Qormadan waxaynu akhristayaasha kula wadaagaynaa mawduuc xiise badan oo ay cilmibaadhayaashu daraasado kadib ku soo bandhigayaan sababo ay u arkeen in ay ka mid tahay kuwa keenay in raggu ay dhimashada kaga bataan dumarka, khubaradu waxa ay sheegeen in celcelis ahaan dumarku ka cimri dheer yihiin ragga qiyaas ah 5 illaa 10 sano. Haddaba sababaha ay khubaradani u arkeen in …
Read More »Nolol Wanaag
Caadooyin Ay Tahay Inaad Iska Goyso Inta Aanay Da’daadu Gaadhin 35
Qofku qaladaad badan ayaa uu gala inta uu nool yahay, inta badanna qaladaadkaasi waxa ay raad taban kaga tagaan caafimaadkiisa jidheed iyo ka nafsadeed labadaba, mararka qaarkoodna waxaaba dhacda in ay saamayn ku yeeshaan dadka ku xeeran. Qoraaga Yana Yakovenko oo u dhalatay dalka Ruushka ayaa ayaa maqaal ay dhowaan ku faafisay shabakadda FPR waxa ay ku tirisay caadooyin ay …
Read More »Astaamaha Dadka Caqligoodu Aadka U Sarreeyo Ee Xikmadda Leh
Bismillah, Waxaan qoraalkaan kaga hadli doonaa 20 astaamood oo lagu garto dadka caqliga iyo xikmadda u saaxiibka ah, Fadlan iska fiiri in aad leedahay sifaatkaan ama aad ku aragtay dadka aad la dhaqantid. Waa dad fakara inta aysan falin, sababtoo ah waxay ogyihiin hadal ama ficil aan laga fiirsan inuu bohol kaa tuuri karo, in laga shallaayo mooyee xal kale …
Read More »Hibo Keli Ahi Guul Kuuma Horseeddayso, Waxay U Baahan Tahay….
Hibadu waa deeq Alle, laakiin waa sida dhul beereedka oo haddii aan la falin, tacabna la gelin lagama helo midho. Waxay u baahantahay shaqo adag, iyo in hannaan sax ah loo maro guul ka gaadhisteeda. Waa sababta laba qof oo isku hibo ah uu midkood guul uga gaadho, kan kalana dambaska aanu ka kicin. Hibadu way kobocdaa oo ay midho …
Read More »Toban khalad Oo Ay Iska Ilaaliyaan Dadka Caqliga Badan!
Qaladaadka ay iska ilaaliyaan dadka caqliga badan Qaladaadka oo la qirtaa waa habka keliya ee la iskaga ilaalin karo in qaladka mar dhacay marar badan lagu celceliyo, iyada oo ay sidaas tahay haddana qaar badan oo innaga mid ah ayaa ay dhibaato ku tahay in ay qaladaadkooda qirtaan. Cilmibaadhayaal ka tirsan jaamacadda Michigan ee dalka Maraykanka ayaa ogaaday in dadku …
Read More »In Aad Wax Badan Akhridaa Waxa Ay Kaa Caawinaysaa…
In aad wax badan akhridaa waxa ay kaa caawinaysaa in aanad ka dhicin nolosha casrigan oo dhinac kasta oo ka mid ahi uu xawaare aad u sarreeya ku socdo. Wax akhris keliya ma’aha ee waa in aynu si dhaqso ah wax u akhrinno si aynnu fursad ugu helno in aynnu wax badan akhrinno. Waa sida keliya ee aad iskaga ilaalin …
Read More »Isla-Hadalka Ama Naf La Sheekaysiga (Self-talk), Noocyadiisa Iyo Faaidooyinkiisa
Isla-hadalka ama Isla-sheekeysiga (Self-talk) waa arrin caan ah oo dad badan lagu arko, wuxuu noqon karaa mid togan ama mid taban, waxaana uu saamayn ku yeelan caafimaadka maskaxda sida lagu arkay daraasado kala duwan. Naftaada oo aad la sheekaysato waxay saamayn kartaa heerka stress-kaaga, xasuustaada iyo ufiirsiigaaga. Isla hadalku wuxuu noqon karaa mid ku dhiirrageliya ama mid rajo xumo kugu …
Read More »Tilaabooyin Ku Siinaya Farxad Badan, Noloshaadana Isbedel Wanaagsan U Horseedaya
Dad badani waxa ay aaminsan yihiin si noloshooda ay u wanaajiyanaan keliya inay u baahan yihiin inay iska gooyaan caadooyinka xun xun, balse baaritaannada cilmi waxa ay muujinayaan in farxadda qudheedu ay tahay shay awood badan oo qofka u horseedi kara isbedel togan. Halkii aad diiradda ka saari lahayd caadooyinka ay tahay inaad iska gooyso, taas bedelkeeda farxadda ayaad u …
Read More »Buugga The Shallows: Sidee Isticmaalka Badan ee Internet ka & Teknoolajiyadu Ay U Saameeyaan Maskaxdeenna?
Buugga ‘The Shallows’ waxa uu sheegayaa in isticmaalka badan ee Internet ka iyo Teknoolajiyada Dhijitaalku ay isbeddel ku sameeyaan sida aynnu u fikirno, sida aynnu wax u akhrinno, xusuusteenna, sida ay maskaxdeennu xogta u bislayso iyo guud ahaanba garashadeenna. Qoraa Nicholas Carr waxa uu tilmaamay muddo 10 sano ah oo uu internet ka isticmaalay kaddib, in uu xaqiiqsaday in wixii …
Read More »4 Hab Oo Masuul Kasta Uu Ku Kasban Karo Dadka Shaqada Uu Ku Maamulo
In xidhiidh kalsooni ahi uu dhex maro maamulaha iyo shaqaalaha uu la shaqaynayo ama guud ahaan qof kasta iyo dadka ku xeeran, ayaa ka mid tahay tiirarka guusha xidhiidhka labada qof adkeeya. In hawl la maamulo ama laga midho dhaliyana waxaa lagama maarmaan u ah in kalsooni ay ka dhex jirto dadka ku wada lug leh. Maamule kasta oo doonaya …
Read More »7 Ficil Oo Ay Habboon Tahay Inaad Samayso Mar Walba Oo Aad Xanaaqdo
Xanaaq waa dareen ka dhasha shucuur adag, waxuuna la xiriiraa waxyaabaha qaar ee sababa raaxo la’aan iyo in qofku uu caroodo, xanaaqu wuxuu ka mid yahay 6 da dareen ee aasaasiga ah sida farxad, xanaaq, la yaab, baqdin iyo karaahiyo. Xanaaqu waa dareen nagu dhiira geliya inaan noqono qofka iskaafiya, hasayeeshee mararka qaar waxaa jirta jawaab celin daran oo ka …
Read More »5 Arrimood Oo Sare U Qaadaya Firfircoonidaada Subaxa Hore, Caajiskana Kaa Bi’inaya
Qof kasta oo subaxa hore toosaa waxa uu inta badan dareemaa in uu u baahan yahay firfircooni dheeraad ah iyo in uu jidhka ku furfuro si caajiskii hurdadu uga wada kaco, waana sababta ugu badan ee ay dadku subaxda hore u cabbaan bunka. Laakiin dhibaatada jirta ayaa ah in dad badani aanay xiisayn cabbista bunka oo ay haddana dareensan yihiin …
Read More »Dadka Boqolkiiba 8 Keliya Ayaa Ku Guulaysta in Ay Yoolkooda Gaadhaan
Sannad kasta curashadiisa, dadka badankoodu waxa ay dejistaan qorshayaal ay doonayaan in ay ku gaadhaan himilooyin iyo yoolal noloshooda ay u dejisteen. Laakiin sahamin ay samaysay jaamacadda Maraykanka ee Scranton ayaa lagu ogaaday in dadkaasi ay %92 ku guuldarraystaan rumaynta yoolashaas. Kelidoodna ma’aha ee waa sida ay u badan yihiin hawlaha iyo qorshayaasha ay dadku dejistaan. Su’aashu waxa ay tahay …
Read More »Dabeecado Ay Dadku Ceeb U Maleeyaan, Balse Calaamad U Ah Dadka Maskaxda Badan
Maskax badnaantu waa sumad ka mid ah sumadaha dabiiciga ah ee aadamaha oo ah waxa ay noolaha kale kaga suntan yihiin, haddii ay inta dabiiciga ah ee aadamaha hoos uga dhacdana waa caafimaad darro khatar ah. Laakiin addanaha aadamaha dhexdiisu waa uu ku kala duwan yahay heerka fariidnimo ama maskax badnaanta qof kasta uu Alle u abuuray. Sideedaba cilmibaadhistan iyo …
Read More »Talooyin Gabadha Ka Caawinaya Isu Dheelli tirka Shaqada Iyo Nolosha Qoysnimo
Qof kasta oo shaqeeya oo qoys ahi, rag iyo dumarba waxa ugu weyn ee uu maanta ka fikiraa waa isu dheelli tirka shaqadiisa iyo noloshiisa shakhsiga ah, si gaar ahna dumarka shaqeeya dhibaatooyinka ugu waaweyn ee soo foodsaaraa waa isu dheellitirka habboon ee shaqada iyo nolosha shakhsiga ah iyo weliba masuuliyadaha ka saaran daryeelka iyo farxad gelinta ubadkeeda, ama baahiyaha …
Read More »