farxadda guurka

Ma Iyagaan Dhalin? W/Q: Muna Ahmed

Waxay ahayd amin hore, qof dani wado mooye ruux kale wadada ma socon, waxa aan u jeeday suuqa, isa soo taagay goob lagu raaco basaska, koray midkii ii qornaa, kursi lamaane loogu talogalay oo mid uun ka sokeeyay fadhiistay, mudo markii aan kursigii ku kaliyoobay, waxa mar kaliya ila soo jaaray nin iyo ilmo isku lamaan. Ishaydu way qabatay markii …

Read More »

Wax Ka Baro Arimaha Bur-Buriya Jiritaanka Qoyska Dhisan

Waxaynu halkan ku soo qaadan doonaa waxyaabaha sababa in qoys wada jira oo nolol fiican ku wada nooli ay timaado inuu isa seego. Haddaba waxyaabaha sababa waxaa ka mida: 1.Bal-balaadhinta ceebaha iyo qarinta wanaagga; lamanayaasha qaarkood waxay arkaan oo kaliya lamanohooda ceebihiisa, waligoodna waxay caadaystaan inay bal-balaadhiyaan cebahaas, taasina waxay dilaysaa isjacaylkii iyo isusoo hilowgii lamaanahaas. 2.Isbar-bardhigid; Lamanayasha qaarkood waxay …

Read More »

Marwada Caqliga Badan Waxay Ninkeeda Ku Kasbataa 12-kaan Qodob

Haddaba marwoy ma is weydiisay waxa uu jecel yahay saygaagu mase isku daydaa in aad noqoto mid buuxisa indhihiisa haddaad ku fakarayso in aad buuxiso indhaha saygaaga la imow ikhlaas iyo in aad si dhab ah ugu xirnaato rabbi, kaddibna raac tilmaamahan:- 1-EDEB IYO IXTIRAAM: raggu wuxuu jecelyahay gabadha edebta badan, ixtiraamka badan, ixtiraamta saygeeda iyo waliba dhammaan dadka kale. …

Read More »

Danayste Dayacan..!!

Meel walbo waxaa ka muuqdo nin naag ku danaysanayo. Waaba yaabaye ninka soomaliga ah in uu wax ku daneesto maahane iskiis wax uma soo saaran karo miyaa? Tan iyo colaadaha guracan markay ka dilaceen cariga Somalia 90-adii waxaan dhegteyda ku soo dhacayso nin soomaliyeed oo dantiisa ku raadinayo waji kala duwan oo aad u foolxun. Wajiyadaas waxa ka mid ah …

Read More »

Sida Ugu Fiican Ee Loo Xaliyo Khilaafka Lamaanaha

Ma jiro maanta lamana helayo qoys aan is khilaafin haba kala darnaadaane laakiin mushkiladdu waxay tahay qaabkii iyo sidii loo xalin lahaa. dhibaato meel ka dhacdaana ninba meel bay si gooni ah uga saameysaa maxay u dhaceen lama yidhaahdee waa sidee loo xalliyaa!! … Nasiib darradu waxa weeyaan in khilaaf midka u hooseeya loo kala hijroodo waxaaba dhici karta in zowjadu …

Read More »

DUMARKA RAGGOODA AAN SALAADA SUBAX U KICIN!!

waxaa inooga sheekeynaysa walaasheen ummu cabdullaahi qisadii dhex martay iyada zowjkeeda aan salaada fajarka u kicin waxay hadalkeeda ku bilowday ummu cabdullaahi  waxaan u arki jiray zowjkeyga mid wanaagsan laakiin dhibaato waxay timid markii uusan u kaceyn salaada subax waan ooyi jiray markaan arko inuusan kaceyn muslimiintuna ay misaajidada joogaan waxaan bilaabay inaan marka hore nafteyda islaaxiyo ka dibna midda …

Read More »

HADDII AAD MASEYR BADAN TAHAY AHOOW HAWEENAY CAAQILAD AH!

Maseyrku sidiisaba waa sheydaan sheydaana waa laga adkaan karaa,dumar badan ayaa marmarsiinyo ka dhigta waa wax nalagu abuuray, qaarna waxay halheys ka dhigtaan dumarkii saxaabadaba way maseyri jireen nacam way maseyri jireen laakiin noocma ayuu ahaa maseyrkooda ma wuxuu ahaa mid ay isku hortaagayaan guurka?…mise wuxuu ahaa mid ay ku waxyeeleynayaan zowjkooda? jawaabtu waa maya oo wuxuu ahaa mid tartan …

Read More »

Raalliyooy Tumaad Tahay? Qalinkii Nada Yuusuf Cumar

Raalliyo waa gabadh Ilaahay garasho iyo aqoon u siiyay hanashada saygeeda iyo habaynta, kor u qaadista sharafta iyo maamuska nolosheeeda oo dhan. Raalliyo waa gabadh ku sifawda xadiiskii rasuulka ee ahaa ( ??? ??? ????? ???? ???? ??? ???? ????? ?? ????? ?????? ?????? ?????? ) Haddii aad eegto way ku farxad galinaysaa, haddii aad ka tagtana waxay kuu ilaalinaysaa …

Read More »

10 Astaamood Oo Aad Ku Ogaan Karto Haday Si Dhab Ah Kuu Jeceshahay

Nin ayaa wuxuu Weydiiyay Nin kale oo Caaqil ah, sideen ku Ogaan karaa in Xaaskeyga ay ii Jeceshahay si dhab ah? Ninkii Caaqilka ahaa ayaa yiri waad Ogaaneysaa haddii ay Sameyso 10 Sheey oo aad jeceshahay. Ninkii ayaa yiri ii Sheeg 10ka Sheey. Ninkii Caaqilka ahaa ayaa yiri:- -Haddii ay Jeceshahay in ay wax ka Ogaato Qaabka aad Dadka ula …

Read More »

Tilmaamaha Lagu Yaqaan Xaaska Wanaagsan

Waxan halkaani idin-kugu soo gudbin doonaa qodob Muhiim ah oo dareenka nolosha aan kaga hadleeno maanta waxaana uu yahay maxaa lagu gartaa Sowjada wanaagsan/Xaaska Wanaagsan, Haddaba waxan kusoo koobi doono Ilaa iyo 25-Qodob Oo lagu yaqaano Xaaska Wanaaga lagu sifeeyay:- 1) Waxaa lagu yaqaan inay tahay Qof had iyo jeer Adeecda Ilaaheed oo haddana saalixad ah. 2) Waxaa laguyaqaan inay …

Read More »