farxadda guurka

Inuu Guursado Ayuu Damcay, Iyadana Waxa Ay Ku Xidhay Shardigaan Cajiibka Ah!!

Nin dhalinyar ah ayaa inuu guursado damcay, kadibna waxa uu waraystay dadkay isku magaalada ahaayeen markaasaa loo sheegay inay jirto gabadh aad u ixtiraam badan isla markaana la dhaqan iyo akhlaaq fiican, kadibna isla markiiba ninkani wuxuu go’aansaday inuu gabadhaasi guursado. Gabadhii ayaa ay is arkeen kadibna waa uu ku qancay, waxyar kadibna waxaabuu diray tolkii siday ula soo xaalaan …

Read More »

Hadaad Isku Aragto Arrimahaan, Jaceyl Dhab Ah Ayaa Ku Haya

Jaceyl dhab ah, jacaylka, qofka ku jecel

Wali jaceyl dhab ah ma ku helay? Waa suaal jawaabteedu adagtahay balse waxa ka adag hadaa lagu waydiiyo “Qofkad xidhiidh la leedahay dareen jacayl ah ma u qabtaa?” Hadaad 12-kan qodob ee hoos ku xusan aad isku aragtid ama qaar ka mid ah, ogow jacaylkii dhabta ahaa ayaa ku haya: 1. Waa qof special ah: marku jacayl ku hayo qofkad …

Read More »

5 Mistakes Parents Make When Dealing With Children

By: Grandma Jeddah Source: MuslimVillage We can all probably spurt out a list of mistakes our parents made with us when we were young. For some reason, faults are often more memorable and vivid than the numerous sacrifices our parents made for us. Even though as parents we will make mistakes now and then when raising our children, it’s helpful to …

Read More »

5 Qodob Oo Kaa Caawinaya Inaad Doorato Qof Kuu Qalma Oo Aad Nolosha Wadaagtaan

Sidee baan uu doortaa qofka aan nolosha la wadaagayo? Waxay ka mid tahay su’aalaha ugu muhiimsan uguna adag Nolosha, waayo waxay bilow u tahay mid ka mid ah go’aammada nolosha ugu muhiimsan ee qofku gaadhayo inta uu nool yahay. Haddaba waxaa uu ustaad Mubarak Hadi, muuqaalkaan nagalu wadaagayaa 5 qodob oo qofka ka saacidi kara inuu xusho lammaane wanaagsan oo …

Read More »

Sababaha Ninkaagu Beenta Kuugu Sheego Iyo Xeelad Aad Uga Goyn Karto

Niinka beenta badan, beenaale, beenta,runta

Sidee ula dhaqmaa ninka beenta badan? Dabeecadaha ugu dhibka badan uguna adag ee gabadhu kala kulmi karto ninkeeda ayaa waxaa ka mid ah beenta badan, wey iskala noolaan kartaa daneecadihiisa kale sida in uu kulul yahay oo xanaaq dhawyahay, haweeneydu waa ay xakamayn kareysaa dabeecadaha ninkeeda waxaan ka ahayn beenta badan sababtoo ah beentu waxay keentaa maraka qaar in xiriirkii …

Read More »

Murti Ku Saabsan Xidhiidhka Lammaamaha

Murti ku saabsan, xikmado jaceyl ah, weedho, halkudhegyo

Qormadan oo aynu ku soo qaadan doono hadallo xikmaddaysan oo taabanaya waayaha nolosha lammaanaha xidhiidhka guur iyo cilaaqaadka jacayl dhex marayaan iyo hogatusaaleyn cibaarooyin u noqon kara waayaha kala duwan ee noloshooda, waxa aynu ka soo xiganaynaa meelo kala duwan oo uu ugu horreeyo buugga ‘Mudakaraatu Shaabba qaadiba’ oo uu qoray qoraaga caanka ah ee Aniis Mansuur. Waxa aanay ku …

Read More »

Khaladaadka Ugu Daran Ee Xilliga Shukaansiga Ama Haasaawaha

Shukaansiga, haasaawaha, haasaawe, xidhiidhka, xiriir jaceyl

Haddaad wiil tahay oo aad gabadh u haasaawe tegayso, waa gabadh uun ha ugu haasaawe tegine, gaari, dhabayl ama qaryad aad ku aamini karto inay noqoto carruurtaada hooyadood u haasaawe tag.Haddaad tahay gabadh oo aad wiil wakhtigaaga siinayso, waa ina rag uun wakhtigaaga ha u siine, naftaada iyo ubadkaaga nin aad berri ku aamini kartid wakhtigaaga sii. Maanka ku hay …

Read More »

Shakhsiyadda Gabadha & Dabeecadaheeda Qarsoon Ee Raggu Badankoodu Aanay Aqoonin

Shakhsiyadda gabadha, dabeecadaha dumarka, haweenka,

Ninku marka uu doonayo in uu qalbiga gabadha ku dhowaado si uu u hanto waxa uu inta badan ku daalaa raadinta sirta iyo hal-xidhaalaha ku duugan shakhsiyadda gabadhan, waxa aanu in badan waqti ku lumiyaa in uu ogaado waxyaabo gaar ah oo nolosheeda ku saabsan, taariikhdeeda iyo nolosheeda hadda, marar badanna ma helo waxa uu raadinayo, haddaba qormadan oo aynu …

Read More »

Erayo Jaceyl Oo Macaan

Erayo jaceyl, fariimo jaceyl, dhambaal

erayo jaceyl: Rajadaydu waxay ku xirneyd kaliya maqalkiisa berri. Waxaan soo toosay aroortii xigtay maba joogaba oo mar hore ayuu baxay,meelaha Ayaan fiirfiiriyay waxaan arkay warqad miiska saran waxeyna u qorneyd sidan: “Anigu ma kuu keeni laheyn ubaxa , laakiin fadlan ii ogolow inaan sharraxo sababaha aanan kuugu keeneyn.. markii aan intaa akhriyay markiiba waan qalbi jabay. Waxaan sii waday …

Read More »

5 Calaamadood Oo Lagu Ogaan Karo Qofku Inuu Guur Diyaar U Yahay Iyo Inkale

Guur diyaar, calafdoon, guurdoon, guurka,

Ha u guursan in saaxiibbadaa guursadeen darteed. Guurso kolka aad guur diyaar u noqoto, heshana qofkii aad isku habboonaydeen. Kala garo guur iyo aroos. Aroosku waa xaflad maalin iyo labo socota, guurku se waa mas’uuliyad wayn oo illaa iyo gabowga guudka kuu saaran. — Mubarak Hadi “Qof kasta oo dhallinyaro ah oo aan weli guursan, wuxu maanka ku haystaa sawir …

Read More »

Dhambaal Jacayl Oo Xiiso Badan

Dhambaal jacayl, fariimo jacayl, fariin jaceyl erayo macaan

Dhambaal jacayl ah Si qarsoodi ah ayaad u xaday qeybkasta oo qalbigeyga ka mid ah adigoo aan igala tashan, haseyeeshee nasiibdaro waxaa iiga sii xanuun badan adigoon soo dhameystiran isku keenida qeybtii ka dhineyd qalbiga inaad ilowday. Kelmada waan ku jeclahay markaad ii timid ee aad igu tiri,ma aqaano wixii igu dhacay, jaceylkaaga la’aantiis waan lunsanaa, waxaan dareemay erey walbo …

Read More »

Five practical steps to win your wife’s heart!

By: Umm Abdullah Source: Jamiatul Ulama No matter how hard you’ve worked all day, do you dread getting a disappointed look from you wife when you enter the house? Are you tired of hearing complaint after complaint? What happened to those happy days? Do you miss her smile? Is there something you can do to bring it back? Before we start, remember …

Read More »

Things Divorced Men Wish They Had Done Differently In Their Marriages!

Kelsey Borresen, Original Publication at Huffington Post Looking back, these men reveal some of the missteps they made and the regrets they have. What ex-husbands would change if they were to do it all over again After a marriage ends and you’ve gained some time and distance from the relationship, you can slowly start to see where things went wrong. As …

Read More »

DHAMBAAL: Raali Galin Qof Aad Jeceshahay

Raali gelin jaceyl, fariimo jacayl, dhambaal jacayl, qof aad jeceshahay

Kulanti wacan oo wanaagsan dhamaantiimba saaxiibayaal, kuna soo dhawaada qormo gaar ah oo aan todobaadkaan diiradda ku saarayo  dhambaal raali galin qof aad jeceshahay, ama qofka uu idiinka dhaxeeyo xiriirka saaxiibtinimo,marka uu khilaaf idiin soo kala dhex-galo maadaama isku-dhaca uu qeyb ka yahay nolol maalmeedka dadka ama lamaanaha. Qof waliba waxuu jecelyahay nolol leh farxad joogta ah,haddana waxaa laga yabaa in …

Read More »

Siraha Ku Qarsoon Maskaxda Ninka Iyo Dabeecadaha Ka Dhashay Ee Dumarku Aanay Jeclayn

Guud ahaanba abuurka aadamuhu waxa uu ka mid yahay calaamadaha tirada badan ee adduunkan dushiisa lagu arkayo ee ina tusaya awoodda, farshaxannimada iyo xikmadda Alle ee aanay maskaxda aadamuhu si dhayal ah u sawiran karayn, ama awooddeeduba aanay gaadhsiisnayn heer ay sawirato. Qormadan maanta waxa ayu ku wadaagaynaa calaamado abuur ah oo maskaxda raggu ay kala gaar tahay tan dumarka, …

Read More »