farxadda guurka

Waalid Wadnuhu Qallalay!

Waalidka asal ahaan Ilaahay ayaa naxariis ku beeray, si ay ugu naxariistaan una daryeelaan ubadkooda, waalidku waa kan qada si ubadkiisu u dhergo, waa kan dhib kasta ogolaada si uu dheef ugu helo ubadkiisa, waa kan dhaxanta seexda si uu dugaal u dhigo ubadkiisa, Waalidku waa kan naftiisa u hora siduu Ubadkiisa ku badbaadiyo.. Waalidku waa naftii hure, waa naxariis …

Read More »

ILMAHA U CADAALAD FALA!

Ilaahay wuxuu na faray Caddaalada, shey kasta, iyo shaqa walba oo aan qabaneyno, Qawl iyo Ficil. Wuxuu Ilaahay jecelyahay Caddaaladda, Wuxuuna Necebyahay Dulmiga iyo Kuwa Dulmiga Fala.. Ilmahaaga inaad u Caddaalad fasho Ilaahay ayaa amray..Wax siinta, Wax qaybinta, iyo dhaqanka.. Xitaa wexey Culimadu yiraahdeen: Haddaad mid dhunkato, kan kalena Dhunko! Xadiiska Macnihiisu wuxuu ahaa: (Ilaahay ka baqa, oo Ilmihiina u …

Read More »

Calaamadaha Lagu Garto Lamaanaha Noolashooda Ku Guulaysta

Marka hore waxey mahadi u sugnaatay Allah subxaanahu watacaale ee iskugu dooray qaabkaan wanaagsan ee ay ninku iyo haweyneydu isu weheshadaan. Sida aan ka faa’iideysaneyno diinteena wanaagsan Qoyska nolosha ku guuleystay waa kuwa leh calaamadahaan soo socoda: 1.Lamaanaha is qaba waa kuwa wada tashada.Ilaahey wuxuu ku leeyahay qur’aankiisa (159)Nabiguna (NNKH) wuxuu la tashan jiray xaasaskiisa iyo Asxaabtii. 2.Had iyo jeer …

Read More »

Sidee U Ilaawi Kartaa Qofaad Jeclaaatay Oo kaa tagey ama aad heli wayday

Runtii way Adagtay in la ilaawo Qof aad jacayl Dhaba uqaaday Balse waxaa Hubaala in waxkasta oo la isku dayo laguna dadaalo waqti & samir lasiiyana lagu guuleysto . Hadaba Qodobadan isku day inaad samayso haddii Arinkani kuhaysto waxa hubaal ah inaad Guuleysanayso : -Xakamee Naftaada : Waxaa Hubaal ah haddii aad isku daydo inaad naftaadu wax ay jeceshahy aad …

Read More »

9 Tallaabo Oo Muhiim Ah Si Ninku Ugu Guulaysto Qalbiga Ooridiisa

qalbiga ooridiisa

Qoys kasta waxa uu ka kooban yahay laba tiir oo ah kuwa uu ku taagan yahay. Kaas oo haddii mid liico dheeli ku imaan doono hab usocodka nololeed ee qoyskaasi. Labadaa tiir waa ninka iyo gabadha ama aabbaha iyo hooyada. Sidaa awgeed aabbuhu waa tiirka koowad ee aas’aaska guriga, waa hoggaamiyaha qoyska ee la rabo in uu si wanaagsan u …

Read More »

QISO CAJIIB AH: Samirku Waa Furaha Guusha Qoyska

Samirka aad u samirto Qoyskaaga waa Jaceyl, Dulqaadka aad u dulqaadato dadka kale waa Xushmad. Samirka naftaada waa Kalsooni. Saburka aad ku saburto Qadarta Alle waa Iimaan… 11 sano ka dib guurkoodi waxaa u dhashay ilmahoodi u horeeyay. Waxay ahaayeen Lamaane is jecel, wiilkuna wuxu u ahaa tufaaxi indhahooda. Maalin, wiilkoodi oo laba jir ah, ayaa Aabihii arkay dhalo sharoobo …

Read More »

Weedho Dareen Jaceyl

Weligaa Madareemaysid Farxada Ugu Qaalisan ilaa Aad Hesho Qof sidhaba Kuu jecel Maahee Weligaa Madareemaysid murugada Ugu Xun ilaa Aad Lumiso Qof Sidhaba Kuujecel Maahee Farxada: Waa astaan uu iska leeyahay jacaylka dhabta ahi waxaad ahaanaysa Ruux farxad kunool markasta oo aad ka agdhawdahay Ruuxa aad jeceshahay . Dabeecada Diiran : waa Astaan uu iska leeyahay Jacaylka dhabta ahi , …

Read More »

Separate ama (sebreetka) muxuu yahay?

Waa nin iyo naag is qaba oo ku kala nool laba deegaan oo kala gadisan,iyaga oo hishiis ku ah ama aanan ku ahayn,ayna dawladda ka qaataan lacag ka badan tan dadka kale ay dawladdu siiso,si ay ugu noolaadaan ilmahana ay ugu korsadaan. Badanaana waxaa sameeya soomaalida ku nool wadamada reer galbeedka,waana wax aysan soomaalidu dhaqan ahaan lahaan jirin oo ku …

Read More »

7 Waxyaabood Oo Keena Bur-Bur Qoys, KA DIGTOONOW

Waxaynu halkanku soo qaadan doonaa waxyaabaha sababa in qoys wadajira oo nolol fiican kuwada nooli ay timaado inuu isa seego.Haddaba waxyaabaha sababawaxaa kamida: 1.Balbalaadhinta ceebaha iyo qarinta wanaagga: lamanayaasha qaarkood waxay arkaan oo kaliya lamanohooda ceebihiisa, waligoodna waxay caadaystaan inay bal-balaadhiyaan cebahaas, taasina waxay dilaysaa isjacaylkii iyo isu soo hilowgii lamaanahaas. 2.Isbar-bardhigid; Lamanayasha qaarkood waxay caado ka dhigtaan inay lamanohooda …

Read More »

Sir Muhiim Ah: Xiriirka Ka Dhexeeya Eegmada Iyo jaceylka dhabta ah

Miyaan Xanuuno badan laga garan ama laga dareemin Indhahaaga,Maxaa Dhakhtaradu inta badan Indhaha qofka u eegaan Marka uu bukaanka yahay ama la baadhaayo,Astaamaha xanuuno badan Maxaa Indhaha looga gartaa,Sida Casaan,Huruud,Ilmo socota,Dhiig la,aan iwm.Indhuhu Xanuunka ka sakow waxa ay Dad badan u Tusaan Jawiga iyo Waayaha Nololeed ee Qofku ku Jiro.Haddaba Xanuunka Jaceylka ma laga garan karaa Indhaha,Isaguba waa Xanuune,Isha qofka …

Read More »

Siyaabaha Ninku Usoo Jiidan Karo Qalbiga Xaaskiisa

Qormadan waxan kaga hadli doona siyaabaha uu ninka xaaskiisa kusoo jiidan karo , waqtiyada xigana waxan ku eegi doonaa doorka gabadha ay ku hanan karto qalbiga seeygeeda, waana talabooyin aan isleeyahay in ay wax badan tari doonaan lamanayasha nolol wadaaga ah ama kuwa haatan guntiga dhexda kaga xiranaya in ay guri yagleelaan ama ay dhistaan insha’alaah: 1. Hadaba ninyahoow ha isku …

Read More »

10 QODOB OO AAD KU GARAN KARTID GUURKA WANAAGSAN AMA DHISMAHA QOYS GUULAYSTA

Ma ogtahay akhriste in qof kasta oo inaga mid ah lab(male) iyo dhadig(female) uu masgaxda ku hayo in uu guursado ama uu dhiso goys wanaagsan,oo noloshiisa inta ka hadhay uu la qaato.hadaba baryahan waxaa ku soo badanaya aduunka qoysaska kala tagaya ama isfuraya(divorce) taas oo saamayn xun ku yeelanaysa bulshada. Sababta oo ah waxay dhibta ugu badani waxay soo gaadhaysaa …

Read More »

3 THINGS I WISH I KNEW BEFORE WE GOT MARRIED!!

I used to think I had my stuff together. Then I got married. Marriage is great—but it rocked everything I knew. I quickly realized my basic goal in life, prior to getting married, was to simply remain undisturbed. This “disruption” came suddenly and was disguised as a 5-foot-nothing Swedish-Filipino woman. When I decided I’d rather not live without her, I …

Read More »