Bulshada

Qaababka Ugu Haboon Ee Huruuda Loogu Adeegsado Qurxinta Jirka

Huruuda waxaa loo adeegsada qurxinta jirka, taas oo aad looga isticmaalo wadankeena, waxay maqaar siisaa dhalaal dabiici ah, waxay daweysaa findoobka iyo nabarada wajiga ka soo baxo. Huruudda waxaa ku jira maadooyinka awoodda ee liddiga ku ah lurka, sunta iyo bakteeriyada kuwaas oo ilaaliya caafimaadka maqaarka. Huruudu waxa ay la dagaallanta dhaawaca fallaaraha qorraxdu ay gaarsiiyaan maqaarka. Hadaba maanta waxaan …

Read More »

Xawaaraha Gaadhiga Waqti Kuuma Badbaadiyo Ee Naftaadu Halligayaa!

Darawal xawaaraha xad dhaafka ahi waa dhagar aad kula kacayso naftaada, iyo nafaha gaadhiga kula saaran ama jidka maraya. Waa dembi aakhiro lagaala xisaabtamayo, adduunkana aanad garawshiyo ku helayn. Sababta ugu badan ee darawalka ama dadka safraya ku dhiirrigeliya xawaaraha sare, waa in ay doonayaan in waqti u badbaado, in goobta ay u socdaan ay gaadhaan goor hore. Laakiin waxa …

Read More »

Wax Ka Ogoow Faa’iidooyinka Caafimaad ee Laga Helo Galmada Joogtada Ah

galmada joogtada ah, galmada badan

Galmadu waxay leedahay faaidooyin caafimaad oo tiro badan, Waxaa laga helaa farxad iyo xasilooni, waxaynaa kordhisaa kalgacalka lammaanaha isqaba. Xoojinta awoodda maskaxda: Galmadu waxay kor u qaadaa awoodda maskaxda sida lagu ogaaday daraasad lagu sameeyay wadanka Scotland, galmada joogtada ah ayay khubarada daraasadaan sameeyay ay sheegeen inay kor u qaado xusuusta iyo awoodda maskaxda sababtuna waa inay caawiso in qulqul …

Read More »

Best Vitamins For Healthy Teeth And Gums

Maintaining healthy teeth and gums is important for overall oral health. While brushing and flossing are fundamental practices, proper nutrition and vitamins also play a crucial role in promoting healthy teeth and gums. Here are some vitamins and minerals that are essential for oral health: Vitamin C: Vitamin C is essential for healthy gums and can help prevent gum disease …

Read More »

10-ka Calaamadood Ee U Horreeya Ee Lagu Ogaado Kansarka Ragga

kansarka ragga

Kansarka raga ku dhaca ayaa kusoo siyaadaya bulshada caalamka. Wadamada horumaray ayaa ku bixiya dhaqaale aad u fara badan kaasoo looga gol leeyahay in lagu ogaado sababaha rasmiga ah ee keenay xanuunadaan iyo sida loo heli lahaa daawadiisa. Waa xanuun dilaa ah kaasoo saameyn weyn ku dhex leh goobaha caafimaad. Xanuunkaan ayaan la aqoon waxa rasmiga ah ee sababa iyo …

Read More »

Daryeelka Wajiga Saliida Leh Iyo Waxyaabaha Ku Haboon

daryeelka wajiga saliida leh

Casharkani waxa  uu gaar u yahay gabadh kasta oo jidhkeedu saliid leeyahay, wajigeedu qoyo had iyo jeer, finan yar leh. Jidhkan saliid leh ee aan maanta ka hadlayno ayaa ah jidhka ugu dhibtada badan ee ay dumarku yeeshaan. jidhkan ayaa ah jidh had iyo jeer kadeedan, haddii daldaloolada wajigu xidhmaan qofku wuxuu isku arkaa finan waa wayn oo dheecaan leh. …

Read More »

Waa Maxay Astaamaha Uurka Cusub, Sidee Loo Ogaadaa, Maxaase Khatar Ku Ah Uurka?

astaamaha uurka cusub, uurka bilowga ah

Uurku wuxuu yimaada marka ay manida bacrimiso ugxanta laga soo daayay ugxan sidaha, ugxantu waxay soo martaa tuubada ugxan sidaha oo ah meesha bacrimiska uu ka dhaco. Ugxanta marka ay bacrismato waxay usoo gudubtaa minka oo ah meesha ay ku dhageyso. Marka ukunta bacrimisan si guul ah ay ku dhagto uur ku jirta waxaa meesha ka dhasha uur. Uurku waa hab socda mudo 40 todobaad. …

Read More »

Sababaha Keena Cudurka Laleemada, Astaamihiisa Iyo Sida Looga Hortagi Karo

laleemo, cudurka laleemada

Cudurkaan waa cudur Ku dhaca maskaxda kaasoo wax yeeleeyo dhaq dhaqaaq iyo socodka qof. waa cudur si tartiib tartiib ah ku bilowda, taasoo mar marka qaarkood aad arki kartid qofka oo gacmihiisa mid kamid ahi ay ruxmayso ama lalleemoonayso. Cudurkaan lalleemo kaliya makeeno balse laleemada waa waxa koowaad ee lagu garan karo. Sanadaha ugu horeeya ee cudurkaan qofka bilowga ku …

Read More »

Talooyinka Guurdoonka Qaybtii 3-Aad

5. Reer Baad Guursanaysaa Badi dadku xilliga haasaawaha ka ma fekeraan sodogga, soddohda, seeddiyada iyo dumaashiyaha, weliba si gaar ah soddohda iyo dumaashiyaha. Waxay labada qof diiradda saaraan isbarashadooda, jamashooyinkooda, dareemadooda, iyo sheekooyinka ay isku jalbeebinayaan. Kolka la is guursado se, qofba wuxuu la imaanayaa reerkiisa oo wata oodihiisa. Waxa isku imaanaya reero kala aragtiyo iyo hab-nololeed duwan oo uu …

Read More »

Waa Maxay Jiilka Alpha?

Da’da aadamaha waxaa la isugu xidhaa fac-fac, iyada oo intii isku hanaqaad ahiba ay wadaagto dabeecad nololeed, waayo bulsho ama duruufo dhaqaale, horumar, siyaasadeed, dhaqan, iwm. oo u gaar ah. In kasta oo dalalka iyo bulshooyinku ay ku kala duwanyihiin halbeegga ay ku dooranayaan ama magaca ay isku raacinayaan faca, tusaale ahaan marka aynu Soomaalida eegno la odhan karo, ‘Facii …

Read More »

Xanuunka Xaniinyo Duubadka Ama Marjiska Xaniinyaha

Xaniinyo duubadka, marjiska xaniinyaha, xaniinyo xanuun,

Xaniinyo duubadka ama marjiska xaniinyaha (Testicular torsion) waa xaalad halis oo degdeg ah waxeyna ubaahantahay wax kaqabasho si loobadbaadiyo xaniinyaha raggu isku laablaabmo sigaar ah xididda dhiigga qaada iyo xariga loo yaqaano spermatic cord, xaaladdaan waxey leedahay xanuun daran iyo barar. Isku duubanka xiniinta waxa ay hakinaysaa qulqulka dhiigga soo gaara xaniinyaha taas oo horseedaysa in durba bararo xaniinyaha, arintaan …

Read More »

Astaamaha Cudurka Beerka Xeyrta Leh (Fatty Liver Disease)

Beerka xeyrta leh: Waxaa caadi ah in subag yar uu ku sameymo gudaha beerka. Laakin hadii heerka subaga uu ka bato 5 ilaa 10 boqolkiiba miisaanka beerka, waxaa dhacaya cudurka beer subaga Waxaa jira laba nooc oo beerka xeyrta leh, waxey kala yihiin Cudurka beer subaga ka dhasho khamriga Cudurka beer subaga ee aan khamriga ka dhalan Dumarka waxaa ku …

Read More »

Xaqiiqooyin Ku Saabsan Biyo Baxa Dumarka Ay Tahay Raggu Inay Fahmaan

biyo baxa dumarka,

Raggu aad u jecel yihiin Jirka dumarka laakiin way ku adag tahay inay fahmaan, raggu waa inay ka taxadaraan sida ay uga shaqaynayaan jirka haweeneyda iyo qancinteeda. Galmo keliya ma ahan waxa ay haweeneydu u baahan tahay si ay u gaarto biyo baxa, ninka waxaa looga baahan yahay howlo kale oo badan. Waxaa jira waxyaabo ku saabsan biyo baxa dumarka …

Read More »

Maxaa keena Kaadida Badan Xilliga Uurka?

kaadida badan xiliga uurka,

Kaadida badan xilliga uurka waa arrin caadi ah mana ahan wax laga welwelo balse haddii uu xanuun la socdo iyo calaamadaha kale ee infekshanka kaadi mareenka waa in haweeneyda uurka leh ay dhakhtar la kulantaa. Kaadida joogtada waa mid ka mid ah astaamaha ugu horreeya ee uurka, in kaadidu badatana waxaa keenaya kororka heerka hormoonada progesterone iyo HCG. Labadaan hormoon …

Read More »

Agreeable Personality: Signs, Advantages And Disadvantages

agreeableness personality,

Agreeableness is one of the five personality traits that are often used to describe human personality, as outlined in the Five Factor Model (also known as the Big Five personality traits). These traits are used to capture broad aspects of personality that are relatively stable over time and across different situations. Agreeableness specifically refers to a person’s tendency to be …

Read More »