Sonkortu waxa ay ka mid tahay cuntooyinka la aaminsan yahay in ay caafimaadka u daran tahay. Miisaanka oo kordha iyo ilkaha oo ay suus ku disho ayaa ka mid ah dhibaatooyinka isticmaalkeedu qofka ku keeno. Laakiin khatartaas oo ay leedahay haddana dadka badankiisa waa ay ku adagtahay in ay iska daayaan. Marka laga tago dhadhankeeda aadka u fiican waxa ay …
Read More »Bulshada
10 Cunto Oo Ay Qalad Tahay In Lagu Casheeyo Iyo Sababta Caafimaad Ee Loo Diidayo
Bismillahi, waxaan qoraalkaan kaga hadlayaa cunnooyinka aanan habboonayn in aan lagu casheeyoo taasoo caafimaadka u roonayn, dadka badankoodne ay kala kulmaan dhibaatooyin kala duwan. Waa qoraal ku dhisan cilmibaaris iyo tijaabin lagu sameeyay dadka cuno cunnooyinkaan iyo dhibaatooyinka ay kala kulmaan. Pizza: Cilmibaaris lagu sameeyay dadka joogteeyo cunista Pizza-da habeenkii inta aysan seexin waxaa la arkay inay ku badan tahay …
Read More »Faaidooyinka Guurka Iyo Xanuunnada La Arkay Inuu Daweeyo
Bismillah Casharkeenu maanta wuxuu ku saabsan yahay guurka iyo xanuuno la xaqiijiyay inuu daawo u yahay, waxaa jira dhalinyaro badan oo dhakhaatiirta u raadsada daawo iyagoo ka cabanayo arrimo lagu xallin karo guurka, sidaa darteedne ay dhakhaatiirta qaar kula taliyaan in qofka guursado taasoo keeni karta in dhakhtarka qalad loo fahmo mararka qaar. Guurka oo soo daaho ama qofka u …
Read More »Dhiig Karka: Sababaha Keena, Astaamihiisa Iyo Sida Looga Hortago
Waa xaalad caafimaad oo saamayn balaaran leh, cadaadiska uu dhiigu ku marayo xididada uqaada xubnaha jirka si ay usiiyaan oxygen iyo nafaqo ayaa siyaada, waxaana yaraada dhumucda xididka ,taasoo keenta inuu siyaado awoodu uu wadnuhu usoo ururo si uu dhiig ugu diro xididka. Dhiig karka waxaa saamayn ku leh laba qodob, mida koowaad waa cadadka dhiiga ee u wadnuhu u dirayo xididada, …
Read More »Ma Taqaannaa Sababta Aanay Xadhkaha Korantadu Ugu Dhegin Shimbiraha?!!
Korontadu marka ay qofka ku dhegto waxa ay awood u leedahay in ay ilbidhiqsiyo ku gaadho Wadnaha, waxa aanay khalkhal gelisaa habsami u socodka garaaca Wadnaha iyo in uu dhibaato khatar badan ku keeno xubnaha kale ee jidhka. Si kastaba ha ahaato ee waxaa yaab leh in aynu aragno shimbiraha oo ku taagan xadhkaha laydhka oo diiran, haddana aanay korontadu …
Read More »Talo Ku Socota Darawal Kasta
Qaraxa taayirku waa mid ka mid ah sababaha ugu badan ee shilalka gaadiidka, gaar ahaan marka safarrada lagu jiro oo uu keeno isku dhac gaadiid ama in gaadhigu uu qallibmo (Gaddoomo). Qaddar lama baajiyo, waxa se muhiim ah in qofka darawalka ahi uu barto dhammaan hababka badbaado ee uu kaga hortegi karo khatartaas, waxaa ka mid ah in uu barto …
Read More »What Is Sleep Apnea? Understanding the Condition and How to Manage It
Sleep apnea is a common yet serious sleep disorder that affects millions of people worldwide. If left untreated, it can lead to a range of health issues, from daytime fatigue to more serious complications like heart disease and stroke. In this post, we’ll explore what sleep apnea is, the types of sleep apnea, its symptoms, and how you can manage …
Read More »Fiskoolada Dabada (Anal fissure): Sababaha Keena & Sida Guriga Loogu Daryeeli Karo
Saxarada waxaa si kumeel gaar ah inta aysan jirka ka soo bixin lagu keydiyaa malawadka/maroorka. Fiiskolada dabada waa jexitaan ku yimaada futada gaar ahaan marinka saxarada, astaamaha lagu garto waxaa ka mid ah xanuun waqtiga saxarada iyo dhiig la socdo saxrada mararka qaar, badanaa waxa uu saameeyaa caruurta ka hoosaysa da’da halka sano. Sababaha ugu badan ee fiiskoolada dabada u …
Read More »Understanding Allergic Rhinitis: Causes, Symptoms, and Treatment Options
Allergic rhinitis, commonly known as hay fever, affects millions of people worldwide. It occurs when the immune system overreacts to airborne allergens, leading to a range of uncomfortable symptoms. Understanding the causes, symptoms, and treatment options is essential for managing this condition effectively. In this blog post, we’ll explore everything you need to know about allergic rhinitis and how to …
Read More »Marka Talefankaaga Uu Qoyo, Haku Dhex Ridin Bariis Ceydhiin Ah, Taas beddelkeeda Habkaan Raac
Marar badan ayaa la sheegaa, in bariis caydhin oo lagu dhex ridaa uu yahay habka ugu waxtarka badan ee lagu badbaadin karo talefanka casriga ahi marka uu biyaha ku dhex dhaco. Laakiin shirkadda Apple ayaa sheegtay war aaminsanaantaas burinaya. Haddii qoyaanku uu gaadho daloolka USP-C (Lightning) ee xadhiga dabka iyo/ama sameecaduhu ay galaan, in talefanku uu kaga jawaabayo digniin degdeg …
Read More »The Advantages of a Clean Home: Why It Matters More Than You Think
A clean home is more than just visually pleasing – it has a profound impact on your health, well-being, and quality of life. Whether you tidy up daily or prefer a deep clean every so often, the benefits of a clean home extend far beyond aesthetics. Here’s why maintaining cleanliness in your home matters more than you might think: 1. …
Read More »Qiimaha Caafimaad Ee Miraha Qoondarka Iyo Saliida Laga Sameeyo
Miraha qoondarka (flax seeds) waxaa lagu tiriyaa cunnooyinka ugu caafimaadka badan. Waa il hodan ku ah barootiinta dhirta, maadooyinka liddiga ku ah hurka (anti-iflammatory), dufanka omega 3 iyo ganka loo yaqaanno “dietary fibre”. Qoondarka waxaa badanaa dunida loo beertaa si saliid looga sameeyo, laakiin cunno ahaanna waa loo gadaa iyadoo laga sameeyay waxyaabo kala duwan. Mirahaan waxaa kale oo loo …
Read More »Xidhiidhka Walaalnimo Ee Geyaanku Sidaan Ayuu Ku Dambeeyaa….
Saddex meelood laba ka mid ah qoysaska is qaba, waxa uu xidhiidhkoodu ku bilowday walaalnimo. Cilmibaadhayaal ay hor kacayso Danu Anthony Stinson, oo kaaliye bare-sare oo jaamacadeed ka ah qaybta cilminafsiga ee jaamacadda Vicotoria, dalka Canada, ayaa cilmibaadhis ku sameeyey farqiga u dhexeeya xidhiidhka jacayl iyo xidhiidhka walaalnimo ee labada qof ee geyaanka ah. Waxa aanay sahamin ku sameeyeen waayoaragnimada …
Read More »Important Nutrition Tips To Follow During Pregnancy
Proper nutrition during pregnancy is essential for the health and development of the baby as well as the well-being of the mother. Here’s a comprehensive guide on the key nutritional needs during pregnancy: Macronutrients Protein Essential for the growth of fetal tissues, including the brain, and for increasing blood supply. Recommended Intake: About 71 grams per day. Sources: Lean meats, …
Read More »8 Reasons To Start Eating Grapefruit Today
Grapefruit is a nutritious citrus fruit that offers a variety of health benefits. Here are some of the key advantages of including grapefruit in your diet: Nutritional Benefits Rich in Vitamins and Minerals: Grapefruit is an excellent source of vitamin C, which supports the immune system, skin health, and wound healing. It also provides vitamin A, which is important for …
Read More »