farxadda guurka

8 Way To Repair A Broken Marriage

By: Jennifer Autry Source: FamilyShare If your marriage is broken and you have children together, there is seldom a full escape from that spouse — even if you divorce. The broken association could also be with a parent, child, sibling, co-worker or long-time friend. Sometimes we get hurt and sometimes we hurt others, but we can’t always escape the people who …

Read More »

Habeenka Arooska Maxey Xijaabka U Tuuraan?

maxey dumarku isku qaawiyaan habeenka arooska? Markuu ilaahey xijaabka uu usoo dejiyay dumarka, uma uusan soo dejin kumana uusan amrin inuu ciriiri noloshooda uga dhigo ama noloshooda uga dhigo mid dhib badan laakiin ilaahey wuxuu dumarka ugu amray inay isxijaabaan siduu uga ilaaliyo noloshaan dhibta badan iyo dadka xun ee noloshaan ku nool. Xijaabku waa mashruuc umadeed oo umadsa oo …

Read More »

Sifooyinka Ay Gabar Kasta Jeclaan Lahayd Inuu Yeesho Ninka Ay Guursanayso!

Sifooyinka ninka guurka,

Toddobaadkii hore waxaan blog-geyga ku baahiyay qormo falanqaynaysay tilmaamaha wanwanaagsan oo ay raggu gabadhaha ku raacaan. Waxaa gar ila noqotay, siixiibbada qaarna ay codsadeen in wax laga dhaho sifooyinka ay gabdhuhu rabi lahayeen in ragga nolosha la wadaagaya ay yeeshaan. Qof walba qofka hadda garab jooga ee uu nolosha la qaybsanayo ama uu damacsan yahay in uu la qaybsado, waa qasab in …

Read More »

Ku: Xaaskayga: Cabashooyin

Fariimo jaceyl, dhambaal

Waxay ku socotaa adiga haa adiga . adiga xaaskayga qaaliga ah .aana jeclahay. waa qoraal yar oo aan ugu talagalay inan kugu xariiqo cabashoyin badan oo aan kaa tirsanayo. kuwasoo aad igu hayso.koobsadayna amar diido xadgudub.isbdelo jira kuwasoo kaa soo muuqda beryahaan danbe adoon is ogayn. -taasoo i sababtay marar badan welwel cirrina galisay raaxadayda. igana qaaday degananshihii aan ka …

Read More »

7 Hab Oo Gabadhu Ninkeeda U Jeclaysiin Karto Inuu Howsha Guriga La Qabto

Howsha guriga, shaqada Guriga, ninka

1- Noqo amiirada guriga:  Haweenayda ayaa la isku raacsan yahay inay tahay wasiirka arimaha gudaha, taasoo la macno ah wax walboo guriga gudihiisa ka socda inay masuul ka noqoto iskana xil saarto, halka raggu yihiin wasiirka arimaha dibbada, oo laga sugayo wixi masruuf iyo masuul qaadis ah. Si kastaba dumar badan ayaa ka sheegta in aysan ragooda caawimaad ka helin …

Read More »

Sidee Gabadhu U Kasban Kartaa Jaceylka Saygeeda?

Jacaylka, saygaaga, ninkaaga, lamaanaha, xiriir jaceyl

Ilaahay SWT wuxuu ka yeelay labada qof ee isqaba xidhiidhkooda xidhiidh muqadas ah oo karaameysan, mid walba wuxuu ka fakarayaa siduu usoo jiidan lahaa kan kale una ilaalin lahaa dareenka kan kale. Labada qof markeey is guursadaan ma aha macnaheedu ineey intaas ku egtahay arintu , laakin waxaa loo baahanyahay in mid walba ku dadaalo siduu usoo jiidan lahaa kan …

Read More »

Sidee Ninku u Kordhin Karaa Jaceylka Xaaskiisu Ay U Qabto?

Xaaska, jaceyla lammaanaha, soo jiidashada dumarka

Bismillah, As-salamu calaykum waraxmatullahi wabarakatuh, Mahad dhamaanteed waxay usugnaatay allah, Naxariis iyo nabad galyo hagaadho rasuulkeena Muxamed salalahu calayhi wasalam, iyo inti raactay jidkiisa. Walaalayaal waxaan naftayda iyo tiinaba u dardaarmayaa cabsida alle, walaalayaal alle oo laga cabsado, loona hogaansamo ayaa aakhiro iyo aduunba guul lagu gaari karaa. Walaalayaal waxaan naftayda iyo tiinaba oga digayaa in aan allah kucaasino oo …

Read More »

5 Beenood Oo Dumarku Ku Madadaaliyaan Ragga Jecel

Beenta, jaceylka, ragga jecel

Inta badan dumarka ayaa sheega kalmado aanay u arag inay been yihiin, balse shucuurtoodu ka keento, arrintaas oo lagu tilmaamo inay tahay haweenka oo xagga jacaylka kaga khiyaamo badan ragga. Sidoo kale, haweenka qaarkood ayaa beenaha noocaas ah u galaan badbaadinta xidhiidhka saygooda amma amma qofka jecel, iyada ee aan doonayn inay runta u sheegto si aannu uga tegin. Haddaba, …

Read More »

Kaabayaasha xidhiidhka jaceylka W/Q: Ibraahim Xuseen Daa’uud ‘Masxaf’

Kolka aad rabto in aad abqaasho geed waa in aad hesho dhulkii. Mar labaadka waa in aad diyaarsato ooddii ama jaajuurkii aad kaga weegaari lahayd noolaha waxyeeli kara. Waa in aad u banneyso meel ay ka soo geli karaan falaadhaha qorraxdu. Sida oo kale ciddii ka warhayn lahayd iyana waa qodob meesha ku jira. Tabtaa waxa ka dhigan jaceylka. Jaceylku …

Read More »

Qiimaha Gabadhu Ma Ahan Da’deeda Ee Waa….

Qiimaha gabadhu ma da,deedaa? Ma inay gabar tahay baa oo aanay ahayn garoob(carmal)? Bulshadeena soomaliyeed waxaa jira maahmaahyo badan oo kala duwan qaar yihin Yasid qaar yihiin dulmi qaarna yihiin wax diintaba ka hor imaanaya maaha in la dhaqan geliyo sidii diintana loo weyneeyo. -maahmaahyada khaladka ah waxa ka mida (gabar baartay garoobaa ka roon) sidoo kale mida dhahaysa (gabar …

Read More »

QISO QIIMO BADAN: Nin iyo Xaaskiisa Ayaa…..

Nin iyo xaaskiisa ayaa waxaa jirtay in xiliyada laga nasto shaqooyinka ay habeenada qaarkood maqaayadaha u casho tegi jireen. Habeen habeenada ka mid ah isagoo ninka isu diyaariyey in xaaskiisa uu kaxeeyo ayaa waxaa dhacday in marwadii ay ku tiri gacaliyeyaheeda waxaan kaa codsanayaa halkii aan anigu ku raaci lahaa in aad casuunto oo aad kaxeyso la soo casheyso waqtina …

Read More »

Maxay Tahay Sababta Raggu U Guursadaan Dumarka Xun??

Hadaad go’aansatid inaad diintaada dhamaystirtid oo aad guursatid, tolow yaad guursan lahayd? Ma waxaad baadhi lahayd inan hoyadaa u eg oo sida hooyadu ilmaheeda u koolkooliso oo u ilaaliso kuu ilaalisa ayaad baadhi lahayd mise waxaad baadhi lahayd gabadh aad madaxweyne aad u noqon lahayd iyaduna wasiir ay kuu noqon lahayd, hadalka kugu soo celin oo sida hadhkaaga kuu daba …

Read More »

Sidee Looga Hortagi karaa Ragga Shabeel Naagoodka ah??

Marka koowaad waxaan ka afeefanayaa oo aan ka cudur daaranayaa in aan ragga lawada simin waayo Ragga waxaa ku jira ragga aad u qiima badan oo fahmi kara qiimaha iyo qadarinta ay ku leeyihiin dumarka. Balse Ragga aan doonayo in aan ka hadlo waa ragga iskaaga dhiga dumarka in ay yihiin ragg aad u wanaagsan oo markay dumarka qalbigooda ku …

Read More »

4 Talo oo ka qayb qaadan karta in aad kordhiso jacaylka ay xaaskaagu kuu qabto !

1. Noqo mid u damqada oo fahmi kara dereenkeeda : Mararka qaar waxaa dhacda walaalku in uu fududaysto amaba uusan muhiimad wayn siin wax yaabaha sababta u ah in ay xaaskiisa murugooto amaba dhaawici kara dareenkeeda, hadaba habka ugu wanaagsan ee aad xaaskaaga uga dhowri karto in aad dhaawacdo dareenkeeda waxa ay tahay adiga oo marka koowaad u noqda mid …

Read More »

APPRECIATE YOUR PARTNER!

Life with our spouse is a voyage and can be eternally blissful depending on our attitude to each other. We sometimes have a dispute or encounter a “small” problem in our marriage and easily forget the thousands of pleasurable and blissful moments before that event. A student was shown by his teacher a beautiful huge white silk cloth with a …

Read More »