo kansarka.  Fitamiinkani waxa uu xoojiyaa habdhiska difaaca jirka, waxa uu …

Read More »

8 Astaamood Oo Aad Ku Garan Karto Haddii Jirkaaga Uusan Helin Biyo Ku Filan

Biyo ku filan, cabbista biyaha, biyo badan

Waxaan aaminsanahay inuusan jirin qof dafiri kara faa’idada ay leedahay biyaha caadiga ah oo si joogta ah loo cabo, hasa yeeshee waxaa jira dad badan oo inaga mid ah oon cabin biyo ku filan maalin walbo. Maadaama aanan la joogteyn cabidda biyaha waxaan si joogta ah u dhaawacnaa jirkeena, hadii aad dareentid mid kamid ah qodobada hoos ku qoran, waxaad …

Read More »

Sababaha Ay U Fiican Tahay In Malabka La Cuno Subaxdii Iyo Xanuunada….

daawada malabka,

Waa ay badan yihiin daraasadaha caafimaad ee midiba dhan ka eegto faa’idooyinka aan la soo koobi karin ee Alle malabka u geliyey aadamaha, iyada oo mid kastaa soo bandhigayso natiijo muujinaysa faa’idooyin aan hore loo ogeyn. Haddaba cilmibaadhis dhowaan soo baxday ayaa iyaduna daahfurtay in koob biyo diirran oo malab lagu daray ah, oo maalin kasta la cabbaa ay si …

Read More »

Xanuunka Xaniinyaha Ku Dhaco Ee Farikoosil (Varicocele)

xanuunka xaniinyaha,

farikoosil waa midka ugu badan ee madhalays ku sababa ragga waana markii ay weynaadaan ama balaartaan xididada dhiiga ka qaada xaniinyaha oo geeya sambabada si dhiiga loogu soo daro ogsijiin, Xididadaan oo dhumucdooda kabalaarta ayaa loo yaqaana varicocele. Waa xaalad lagu arko in badan oo ragga ka mid ah. Waxaa la qiyaasaa in 100kii ninba 15 kamid ah lagu arko …

Read More »

Talooyin Xal U Noqon Kara Hurdo Xumada Ama Hurdo La’anta

hurdo la'aanta, hurdo xumada,

Cimilada xumaanaysa, caafimaad darrada, cidhiidhiga guuxa iyo sawaxanka magaalooyinka, nooca shaqooyinka casriga ah iyo aaladaha lagu isticmaalayo guryaha, xafiisyada iyo goob kasta ayaa sabab u ah hurdo la’aan dunida oo dhan ku baahday. Qormadan waxaan ka soo xiganay wargeyska Daily Telegraph ee ka soo baxa dalka Ingiriisku waxa ay soo bandhigaysaa dhowr ka mid ah talooyinka ay khubarada caafimaadku siiyaan ruuxa hurdo la’aanta ama …

Read More »

Sababaha Keeno Findoobka, Dawadiisa & Talooyin Muhiim U Ah Qofka Uu Kasoo Baxo

finanka, findoobka

Finanka yaryar ee wejiga ka soo baxa oo caan ku ah magac findoob ayaa ay dhakhaatiirtu sheegeen in sababtooda ugu weyni ay tahay heerka dufanka maqaarka. Marka uu dufanka maqaarka ku jiraa xoqo hormoonka Androgen ee isna maqaarka ku jira ayaa waxaa badanaya dheecaannada ay soo daynayaan qanjidhada dufanka, isku badashadaas dhufankuna waxa uu aakhirka keenayaa in bakteeriyada marka horeba …

Read More »

Qaababka Loo Ilaalin Karo Caafimaadka Naasaha

Caafinaadka naasaha, naaso xanuun,

Naasuhu waa xubno kamid ah kuwa taranka ee haweenka, inkastoo labada jinsi ee ragga iyo dumarka ahi leeyihiin naaso, hadana waxaa u dheer naasaha dumarka unugyada baruurta iyo tuubooyinka caano mareenka ah. Waa xubno muhiim u ah hooyada iyo dhalaanka. Marka lagasoo tago faa’idooyinka caafimaad ee naasuhu u leeyihiin hooyada iyo ilmaha, naasahu waxay ka qayb qaataan quruxda dumarka. Caafimaad …

Read More »

Urta Oo Lunta: Sababaha Keena Iyo Xalkeeda

Sanka ayaa ah xubinta jirka u qaabilsan dareenka urta ah, waana dareen ay tarjunto maskaxda, kaas oo aynu ku kala saarayno waxyaabaha nagu hareereysan. Lumitaanka ama daciifka soo wajaha urta ayaa  noqon kara mid ay sabbabto xaalad caafimaad ama mid ku yimid si caadi ah oo aysan ka danbayn wax la xiriira cudur.  Dhibaatooyin soo wajaha sanka, maskaxa  iyo neerfayaasha …

Read More »

Siyaabaha Looga Hortago Hargabka

hargab

Waa cudurrada faafa oo waxyeela u geysta habdhiska neefsashada,waa cudura hawada lagu kala qaadokuna faafa qufaca iyo hindhisada. Hargabku caadi ahaan waxa ay saameeyntiisa ku kooban tahay neef mareenka (sanka &cunaha) hargabka waxa uu saameeyn karaaa sambabada iyo xaaladaha daran wuxuu keeni karaa dhimasho, gaar ahaan dadka waayeelka ah, carruurta yar-yar, iyo kuwa nidaamka difaaca jirka uu liito. Waa Maxay …

Read More »

Maxaa Dhici Kara Hadii Jidhkaagu Uu Heli Waayo Hurdo Ku Filan Habeen Kasta!

hurdo ku filan,

Xaddiga hurdo uu qofka ubaahan yahay waxay la xiriirta arimo dhowr ah sida da’da. Ilmaha dhalaanka ah waxay ubaahan yihiin inta udhexeysa 14 ilaa 15 saacadood Dhalin yarada waxay ubaahan yihiin isku celcelis 8.5 ilaa 9.5 saacadood Dadka weyn waxay ubaahan yihiin 7 ilaa 9 sacaadood habeen kasta in kastoo dadka qaar ay ubaahnaan karaan inta udhexeysa 6 ilaa 10 saacadood …

Read More »