Kusoo dhowaada barnaamijka Fikrad iyo Buug qeybtii 24-aad, Buugga manta ayaa waxaa la yiraahdaa How we Learn Sidee beynu wax u baranaa? Subtitle waxaa u ah xaqiiqooyinka saynisyahannadu ay ka ogaadeen habka aynu wax u barano, halka aynu si wacan wax ugu barano, goorta aynu si wacan wax u barano iyo sababta keenta in aynu mararka qaarkood si wanaagsan wax u barano.
Buuggan waxaa qoray qoraa la yiraahdo Benedict Carey, runtii waa buug aad u qiimo badan oo qof kastoo doonaya nolosha inuu arday uu noqdo anfacaya.
Daawasho wacan: