Bulshada

Buugga “How We Learn” (Sidee Wax U Baranaa)

Kusoo dhowaada barnaamijka Fikrad iyo Buug qeybtii 24-aad, Buugga manta ayaa waxaa la yiraahdaa How we Learn Sidee beynu wax u baranaa? Subtitle waxaa u ah xaqiiqooyinka saynisyahannadu ay ka ogaadeen habka aynu wax u barano, halka aynu si wacan wax ugu barano, goorta aynu si wacan wax u barano iyo sababta keenta in aynu mararka qaarkood si wanaagsan wax …

Read More »

Ma jiraa micnaha farqi u dhaxeeya Jaceyl iyo Guur?

Si fahamka aad uu inoogu sarreeyo ayaan jecleystay in aan idinla wadaago Sheeko ku saabsan mowduuca. sheekada waxey dhexmereysaa macallin iyo arddaydiisa. Macallin ayaa soo galay fasal ay ku jiraan arday kor u dhaaftay 40. wuxuu ahaa macallinka suugaanta. waxey ka codsadeen ardayda in uu si kooban ugu sharraxo micnaha ama haddii uu jiro wax farqi ah oo u dhaxeeya Guur …

Read More »

4 Arrimood oo Caruurta Nafsi ahaan u Dhaawaca

Marar badan waxaa dhacda inuu dhaawac ilmahaaga jidh ahaan usoo gaadho, deetana aad la tacaasho, wixii aad ka badin kari weydana aad isbitalka ula cararto si wax looga qabto, Laakiin waxaa jira dhaawacyo faro badan oo ilmaha nafsi ahaan usoo gaadha ishuna ayna qaban, Marar badan ay dhici karayso inuu kasoo gaadho barbaariyayaashiisa sida waalidkiisa, ehelkiisa ku xeeran iyo macalimiintiisa, …

Read More »

Dayaxa haddii la waayo, xiddigahaa lagu gudaa

Maahmaah Soomaaliyeed baa tidhaahda: “Dayaxa haddii la waayo, xiddigahaa lagu gudaa.” Haddii aad heli karayso wax ku gaadhsiiya halka aad hiigsanayso, dhibba aad ku gaadhide, uma baahnid innaad uga baaqato sugidda wax raaxo kugu gaadhsiiya oo aanad gacanta ku hayn. `Sida aad rabto hadday kuu noqon wayso, sida ay ka fursan wayso ayaa la yeelaa.` Haddaad rabto in aad wax …

Read More »

Muhiimmadda iska-warqabka (Self-awareness)

Self-awareness

Nin baa yidhi: Ilaahayoow dul-qaad badanidaa, intaa waan ku caasinayaa misna ima ciqaabtid. Waxa la yidhi habeenkii baa haatif la hadlay oo ku yidhi: Immisaan ku ciqaabay misna aanad war u hayn. Salafku, ogaal ay naftooda u lahaayeen darteed, marka ay gabadhu ku dhego adkaato ama daabaddu u dhego-nuglaan waydo, waxay odhan jireen waan garanayaa halka la iga gaadhay, oo …

Read More »

Ma waxaad u heysataa in hadii aad jeeb maran tahay aadan waxba bixin karin

Dad badan waxaa farxadooda nolosha ka qaada iyagoo ka fakira ama ka walwala saboolnimo iyo faqri. Waxay ku fakiraan marki aad wax hesho ayaad wax qabsan kartaa ama wax bixin kartaa. Ma ogtahay in ay jiraan waxyaabo badan aad maalin kasta bixin karto kuwaasoo aan qiime ku kicin ama lacag u baahneyn? 1. Alle oo aad u Mahadceliso, dambi dhaafna …

Read More »

Sheeko Cajiib Ah Oo Dhexmartay Nin Sheikh Iyo…..

Nin Sheikh ah ayaa Diyaarad uu saarnaa dhinac fariistay nin Cadaan ah oo aan Muslim ahayn. Ninki ayaa weydiiyay, Shaqadaadu maxay tahay? Sheekhi: Diinta Alle ayaan u adeegaa Ninki: OK, Wadaad Muslim ah baa tahay. Hal dhibaato ayaan ku qabaa muslimkiina. Dumarkaa dulmisaan (cadaadisaan) Sheekhi: Sidee dumarka u dulminaa? Ninki: Iyagoo dhan baad dabooshaan, guriga ayaadna ku haysaan. Sheekhi xoogaa …

Read More »

Dhambaal Macaan Badan

dhambaal macaan badan 1. Mararka qaar waxaa wanaagsan in qofku iska aamuso inti uu dadka u sheegi lahaa dareenkiisa sababtoo ah way ku sii dhaawaceysaa keliya goortii aad ogaato inay ku maqli karaan laakiin aysan ku fahmi karin 2. Waxaan ka xiran karnaa indhaha waxyaabaha aynaan rabin in aan aragno laakiin kama xiran karno qalbigeena waxyaabaha aynaan rabin in aan …

Read More »

Ka Faaidayso Talooyinkan Qiimaha Badan

1- Ka fogow malaha xun, aad nasiino iyo raaxo heshide 2- Welwel oo dhan waxaa keena Allaah oo aad ka jeedsato, ee u noqo Allaah. 3- Tuko salaad qabriga kula gasha 4- Haddaad maqasho ruux ku xamanaya ku dheh “Alle ka cabso” 5- Joogteyso akhrinta suuradda Tabaarak, waa badbaadisee. 6- Cayr waa qofka aan salaad ku khashuucin indhihiisuna Alle dartiis …

Read More »

Qiso Iyo Cashar Mudan In Lagu Cibro Qaato

Nin u dhashey dalka Masar oo ku noolaa Magaalada Qaahira ahaana nin dhaqaale ahaan ladan ayaa beri aad u xanuunsadey dabeedna waxa uu u tagey dhaqtar si loo baaro cudurka haaya. Markii la baarey ninkii waxaa dhaqtarku uu u sheegay in xaaladiisu ay halis tahay oo ay xirmi rabaan xididada dhiiga qaada ee wadnaha isla markaana aan Masar gudaheeda waxba …

Read More »

Halku-Dhegyo Xikmad Badan

1- Dadaal iyo qiime waxaan ku bixinaa xirashada dharka ugu qurxoon iyo kuwa ugu qaalisan, balse waxaan is ilowsiinaa bedelista dhaqamada iyo dabeecadaheena guracan. Ogow, weelka qaaligaa ma sameeyo cunto dhadhan macaan. 2- Caqabaduhu geeri ama dhimasho ma keenaan, balse dilaaga noloshu waa murugada iyo welwelka. 3- Guul gaaristu lugo uma baahna ee dhiirasho ayey u baahantahay. 4- Niyad wanaag …

Read More »

10 Calaamadood oo Iimaanka Daciifka ah

1. Qofka oo caadeysta in uu Dambi u sameeyo si joogta ah, isagoo aan u arkayn in uu dambi sameynayo, waxa uu sameynayana u yeelaya qiil & marmarsiinyo 2. Qalbiga oo u adkaada sidi dhagaxi heer uu gaaro qofku in qalbigiisa ku raaxaysto heesaha iyo muusika laakiin Quraanka aan aqrin, markuu maqlo aan waxba dareemin, wacdiga iyo khayrkana is dhaafiyo …

Read More »

Walaasheyda Muslimada ah….

Walaasheyda Muslimada ah… 1. Ha barin gabadhaada sida loo ciyaaro, Bar sida Salaada loo tukado 2. Ha barin sida loo heeso, Bar sida Quraanka loo aqriyo 3. Ha ku qurxin make up badan iyadoo yar, Bar sida la isu asturo oo Xijaab loo xirto 4. Hadii lagu soo waco ama albaabka la soo garaaco ha ku oran “Hooyo ma joogto …

Read More »

Xikmad Dhiirra-Gelin Ah

1. Saaxiibtinimadu ma aha qofka aad waqtiga ugu dheer taqaanay. Saaxiibku waa qofka intuu kuu yimaado ku yiraahdo; anigaa halkan kuu jooga oo ku garab taagan, ficilna ku cadeeya 2. Ka faa’iideyso oo si fiican u isticmaal waqtigaaga. Dib waad u aqrisan kartaa qoraal, fariin ama Buug, Waad ku soo ceshan kartaa video muuqaal ah ama mid dhageysi ah laakiin …

Read More »

Markasta oo Wax Kaa Lumaan, AKHRISO DUCADAAN!

Duco

Markasta oo dareentid inaad qariib tahay oo aad isleedahay cid ku fahmaysa ma jirto ama cid ku maqlaysa ma jirto, DUCADAAN DHEH. Markasta oo aad dareentid naftaada inay luntay oo aad doonaysid naftaada inay kusoo noqoto jidhkaaga ama aad doonaysid naftaada inay kusoo noqoto Ilaahii abuuray oo marlabaad aad dareentid nabadgelyo, waxaad tidhaahdaa DUCADAAN:

Read More »