Bulshada

halkudhigyo Xikmad Leh Oo Ka Hadlaya Dumarka Iyo Nolosha Qoyska

– Gabadha Talyaani haddii aad jacayl u sheegato kuma rumaysanayso in aad dhab u jeceshay illaa aad darteed dhagar u gasho, Gabadha Inigiiris jacaylkaaga ma rumaysanayso illaa aad xoolo badan ku bixiso. Laakiin gabadha carbeed in aad jeceshay waxa ay rumaysanaysaa oo keliya marka aad guursato. – Dagaalku waxa uu leeyahay xeer la iska yaqaanno oo ah, “Goob kasta oo …

Read More »

Waking Up Thirsty At Night: Causes And Treatment

Waking up thirsty at night, also known as nocturnal thirst, can be caused by various factors. Some common reasons for experiencing nighttime thirst include: Dehydration: One of the most common reasons for waking up thirsty at night is dehydration. If you haven’t consumed enough fluids throughout the day, your body may become dehydrated, leading to increased thirst. Consumption of Salty …

Read More »

Odhaahyo Xikmadeysan Oo Ku Saabsan Isfahamka Ragga & Dumarka

– Jacaylku waa shaqada qofka bilaa camalka ah, iyo nasashada qofka shaqeeya. – Qof aan sabir lahayn jacayl kama guul gaadho. – Bariga gabadhu wejiga ayaa ay qarsataa, galbeedkana lugaha. – Jacaylku waxa uu keliya ku noolaan karaa hadal cad oo aan waxba la isku qarin, taasina waa dhaqan aanay gabadhu jeclayn. – Guurka iyo gabowguba ninka waa u edbin …

Read More »

6 Ways To Use Avocado Oil

There’s a good chance that if you’re reading this, you’ve already been swept up by the coconut oil movement and have used it in your hair, body and food. In fact, you’ve probably even experimented with bulletproof coffee which includes a couple tablespoons of coconut oil for an extra boost. But what about avocado oil? We’ve seen the increase in …

Read More »

Faai’dada Cabitaanka Kaarootada Iyo Koostada La Isku Shiiday & Xanuunnada Lagula Tacaalo

kaarootada, koostada,

Cabitaanka dabiiciga ah wuxuu baab’iyaa haraadka, waxaa laga helaa nafaqo kala duwan, culeysna ma saaro beerka iyo kilyaha, sidaas darteed waa in ku dedaalno cabbitaannada dabiiciga ah oo aynu ka fogaanno kuwa warshadaysan.  Qormadaan waxaan ku soo qaadanaynaa mid ka mid ah cabbitaannadaas dabiiciga ah kaas oo ka kooban kaarooto iyo koosto. Cabbitaankani waxaa ka buuxo nafaqooyin iyo macdano kala …

Read More »

Astaamaha Lagu Ogaado Dadka Leh Dabciga Ma-Diidmada (Agreeableness)

Qoraalkaan waxaan kaga hadlaynaa dabciga ma-diidnimada cilmi ahaanna loo yaqaanno “agreeableness” oo ah dabci ay leeyihiin dadka qaarkiis. Dadka dabcigaan leh waa kuwa qalbi furan, naxariis badan oo bulshadu ay jeceshahay si fududna saaxiibbo ku kasbada. Dabcigaani waa mid ah shanta dabci ee waa wayn ee aadamaha, afarta kale waxay kala yihiin: Dabciga furfurnaanta iyo bulshaawinnimada (extrovertion)Dabciga is-xakamaynta (Conscientiousness)Dabciga maskax furnaanta …

Read More »

Sababaha Ay U Wanaagsan Tahay Inaad Guursato Haweeney Garoob Ah

hawweney garoob ah, haweenka garoobka ah, garoobada,

Ragga qaar way ka fogaadaan shukaansiga haweenka garoobka ah ee caruurta haysta, xittaa kuwa furniinka soo maray waxay raadiyaan gabar aan weligeed guur soo marin. Waxaa jira fikrado qaldan oo laga haysto haweenka garoobada ah ee caruurta sooo dhalay. Waxaad moodaaa in garoobnimada ay noqotay wax haweenka lagu liido ama lagu caayo, iyadoo dadka qaar ay u arkaan in gabadha …

Read More »

Are You Tired Of Being Single?!

By: Dr. Nafisa Sekandari and Sr. Hosai Mojaddidi Source: mentalhealth4muslims.com “Relationship idolatry happens when we place too much emphasis on our relationships rather than working on our own self-realization. What you might think you should get from a relationship (a sense of peace, love, and security) is really only attainable by getting in touch with your spiritual nature.” –Kathy Freston …

Read More »

Goobtada Shaqada Iyo Joogtaynta Caafimaadka

Caafimaadka jirka iyo maskaxdu waa mid marwalba u baahan kawarqab iyo taxadar goob walba oo qofku uu ku suganyahay. In badan oo kamid ah bulshada ayaa shaqeeya waqti badan oo xataa dhacda inuu ka badanyahay isku geynta xiliga ay hurdaan. Dadka qaar ayaa ka cawda xanuun iyo daal iyagoo iska indha tiraya in xanuunka ama daalkani uu ka yimid goobta …

Read More »

Xaqiiqooyin Ku Saabsan Gabadha Bikrada Ah Oo Ay Tahay Raggu Inay Fahmaan

gabadha bikrada ah

Ragga badankoodu waxay aaminsan yihiin in ay tahay inuu gabadha dhiig ka yimaado galmada ugu horreysa haddii ay bikro tahay! Run ahaantii waa fikrad khaldan. Waa jira fikrado kale oo khaldan oo raggu ay ka rumaysan yihiin gabadha bikrada ah: waxay aaminsan yihiin in haddii aysan dhib badan ka marin xilliga galmada oo aysan xanuujinin haweeneyda inaysan bikro ahayn. Taasi …

Read More »

Calaamadaha Madax Kala Guurka (Hydrocephelus) Iyo Sida Loo Yarayn Karo…

madax kala guurka

Xanuunka madax kala guurku waa xanuun aan sahlanayn kuna badan bulshada soomaaliyeed. Cudurkaan waa cudur dhaca marka biyo ama dheecaano ay ku samaysmaan qalfoofta madaxa, biyaha waxay sababayaan in maskaxdu bararto, bararkaas kadib maskaxda oo ah shay aad u jilicsan waxaana soo gaara dhaawac maadaama cabirkii loogu tala galay ay ka waynaatay, isbadalkaas maskaxda ku dhacay wuxuu sababayaa in qofku caafimaadkiisa …

Read More »

Maxaa Sababa Busbuska (Chickenpox), Sidee Se Looga Hortegi Karaa?

xanuunka busbuska, busbus,

Busbusku wa fayrus ku dhaca caruurta, waxaana lagu gartaa oo astaan u ah finan guduudan oo cuncun leh kana soo baxa jirka oo dhan. Waxaa si fiican loo yaqaanaa in hadii uu mar kugu dhaco busbuska marlabaad kuguma dhaco. Tan iyo markii tallaalka busbuska la soo bandhigay bartamihii 1990 ka kiisaska busbusku hoos ayey u dhaceen waa maxay astaamaha Busbuska? …

Read More »

Sidee La Iskaga Daaweyn Karaa Injirta (Lice)?

injirta,

Injirta waa dulin aan noolaan karin aadanaha la’aantiis waayo waxay u baahan yihiin dhiiga aadanaha, mana awoodaan inay ku noolaadaan meel aan aadanaha jirkiisa ahayn. Injirtu maahan sida cayayaanka kale, malahan baalal ay ku duusho lakin waxay leeyihiin 6 lugood oo meesha ugu danbaysa ku leh qodobo ay timaha ama dharka dadka ku qabsadaan. Injirtu waxay ku dhici kartaa ama …

Read More »