Khaladaadka Ugu Daran Ee Xilliga Shukaansiga Ama Haasaawaha

Haddaad wiil tahay oo aad gabadh u haasaawe tegayso, waa gabadh uun ha ugu haasaawe tegine, gaari, dhabayl ama qaryad aad ku aamini karto inay noqoto carruurtaada hooyadood u haasaawe tag.

Haddaad tahay gabadh oo aad wiil wakhtigaaga siinayso, waa ina rag uun wakhtigaaga ha u siine, naftaada iyo ubadkaaga nin aad berri ku aamini kartid wakhtigaaga sii. Maanka ku hay in guurku yahay mid ka mida go’aannada ugu adag ee aad qaadanayso inta aad nooshahay.

– Mubarak Hadi

Muuqaalkaan waxa uu ustaad Mubarak Hadi nagula wadaagayaa 3 khalad oo la galo xilliga shukaansiga ama haasaawaha oo ay tahay in la fogaado.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka:

Check Also

qalbiga gabadha, jacayl, gabar,

Furayaasha Qalbiga Gabadha & Sida Jaceyl Loogu Abuuro

Gabadhu abuur ahaan waa xasaasi, waxa aanay jeceshay kalgacal iyo shucuurta naxariista iyo koolkoolinta lihi …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *