Nolol Wanaag

Power Up Your Brain: Simple Steps to Improve Memory and Concentration

boost memory, concentration

Your brain is like a muscle—the more you take care of it, the better it performs. Whether you’re studying, working, or just trying to stay sharp as you age, improving memory and concentration doesn’t have to be complicated. Here are simple, science-backed steps to help you boost your brainpower. . Feed Your Brain with Nutrient-Rich Foods The saying “you are …

Read More »

10 Arrimood Oo Si Weyn U Xoojiya Garashada Iyo Xusuusta Maskaxda

garashada xasuusta maskaxda,

Dad badan ayaa ay la tahay in dhisidda awoodda xusuuseed iyo garasho ee maskaxdu ay ku xidhantahay uun bilowga koritaanka carruurnimo ama dhalinyaronimo ee qofka, laakiin waxa uu cilmigu inoo caddaynayaa in fikirkaasi uu qaldan yahay. Qof kastaa da’ uu yahayba waa uu leeyahay awooddaas, haddii uu ka dheeraado sababo saamayn ku yeesha awoodda maskaxdu u leedahay fiirsiga, baraarugsanaanta iyo …

Read More »

Caadooyinka Lagu Yaqaanno Dadka U Fiirsigooda & Shaqada Maskaxdoodu Sarrayso

Badankeenu waxa aynu aaminsanahay in dhugmada maskaxda iyo bararugsanaantu ay ku timaaddo doonista qofka oo xooggan. Taas oo macnaheedu yahay in qofku uu dadal badan gelinayo sidii uu maskaxdiisa uga joojin lahaa in ay hadba dhan uga fakato waxa uu qofku doonayo in uu u fiirsado. Nick Wignall oo ah qoraa iyo xeeldheere cilminafsi ayaa sheegaya in dhugta maskaxda iyo …

Read More »

Dabeecadaha La Yaabka Leh Ee Fardaha

nolosha fardaha, faraska

Guud ahaanba ma yeedhaanku waxa uu leeyahay dhaqanno bulsho iyo dabeecado gaar ah oo uu kaga soocan yahay xayawaanka kale. Dabeecadahaas qaarkood waa kuwo aadamaha qudhoodu leeyahay haba ka yara duwanaadaan ee, ama waa kuwo ay tahay in aadamuhu uu wax ka barto oo uu kaga daydo wanaaggooda awgeed. Qormadan waxa aynu ku eegaynaa qaar ka mid ah dabeecadaha Faraska: …

Read More »

Talo Ku Socota Darawal Kasta

darawalka, gaadhiga, baabuurta,

Qaraxa taayirku waa mid ka mid ah sababaha ugu badan ee shilalka gaadiidka, gaar ahaan marka safarrada lagu jiro oo uu keeno isku dhac gaadiid ama in gaadhigu uu qallibmo (Gaddoomo). Qaddar lama baajiyo, waxa se muhiim ah in qofka darawalka ahi uu barto dhammaan hababka badbaado ee uu kaga hortegi karo khatartaas, waxaa ka mid ah in uu barto …

Read More »

Habab Qofka Isaga Oo Gurigiisa Jooga Uu Lacag Ku Shaqaysan Karo

sidedhaqaalaha

Nolosha Casriga ah ee adduunyadan aynu ku noolnahay waa ay abuurtay duruufo nololeed oo mar kasta aanay is daboolayn dakhliga qofka soo gala iyo kharashaadka uu u baahan yahay in uu isticmaalo. Dadka badankooduna waxa ay ku jiraan kifaax iyo halgan ay ku raadinayaan sidii ay u heli lahaayeen ilo dakhli oo ku sii kordha kuwa ay hadba haystaan. Maqaal …

Read More »

Haddii Aad Imika Jaamacadda Bilaabayso Ama Qof Aad Talo Gaadhsiin Kartaa Uu Bilaabayo…

jaamacadda, ardayda, waxbarashada, arday,

Waxaa inoo bilowday sannad dugsiyeedkii cusbaa ee 2022/2023, waxaa marxaladdii waxbarasho ee dugsiyada soo dhammaystay arday badan oo hadda isu diyaarinaya jaamacadda. Waxaa waajib ah in arday kastaa uu ogaado in heerka jaamacaddu uu aad uga duwan yahay waxbarashadii dugsiga; waxaa ku qasbayey oo arrimahaaga oo dhan maamulayey waalidka ama ciddii kale ee masuulka kaa ahayd, macallimiinta qudhooduna si adag …

Read More »

5 Calaamadood Oo Lagu Ogaado Saaxiibtinimada Dhabta Ah

saaxiibtinimada, saaxiibka wanaagsan, saaxiibka runta

Qormadan oo aynu ka soo xiganay shabakadda wararka ee Alcarabiya waxa aynu ku eegaynaa qaar ka mid ah halbeegyada ay xeeldheerayaasha cilmiga bulshadu aaminsan yihiin in lagu dhererin karo saaxiibtinimada si loo kala garto midda danta ku dhisan iyo saaxiibtinimada waarta ee runta ah. waayo waxa inta badan dadka ka qaldama marka xidhiidhka u dhexeeyaa uu saaxiibtinimo gaadhayo iyo marka …

Read More »

6 Tallaabo Oo Kaa Caawin Kara in Aad Maalmaha Fasaxaaga Ka Faa’iidaysato

maalmaha nasiinada, fasaxa,

Aalaaba ayaamaha fasaxu waxa ay dhammaadaan innaga oo aan uga faa’iidaysan sidii ugu habboonayd, ama uba aragna maalmo macna daran, oo xiise u qabna in aynu shaqadii dhaqso dib ugu noqonno. Haddaba siyaaba ugu fiican ee uu qofku uga faa’iidaysan karo maalmihiisa fasaxu waxa ay u baahan tahay qorshayn fiican iyo in uu marka hore si deggen uga sii fikiro. …

Read More »

Qaababka Ugu Fiican Ee Aad Uga Bogsan Karto Daalka Howl Maalmeedka, Firfircoonidaadana Kor Ugu Qaadi Karto

daalka, howl maalmeedka, daalka shaqo

Cadaadiska dhan walba ka imanaya, ulayska shaqo iyo guud ahaanba hawlawha nolosha casriga ah ku lammaani waxa ay sababeen in daalku uu ka mid noqdo nololmaalmeedka qofka. Cadaadiska dhan walba qofka kaga imanaya. Daalkaas iyo burburkaas qofku joogtada u qabaa waxa uu marar badan ka hor istaagaa in uu ku raaxaysto noloshiisa, si nafsi ahna u dareemo baahida uu u …

Read More »

4 Qodob Oo Qofka Ka Caawinaya Inuu Yeesho Dhaqan Akhris

caado wax akhris

Xikmaddu ma’aha tirada buugta uu qofku akhriyo, balse waa tayada buugtaas iyo miisaanka xogta iyo aqoonta ay xambaarsan yihiin, sidaas awgeed xoogga ha saarin in aad badiso tirada buugta ee waxa aad dadaalka gelisaa doorashada buugga aad akhriyeyso iyo ka faa’idaysigiisa. Dhinaca kalana ha rumaysan in buug akhrisku ay kaaga baahan tahay firaaqo fiican iyo waqti u go’an. Haddii aad …

Read More »

Xidhiidhka Bulshada?

xidhiidhka, dadka

Nolosha qofku inta badan saddex marxaladood midkood ayaa ay ku sugantahay, hadba marxaladda uu la noolyahay ayaana jaangooya nooca xidhiidh ee uu bulshada la yeelanayo. Ibnu Taymiya oo ka warramay marxaladahaas nolosha ayaa ku magacaabay, marxalad Maxbuusnimo, marxalad boqornimo iyo marxalad jaalnimo. Maxbuus: Waa marka uu qofku maxbuus u noqdo baahi iyo taagdarro ama dhibaatooyin nololeed. Waxa uu u baahan …

Read More »

Qaababka Loo Maareeyo Walwalka Ardaynimada

Walwalka ardaynimada, ardayga,

Walwalka ardaynimada: Majiro qof ka tallaalan mawjadaha walwalka ee soo wajaha dadka xilliyada kala duwan, waa shay loo siman yahay oo qof walba ku dhici kara, waa xaalad caafimaad oo wajiyo badan soo marta, mar waxay u baah naataa talo iyo tusaale qofka la siiyo, mar waxay u baah naataa ag jooga ehelka iyo ku dhex jiridooda, halka ay mar …

Read More »