Relationship

Sababaha Ragga Waa Wayn Ay U Jecel Yihiin Guurka Gabdhaha Yaryar

guurka gabdhaha yaryar, odayaasha

Waxaa jira lammaanayaal badan oo da’a  da’a ahaan aad u kala wayn. Inta badan xiriiradan ninka ayaa aad uga wayn gabadha. Hadaba waa maxay sababta ragga waaweyn ay u jecel yihiin guurka gabdhaha yaryar? Waxaad isweydiinaysaa waa maxay waxa soo jiita ee ninka ku kallifa inuu guursado gabar aad uga yar. Sii akhri si aad wax ugu ogaato sababaha keeni kara in …

Read More »

Sababaha Dumarka Quruxda Iyo Fariidnimada Isku Darsada Ay Guurka Uga Daahaan

dumarka quruxda badan, fariidnimada, guurka,

Cilmibaadhis ay samaysay majallad caalamiya oo ka faalloota arrimaha haweenka ayaa daahfurtay in ragga badankoodu ay aaminsan yihiin in dumarka quruxda badan ee weliba fariidnimada lagu majeerto, kuna dadaala in ay ilaaliyaan quruxdooda iyo xarragadooda ay si sahal ah u helaan guur, laakiin ay taasi tahay been ay iska dhaadhiciyeen raggu. Laba kooxood oo ah cilmibaadhayaal ayaa daraasado arrintan la …

Read More »

7 Arrimood Oo Adkeeya Xiriirka Jaceyl Ee Lamaanaha

Xiriirka jaceyl, lamaanaha

Waxyaabaha ka dhiga xiriirka lamaanaha mid ku dhisan is aaminaad iyo jacayl waa mid u kala duwan laamane kasta oo isqaba, waxyaabahaan oo dhan ma ahan kuwo ku yimaada laba cisho gudahood. Hadii aad u baahan tahay xiriirka kaala dhexeeya lamaanahaaga in uu noqdo mid adag, waxaa lagaa rabaa inaad dadaal kubixisid sida aad u adkayn lahayd. Qodobada hoos ku …

Read More »

Sida Jaceyl Loogu Abuuro Gabadha Fariidda ah!

Gabadha fariidda ah, gabdhaha caqliga badan , sida jaceyl loogu abuuro,

Sida loo kasbado gabadha fariidda ah: Gabadha maskaxda badani waa ta awood u yeelata in ay dareenka iyo xiisaha ninka ay ku soo jeediso wax kasta oo ay qabanayso, waxa ay ku guulaysataa in ay si joogta ah isaga dhigto cidda qudha ee uu ninkeedu ku fikiro dareenkiisa oo dhamina daneeyo. Laakiin dhibta ay gabadha garaadka badani (Fariiddu) leedahay waa …

Read More »

Dhibaatooyinka Laga Qaado Jacaylka Aan Lagula Wadin & Talooyin Muhiim Ah

jacaylka aan lagula wadin

Waa in ayu mar walba xasuusnaano in wax kasta oo nolosha innagu soo maraa uu yahay fursad aynu ku ogaan karno xaqiiqada nafteenna, isla markaana aynu aqoonsanno in aanay jirin waayo-aragnimo aan faa’iido lahayn, haddii ay ugu liidato waxaa hubaal ah in aynu ka baranayno casharro aynu kala soo baxno, si ay innooga caawiyaan in nolosheenna mustaqbalku ay noqoto mid …

Read More »

Furayaasha Qalbiga Gabadha & Sida Jaceyl Loogu Abuuro

qalbiga gabadha, jacayl, gabar,

Gabadhu abuur ahaan waa xasaasi, waxa aanay jeceshay kalgacal iyo shucuurta naxariista iyo koolkoolinta lihi in ay udub dhexaad u noqoto nolosheeda, marka la eego xidhiidhka ay la yeelanayso ninka ay damaca guur ka leedahayna waxa ay mar kasta ku dadaashaa in uu noqdo mid kalgacal xooggan ku dhisan. Laakiin in ninku uu gabadha qalbigeeda hanta waxa ay u baahan …

Read More »

Talooyinka Guurdoonka Qaybta 2-Aad

3. Wakhtigaaga qaado Ha degdegin; wakhtigaaga qaado. Ha u guursan in saaxiibbadaa guursadeen darteed. Guurso kolka aad guur diyaar u noqoto heshana qofkii aad isku habboonaydeen. Kala garo guur iyo aroos. Aroosku waa xaflad maalin iyo labo socota, guurku se waa masuuliyad wayn oo ilaa iyo gabowga guudka kuu saaran. Waan ogahay in gabdhaha culays iyo cadaadis lagu saaro in …

Read More »

Talooyinka Guurdoonka Qeybtii 1-Aad

mubarak hadi, guurdoonka,

Waxaan qormooyinka soo socda kuugu soo gudbinayaa 7 talo ama tallaabo oo muhiim u ah doorashada cidda aad guursanayso, haddu Alle idmo. 1. Qalbiga ku dooro Casriga aynu maanta nool nahay, aad bay muhiim u tahay isasoojiidashadu. Jacaylku waa wax jira, hubin bayse u baahantahay in uu yahay mid xaqiiqo ah iyo inuu yahay mid khayaali ah. Dareenka jacaylka ee …

Read More »

Hadafka Haasaawaha

haasaawaha guurka, hadafka, shukaansiga,

Alifkii qalloocdaa Albaqruu ku dhibaa. – Maahmaah Soomaali Hadafka haasaawuhu waa hadaf wayn oo aanu kaalintiisa qofka dhallinyarada ahi dhaaddanayn. Waa xilli uu qofku ku gudajiro gaadhidda mid ka mid ah go’aannada noloshiisa ugu muhiimsan. Ha ku baraarugsanaado ama yaanu ku baraarugsanaane, wuxuu ku gudajiraa go’aankii uu ku dooran lahaa qofkii ay iska soo ag kici lahaayeen noloshiisa inta ka …

Read More »

Calaamadaha Gabadha Sida Dhabta Ah Kuu Jecel Ee Guurkaaga Rabto

Maxaa ka fiican inaad nolol la wadaagto qof si dhab ah kuu daneeya oo ku jecel adiguna aad jeceshahay? Marka aad hesho qof ku jecel oo ku daryeela noloshu waxa ay noqotaa mid farxad leh.  Si kasta ha ahaatee, helidda qofkaas waayahaan dambe waa ay adkaatay sababtoo ah waxaa soo batay xiriirada khiyaanada, iyo danaysiga ku dhisan. Xittaa haddii aad …

Read More »

Gabdhuhu Si Fudud Kuma Sii Daayaan Ninka Dabeecadahaan Leh!

Qaar badan oo ka mid ah dadka ku xeel dheer cilmiga bulshada ayaa aaminsan in gabadhu ay tahay makhluuq in la raalli geliyaa ay aad u adag tahay, waxa ay leedahay halbeeg dabiici ah oo ay ku qiimayso ruuxa ay u aragto in uu qiimeeyey iyo kan kale waxa aanay laabteeda ku haysataa tilmaamo u gaar ah oo ninka ay …

Read More »

Calaamadaha Lagu Ogaado Gabadha Ku Rabto Ama Kaa Heshay

gabadha ku rabto, gabadha kaa heshay,

Maku wareertay inaad ogaato calaamadaha saxda ah ee lagu fahmo gabadha ku rabto ama kaa heshay? Kaligaa ma tihid! Rag badan ayaa kula qaba dhibtaas. Way adagtahay dumarka in la akhriyo, waana sababta ay raggu ugu wareeraraan inay ogaadaan gabadha ka heshay. Haddaba maqaalkeennaan maanta waxaan kaga hadalaynaa calaamadaha lagu garto gabadha kaa heshay. Xiriirka indhaha: Gabadha oo si joogto …

Read More »

Sababaha Ay U Wanaagsan Tahay Inaad Guursato Haweeney Garoob Ah

hawweney garoob ah, haweenka garoobka ah, garoobada,

Ragga qaar way ka fogaadaan shukaansiga haweenka garoobka ah ee caruurta haysta, xittaa kuwa furniinka soo maray waxay raadiyaan gabar aan weligeed guur soo marin. Waxaa jira fikrado qaldan oo laga haysto haweenka garoobada ah ee caruurta sooo dhalay. Waxaad moodaaa in garoobnimada ay noqotay wax haweenka lagu liido ama lagu caayo, iyadoo dadka qaar ay u arkaan in gabadha …

Read More »

Are You Tired Of Being Single?!

By: Dr. Nafisa Sekandari and Sr. Hosai Mojaddidi Source: mentalhealth4muslims.com “Relationship idolatry happens when we place too much emphasis on our relationships rather than working on our own self-realization. What you might think you should get from a relationship (a sense of peace, love, and security) is really only attainable by getting in touch with your spiritual nature.” –Kathy Freston …

Read More »