farxadda guurka

6 Su’aalood Oo Ay Tahay In Qofku Isweydiiyo Ka Hor Furiinka

Furiinku waa go,aan qaadasho adag oo ku timaada dareen xoogan oo la xakameyn waayay. taa oo sababta in guri dhisnaa uu dumo, waana fal dib u noqosho ku keena labada ruux ee is furay mana jirto guul uu keeno furiinka ilaa ay jirto sabab macquul ah oo la wada arki karo. Sida ku cad magaca Furiin wuxuu micno ahaan yahay …

Read More »

Sideed Ku Garan Kartaa Waxay Ka Fakarayso Ama Ay U Baahantahay Gabadhu?

Ogaanshaha maskaxda Dumarka waxa ka dhex-guuxaya waa riyada uu ninkasta oo reer leh ama wadadeedii  hayaaba leeyahay,fahanka caqliyada gabadhuna waa arin kakan oo dadaalkeeda iyo adkaysigeeda u baahan oo mutaysatay in la badiyo isku dayada. Haday taasi kuu suura gashana waxaa kuu fududaanaysa kasbashadeeda raali galinteda iyo badhaadho galinta nafteeda iyo taadaba. Hadaba waxa muhiim ah in aynu  dhawr qodob …

Read More »

4 Dabeecadood Oo Burburin Kara Dhismaha Qoyska

Dhismaha qoysku waa seeska uu ka bilowdo dhismaha bulshadu, samaan iyo xumaan midkii galaana isaga oo sii weynaaday ayaa uu bulshada dhex tagaa oo mararka qaarkood uu noqdaa dhibaato bulsho oo xalkeedu adkaado. Qoyska dhimihiisu in uu waraao caqabado iyo xujooyin badan ayaa ka hor yimaadda, iskaashiga lammaanaha iyo isla qaadista tolmoon ayuun baana ay ku badbaadin karaan. Haddaba qormadan …

Read More »

Calaamadaha Ninka Wax Jecel

Raggu way ku kala duwan yihiin calaamadaha ay muujiyaan, balse waxa jira qaar ay ka siman yihiin. Kala duwanaanta abuurka ragga ayaa keena kala dookha. 1.Nuglaan: waa calaamad lagu arko ninka, waxay ka turmaysaa inuu culays xoog lihi haysto oo jacayl ah. Wuxuu nugayl u muujinayaa gabadha uu jecel yahay iyo cida ka ag-dhaw Calaamadaha ugu caansan 2.Dulqaad xad-dhaaf ah: wuxuu dulqaad weyn …

Read More »

16 Tilmaamood Oo Ay Haweenku Ragga Ku Doortaan, Gabadh Kastana Jeceshahay

Rag iyo dumarba waxa jira sifooyin ama tilmaamo midiba kan kale la jeclaan lahaa in uu ku arko. Waxa jira sifooyin badan oo ay haweenku ku qiimeeyaan ragga ay jecel yihiin in ay nolosha la wadaagaan, ragguna waa sidaasi oo kale waxaanay jecel yihiin ama ay jeebadda ku haystaan liis dhan oo tilmaamo ah oo haweenka qaar leeyihiin, isla markaana …

Read More »

5 Calaamadood Oo Lagu Ogaan Karo Hadii Xidhiidhka Lamaanuhu Soo Afjarmayo

1.        Mustaqbalka oon laga fikirin: Lammaanaha khilaafka ka dhex jiro amma xidhiidhkoodu u dhaw yahay inuu soo afjarmo, waxayna badanaa ka hadlaan waxyaabahay iskaga soo horjeedaan, iyagoon ahmiyad badan siinin mustaqbalka iyo ubadkoodu siduu noqon doono, iyagoo labadooduba jecel yihiin inay meel kala fog ku nooladaan, taas oo dhibaato dhalin karta. Habkan waxyaabaha ugu waaweyn ee lagu ogaan karo inuu …

Read More »

Qaababka Ninku u Kasban Karo Qalbiga Ooridiisa

Lamaane kasta oo meel kuwada nool waxay u baahan yihiin in ay farxad ku wada noolaadan, isla markaana ay ku wada joogaan rayn rayn iyo nolol qiimo badan. Haddaba arrintan, ayaa waxa looga baahan yahay inuu ninka reerka madaxda ka ahi abuuro si uu xaaskiisa qalbigeeda u hanto, isla markaana ay u faraxdo oo ay ubadka iyo guriba si wanaagsan …

Read More »

4-tii Meher Ee Ugu Cajiibsanaa Ee Mudooyinkii U Dambeeyay Dunida Ka Dhaca

Mar kasta oo ay dunida sii casriyowdo waxaa ku soo badanaya dhacdooyinka ku lammaan isbeddelkaas nololeed ee marka ugu horreysa qofka maskaxdiisa ku noqonaya u qaadanwaaga, Waxa aan qormadan kuu soo turjunay oo ku soo bandhigaynaa qaar ka mid ah meherrada ugu yaabka badan ee dunida ka dhacay muddooyinkii u dambeeyey: 1. Waxa aan inantayda kuugu guurinayaa meher ah in …

Read More »

Sirta Jaceylka Lamaanaha

Xaaskiisi ayaa aad u xanuunsatay. Waxaa la darsay jahwareer iyo nervous ay ka qaaday ninkeeda, shaqadi, nolosha iyo caruurti. Waxaa ka dhacay ilaa 20 kilo miisaan ah, waxay noqotay caato aad u dhuuban, mar kasta way iska ilmeyn jirtay. Ma ahayn haweenay faraxsan. Waxay ka caban jirtay madax xanuun joogta ah & daal fara badan. Ma heli jirin hurdo fiican …

Read More »

Sababta Raggu Uga Baqaan Guurka Gabadha Fariidda Ah!!

Gabadha fariidda ah, guurka, ragga

Waxaa jira hal-ku-dheg carbeed oo macnihiisu yahay, “Gabadha doqonta ahi waa sida neefta Khardal la yidhaado, oo neerfayaasha ayey dishaa” Waxa kale ooh al-ku-dhegyadooda ka mid ah, “Dad waxa ugu farxad iyo badhaadhe badan doqonta, waayo iskuma mashquuliso waxa hareeraheeda ka dhacaya, nafteedana saamayn kuma yeeshaan” Charles P. Baudelaire oo ahaa gabayaa weyn oo u dhashay dalka Faransiiska ayaa isna …

Read More »

8 Xeeladood Oo Marwadu Kusoo Jiidan Karto Ninkeeda

Guurku waa shay lamaanaha ku qaali ah hadba waxa hagi karana waa hooyada culeyska gurigana qofka qaadaya waa hooyada qoyska, halkan ka akhriso dhowr qodob oo hooyadu hadey kudhaqanto arimaha gudaha qoyska way xalismayaaan, akhristoow qodobadaan maaha kuwo cilmi baadhayaal qoreen,waa qodobo lagu saleeyay waayo aragnimo hadii ay wax kula qaldanaadaan waad katagi kartaa. 1:- Mid Faraxsan ahoow dhoola cadeynta …

Read More »

Si Aad Isku Fahamtaan Sodohdaa Oo Ay Kuu Jeclaato Qodobadaan Ku Dadaal

Xidhiidhka dhex mara lamaane ee ku dambeeya guur ayaa had iyo jeer waxa ay ku jiraan dadaal sida qoysku horumar u samayn lahaa. Laba meel kuwada noolina mar ay ahaataba waxa soo kala dhex gali kara isfan la’aan iyo isku dhac. Laakiin inta badan ku dhamaada wada hadal, wax isu sheegid, isu tanaasulid iyo ayada oo meel dhexe la isugu …

Read More »

Sidee Caruurtaada Ugu Doori Kartaa Aabe Wanaagsan?!

Aabe wanaagsan, zowjka wanaagsan,

Gabdhyahey waxaa suuragal ah in saygaaga uu ku yiraahdo in uu diyaar u yahay in loo dhalo carruur badan,oo weliba uu jecelyahay, markaas waxaad dareemeysaa farxad iyo reyn-reyn, laakiin ma is weydiisay in uu ula jeedo si dhab waxa uu sheegayo. Waxaan ku bareynaa astaamaha saldhigga u ah odayga ay tahay in aabe wanaagsan uu u noqdo carruurtaada mustaqbalka: waa …

Read More »