Nolol Wanaag

Fariidnimo Ma U Dhalashaa Mise Waa Barasho??

fariidnimada

Cilmi ahaan ma sahlana in si fudud loo go’aamiyo in fariidnimadu ay tahay u dhalasho ama barasho. Faylasoofiin iyo culimada cilminafsiga oo tiro badan ayaa aaminsan in ay tahay arrin la xidhiidha hidde-sideyaasha oo loo dhasho, tiro kale oo aan ka xujo yarayn ayaa iyaguna ku doodaya in inta ay barasho iyo duruufo samee tahay, ay ka badan tahay inta …

Read More »

6 Sababood Oo Ay U Fiican Tahay In Buugaag Badan Lagu Keydsado Guriga

In buuggaag tiro badan aad ku kaydsato rugtaada gaarka ahi waxa ay leedahay faa’idooyin dhinacyo badan, xitaa haddii aanay suurtagal kuu ahayn in aa dhammaantood wada akhrido ama aad tahayba dadka aan marka horeba akhriska aad ugu fiicnayn. Umberto Eco, qoraa Talyaani ah oo caan ahaa ayaa mar uu xisaabiyey, waxa uu sheegay in qofku uu noloshiisa oo dhan akhriyi …

Read More »

Sidee La Iskugu Dheeli-Tiraa Shaqada Iyo Nolol Maalmeedka

Shaqada iyo nolol maalmeedka, nolosha

Hadii aad dareemeysid iney dhib kugu tahay sidi aad uga soo bixi laheyd shaqadaada ganacsi adigoo qabanayaa shaqooyinka kale ee nolosha, ogoo kali kuma tihid arintaas. Dad badan ayey ku adag tahay sidi ay isugu dheelitiri laheeyeen shaqada iyo nolol maalmeedka, raac qodobadaan si aad dheelitir ugu sameysid waxa aad maalin kasta qabatid iyo nolol wanaagaaga. Sameyso waqti adiga kuu …

Read More »

Talooyin Kaa Caawinaya In Aanad Gelin Deyn Aanad Iska Bixin Karin

deyn, kharash, amaah,

Mararka qaarkood duruufaha dhaqaale ee nolosheenna ka hor yimaaddaa waxa ay innagu abuuraan dhibaato maaliyadeed oo aan dhayal lagu furdaamin karin, marar badanna waxaa dhacda in ay noqoto dhibaato aan xalba loo heli karin kaddib marka ay is-dul-rasaysmaan deymaha billaha la inooga rabo iyo kuwa aynu si yaryar u qaadanno. Warbixin uu faafiiyey talefishanka laga leeyahay dalka Kanada ee Canal …

Read More »

Filashada Jaamacadda Kaddib: Run Iyo Riyo Iyama? (Q: 6), Maxaa Talo Ah?

Bilowga koowaad ee waxbarashada, waalidka iyo macallinkuba waxa ay ardayga u sawiraan yool ah, in dhammaadka waxbarashada uu xigo wejiga labaad ee nolosha oo ah badhaadhe iyo isku filnaanshiyo uu noloshiisa si madaxbannaan u maarayn kari doono. Waa higsi ujeeddo sax ah laga leeyahay oo sababa in ilmuhu aanu mar keliya ka daalin geeddiga dheer ee waxbarashada, waa se mindi …

Read More »

Filashada Jaamacadda Kaddib: Run Iyo Riyo Iyama? (Q: 5), Caqabadaha Jaamacadda Haysta

Caqabadaha Jaamacadda Haysta: Marka laga tago caqabadaha iyo xakamayaasha haysta guud ahaan hay’adaha horumarineed ee dalka, waxaa jira kuwo u gaar ah tacliinta sare oo taako ku noqon kara gaadhitaanka heerka laga filayey, waxa aynnu ka xusi karno: 1. Dhaqaale xumo: Isha keliya ee ay jaamacaduhu dakhliga ka helaan waa lacagta waxbarashada ee ardayga laga qaado. Lacagtaasi kuma filnaan karto …

Read More »

Filashada Jaamacadda Kaddib: Run Iyo Riyo Iyama? (Qeybtii 4-Aad)

Jaamacadaheennu ma soo saaraan qof shaqo tegi kara? 2. MANHAJYO AAN CASRI AHAYN Siyaasadaha waxbarasho ee dawladaha adduunka dhismay waxa ay xoogga saaraan, in ay joogto u casriyeeyaan manhajkooda waxbarasho, si uu ula jaanqaado horumarka xawaaraha ku socda ee ay aadamuhu ka samaynayaan nolosha dhinacyadeeda, ay teknoolajiyadu ka mid tahay. Nasiibdarro se, guud ahaan nidaamka waxbarasho iyo gaar ahaan tacliinta …

Read More »

Filashada Jaamacadda Kadib: Run Iyo Riyo Iyama? (Qeybtii: 3-Aad)

JAAMACADAHEENNU MA SOO SAARAAN QOF SHAQO TEGI KARA? Jaamacadaheennu sannad kasta waxa ay soosaaraan boqollaal dhalinyaro ah oo dhammaystay heerarka kala duwan ee waxbarashada, laakiin runta nasiibdarrada ahi waa in dhalinyaradaas soo qalinjebinaysa aanay u carbisnayn shaqo in ay toos u bilaabaan, marka laga tago midhadh iyagu fursado kale helay. Sababaha keenaya waxaa ka mid ah gaabis badan oo nidaamka …

Read More »

Talooyin Gabadha Ka Caawinaya Isu Dheelli tirka Shaqada Iyo Nolosha Qoysnimo

Shaqada iyo nolosha, gabadha shaqaysa,

Qof kasta oo shaqeeya oo qoys ahi, rag iyo dumarba waxa ugu weyn ee uu maanta ka fikiraa waa isu dheelli tirka shaqadiisa iyo noloshiisa shakhsiga ah, si gaar ahna dumarka shaqeeya dhibaatooyinka ugu waaweyn ee soo foodsaaraa waa isu dheellitirka habboon ee shaqada iyo nolosha shakhsiga ah iyo weliba masuuliyadaha ka saaran daryeelka iyo farxad gelinta ubadkeeda, ama baahiyaha …

Read More »

Mar Walba Oo Aad Dareento Culeys, Niyad Jab Iyo In Aan Ducadaada La Aqbalayn, AKHRISO SUURADAAN

Ma ogtahay in dawada ugu waxtarka badan, waxyeelana aan lahayn ee loo qaato stress-ka, welwelka, cabsida iyo niyad-jabka ay tahay dikriga iyo adigoo Alle ku xirma, inta ka soo hartay waa Kaalmaati! Marka aad waqtiyada qaarkood aad dareentid in aanad riyo wacan arkin oo aanad ku riyoon, ama inaan salaadaada iyo ducadaada la aqbalayn, Markaad dareentid Ilaahay in aanu kula …

Read More »

Dabeecadaha Iyo Calaamadaha Lagu Ogaado Qofka Fariidka Ah

Warbixin ay faafisay shabakadda wararka ee Aljazeera ayaa soo bandhigtay tilmaamo ay xeeldheereyaal kala duwani ka bixiyeen calaamado lagu garto garaad badnaanta qofka iyo xirfado u fudud qofka fariidka ah, oo ay ka mid tahay awood uu u leeyahay xallinta dhibaatooyinka. Tilmaamaha ay warbixintu sheegtay in lagu aqoonsan karo in qofka lagu arkay uu fariid yahay waxaa ka mid ah: …

Read More »

7 Ficil Oo Ay Habboon Tahay Inaad Samayso Mar Walba Oo Aad Xanaaqdo

Xanaaq waa dareen ka dhasha shucuur adag, waxuuna la xiriiraa waxyaabaha qaar ee sababa raaxo la’aan iyo in qofku uu caroodo, xanaaqu wuxuu ka mid yahay 6 da dareen ee aasaasiga ah sida farxad, xanaaq, la yaab, baqdin iyo karaahiyo. Xanaaqu waa dareen nagu dhiira geliya inaan noqono qofka iskaafiya, hasayeeshee mararka qaar waxaa jirta jawaab celin daran oo ka …

Read More »

Hababka Looga Takhaluso Khajilaadda Badan

khajilaada badan

Ma tahay qof khajilaad badan? Ma raadinaysaa jidka ugu habboon ee aad kaga takhalusi karto khajilaadda? Qormadan waxaan akhristayaasha kula wadaagaynaa tallaabooyin kaa caawinaya in aad ka takhalusto khajilaadda oo la isla qirsan yahay in ay nolosha bulsho ee qofka dhibaato ku tahay. Noqo Faduuli: Haddii aad og tahay in aad tahay qof khajilaad badan waxa aad ku dadaashaa in …

Read More »

Haddii Aad Isku Aragto Astaamahan Ogoow Waxaad Tahay Qof Af-Gaaban (Introvert)

qof aamusan, qof af-gaaban, afgaab,

Waxaan halkaan ku soo gudbinaynaa qaar ka mid ah astaamaha aad ku ogaan karto haddii leedahay dabciga af-gaabnida, ama qof noloshaada ku jira uu leeyahay dabcigaan. Marka aad badan ku dhex jirto waxaa kaa dhamaada tamarta: Ma dareentaa daal iyo burbur marka aad waqti la qaadato dad badan? Kadib marka aad dad la soo joogto maalintii, ma u baahataa inaad …

Read More »