farxadda guurka

Nolosha qoysku waa is fahan

Haddaad ooridaada qalbigeeda galiso muxubo, kalgacal, wanaag, ixtiraam, kalsooni waxay si dhaba kugu hannaynaysaa qalbigeeda, waxaanay ku siinaysaa nolosheeda qoyskaaguna wuxuu noqonayaa beer farxadeed iyo barro kalgacal. farxadda lammaanaha nolosha ku wadaaga waa is fahan iyo in nolosha loo qaybsado si debecsan, diinteena macaani waxay dhiiri galisay in dumarka la xaannaneeyo dumarkuna raggooda ixtiraamaan oo ay wanaajiyaan, dhadhanka nolosha guurku …

Read More »

Lamaanaha Guulaysta

Waa daraasad magaceegu yahay Lamaanaha Guulaysta oo lagu soo ururiyey siyaabaha lamaanaha is qabaa dhidibada ugu taagi karaan qoyska cusub ee ay yagleeleen iyo sidii ay isaga ilaalin lahaayeen turun turooyinka ka horyimaad jacaylka iyo qormada cusub ee reerku dagay. ”Guurka iyo Nolosha” Nolosha iyo guurku waa kuwa isku xidhan oo is dhamaystira, guur la’aan ama gabadh la’aani waxay la …

Read More »

Afeef cad ka yeelo guurka – Ciise (Waddani)

Nolosha basharku waxay kasoo farcantahay aabihii iyo hooyadii dadka (Aadam iyo Xawaa) lagasoo bilaabo waagaas aadamuhu waxay joogtaysteen guurka oo ALLE s.w  ugu talo galay inay ku tarmaan, nasasho ruuxda ah iyo raaxo jidhka ahna ka helaan, iyadoo qaabka iyo qorshaha guurkaasina yahay mid aad u balaadhan, oo si dhadhan iyo dheefba leh Rabbi ugu qoondooyey mu,miniinta, si ay uga …

Read More »

Toban Dariiqo Oo Lammaanuhu Ku Gaari Karaan Farxadda Ugu Sarreysa Noloshooda

Lammaanaha ku guuleysta xiriirkooda waxa ay ka siman yihiin ama ay wadaagaan dhowr shey mana ahan xaqiiqdii wax ay sameeyen ama ay san sameynin ficliyan, kaliya waa sida ay yihiin dadnimo ahaan iyo sida ay isula macaamilaan. Waxaan halkaan idin kugu haynaa dhowr hab oo lammaanaha ugu faraxadda badan ku macaamilaan. 1-     Noqda Saaxibada Ugu Wanaagsan: Lammaanaha farxadda badan wadaaga waxa ay …

Read More »

Waa kuma Ninka Ragga ah?

ninka raga ah

Ninka Ragga ah waa qeyb ka mid ah Abuurta Alle ee quruxda badan Wuxuu bilaabaa dhex-dhexaadnimo isagoo aad u yar Wuxuu wax ay naftiisa u baahnayd siiyaa Walaashii Wuxuu isagoo yar ku riyoodaa siduu kaalinta Aabihii u geli lahaa oo u nasin lahaa Wuxuu u huraa waqtigiisa siduu Waalidkii u caawin lahaa Wuxuu ku bixiyaa lacagtiisa xaqul-jeebka ah inuu hadiyad …

Read More »

Farxad Gelinta Saygaaga ( Ninkaaga )

1-soo dhoweyn qurxoon marka uu soo laabto. Ninkaaga marka uu ka soo laabto shaqada, jaamacadda, safarka, ama wax kasta uu kaaga tagaywaxay doonto ha noqotee waa inaad kala hortagtaa salaan wanaagsan : Ku qaabil weji furan oo farxadaysan. Qurxin iyo barfuumin naftaada ah. Hadalkaaga ku bilow war wanaagsan, warka xunna dib u dhig ilaa uu ka nasto U maceey hadalka …

Read More »

OORIDII JANNAA UBAD WACAN DHASHA Qalinkii:Ciise Maxamud (Waddani)

Ooridu waa haweenayda xaaska ah, waa afada daboosha baahida ubadka iyo odaygeeda, waa astaanta beylah tirta caruurta, waa hoos qabaw badan oo qiimo sareeya, waa qof loogu yimaado gacaltooyo buuxda, waa hooyada hogaanka u haysa geedi socodka qoyska, waa aasaaska deganaanshaha reerka, waa taliyaha huga, hoyga,iyo hooyaatinka xaafad kasta, waa ruux naxariistu hadato, waa bashar dul iyo damiirba leh, waa …

Read More »

Qoysas Burburay waa Qaran Burburay

Waxaa laga yaabaa in aad in badan is waydiisid Soomaalia maxay dawlad ugu soo noqon la’dahay? Waa su’aal in badan dadka Soomaaliyeed madaxooda ka guuxaysa. Hadaba waa maxay sababtu? Iyadoo ay jiraan siyaabo kala duwan oo lagu macnayn karo sababta, haddana waxaa jira mid ka mid ah sababahaas oo laga yaabo dadka qaarkood inaysanba u arag inay dowladnimada qayb wayn …

Read More »

Barbaarinta San Iyo Rabaynta Suuban ee Ubadka

barbaarinta ubadka caruurta qurbaha tarbiyada

Laga Soo Bilaalbo Markii Alla Uu Doonay Uumista Aadamaha Ee Uu Abuuray Aabeheen Aadam Isagoo Ka Abuuray Carrada Hooyadeen Xawaana Ka Buuray Fadhisii Si Uu Ugu Dego Una Dugsado. Intaa Ka Gadaal Alla Waxa Uu Ka Abuuray Labadoodii Ubad Rag Iyo Dumarba Leh Ubadkaana Ka Yeelay Kuwa Arlada Fac Ka  Fac Isga Danbeeya. Fackastoo Soo Koraya Waxay Xaq U  Leeyihiin …

Read More »

5 Arrimood Oo Ay Tahay Inaad Ogaato Ka Hor Guurkaaga

5 Qodob oo ay tahay inuu qofku wax ka ogaado intaanu guursan ka hor: Baro Naftaada. Ma ogaan kartid qofka kugu habboon nolosha haddaadan aqoon qofka aad adigu tahay. Baro hiraalkaaga, ahdaaftaada nololeed, dabeecadaaha IWM.  Guurku waa raaxo iyo mas’uuliyad isla socda. Mas’uuliyadduna waxay u baahan tahay in si isu dheellitiran loo wadaago. Nolosha guurku ma aha sida tan filimada …

Read More »

Dariiqada Ugu Horraysa Ee Waalidnimo Waa doorashada Lammaanaha

Waalidnimadu kama bilaabanto ilmaha, sababta waxay dib ugu noqota habka aad ugu doorato aabbaha amma hooyada ilmaha masuuliyadiisa qaadi lahaa. Waxaanay carruurtu racaan, kana ficil qataan dhammaan wax kasta oo waalidkood guriga ku sameeyo. Waa waalidka qofka ubadka ka dhiga inuu noqdo Majoosi, Kiristaan amma Muslim. Wiilku waxa uu masaajidka aaddayaa haddii aabbihii tago, iyadoo ay ku lammaan yihiin xaalado …

Read More »

Guusha Guurka

Guusha Guurka 1. Waxaa guuleystay labadi jaceylkooda horay u sii wata siina xoojiya ka dib markii uu Alalaaska Arooskooda dhamaado 2. Waxaa guuleystay labadii garta in Guurkoodu ka dhigan yahay Guri ay wada jir u dhisayaan, mid kastana ku dedaalo gudashada kaalinta kaga aadan. 3. Waxaa guuleystay labadii is xasuusiya Xuska Alle, Diinta wada barta, Quraanka aqriya, wanaaga is fara, …

Read More »

Dabeecadaha Dumarka

Xikmado dumarka, oraahyo, hadallo qosol

Dumarka waxaa laga abuuray feerta ninka, lagama abuurin madaxiisa si ay uga sarayso, lagamana abuurin cagtiisa si uu ugu istaago, Waxaa laga sameeyay dhinaciisa si ay ugu dhowaato, gacantiisa hoosteeda si uu u xafido, wadnihiisa agtiisa si uu u jeclaado!! Haddaba, Ina Ragow Jeclow… Goortii ay kabato Shaahaaga. Waxay rabtaa keliya inay hubiso inuu si fiican kuugu dhadhamayo. Jeclow… Goortii …

Read More »

Khilaafaadka Qoyska (Family Problems) W/Q: Hibo Ciise

Xidhiidh kasta wuu yeelan karaa buuq  iyo dhibaatooyin ku yimaada marar badan, waana mid hubaal ah qoyska wada nool ha noqodaan lamaane is-qaba iyo walaalo wada dhasey kay doonabee in ay wax soo kala gaadhaan, oo hore waati loo yidhi carab iyo labadiisa daanba way is qaniinaan,  lakiin haddana hadduu xadka ka baxo wuxu  dhaxalsiiya bulshada burbur iyo kala fogaan …

Read More »

Haweenka iyo Hab Dhaqanka Xilliga Caadada

Sida aan wada ogyahay Haweenka waa udub dhexaadka qoyska iyo bulsho walba oo adduunka ka mid ah, waxa ayna sal dhig u yihiin nolosha guud ahaan, waana baraha iyo haggaha umadda oo dhan. Haweenku waxay ka duwan yihiin ragga wax badan, waxaana haweenka lagu tilmaamey beerta ama warshada aadanaha, haddaba wax kasta la beerayo waxaa laga mutaa hawl, haddii beerta …

Read More »