Nolol Wanaag

Tirarka Ugu Haboon Ee Caannimada (Qeybtii 2-Aad)

qof caan ah, caannimada

TIIRKA SADDEXAAD Qofnimadaada waa seeska xidhiidhka aad bulshada la leedahay. Waxyaabaha ay qofnimadaadu ka samaysanto waxaa ka mid ah, aqoontaada, anshaxaaga, iyo macaamilkaaga. Waxa ay xoojiyaan xiisaha iyo soo dhoweynta ay bulshada ku hayso, sidaas awgeed mar kasta oo aad caan noqoto ama caannimo raadinayso, waa in aad dib u qiimayn joogto ah ku samayso habdhaqankaaga, aqoon-korodhsigaaga, waxbarashadaada, iwm. TIIRKA …

Read More »

Tiirarka Ugu Haboon Ee Lagu Gaadhi Karo Caannimada

Aadamaha badankiisu caannimada ayaa uu jecelyahay, laakiin waxaa marar badan ka qaldanta dariiqa uu u marayo. Waxaa taas ka sii dhib badan in ay mararka badan ka qaldanto qeexda caannimada ama uu garan waayo nooca caannimo ee uu helayo, iyo haddiiba uu helo sida uu uga faa’idaysanayo. Caannimadu waxa ay noqon kartaa qofka oo magaciisa iyo muuqiisa bulshadu aad u …

Read More »

Astaamaha Balwada Internet-ka Iyo Dhibaatooyinka Ka Dhasho

balwad, internetka, balwada

Balwada internet ka waa xaalad maskaxiyan ah oo sababta in dadka ay ku lumiyaan waqti badan isticmaalka computer ama alaadaha ku xiran internetka, waxay saameyn kuyeelan kartaa caafimaadka, daqliga qofka, iyo xiriirada uu la leeyahay bulshada.Balwadaan waa mid ku cusub masaraxa caafimaadka, waxay khubarada caafimaadka maxkada aaminsan yihiin in balwada internet ka ay la mid tahay balwadaha kale sida, balwada …

Read More »

Qaladaadka Maaliyadeed Ee Aynu Galno

qaladaadka maaliyada

QALAD 1: Isu dheellitir dakhligaaga iyo kharashkaaga Hore ayaa ay Soomaalidu u tidhi, ‘Dani waa seeto’ laakiin noloshan dambe ee casriga ahi waxa ay dhiirrigelinaysaa in qofku seetadaas goosto. Teknoolajiyadda iyo war isgaadhsiintu waxa ay isu fureen dadkii dunida oo noqday kuwo aanu war isku seeganayn, meel kasta oo ay kala joogaanba. Horumarka weyn ee dhinac walba ah iyo indha …

Read More »

Sida Guul Looga Gaadho Wada-Xaajoodka Iyo Gorgortanka

gorgortanka, wada xaajoodka,

Haddii macmacaamilka uu qofku sameeyo noloshiisa oo dhan laba loo qaybiyo, qayb ahaan ayaa noqon karta wada-xaajoodka iyo gorgortan. Laga bilaabo wax iibsiga ama iibinta iyo iska cadaadinta sicirka, ilaa marka uu ilmuhu doonayo in uu waalidkii ku qanciyo in loo iibiyo wax uu xiisaynayo. Shaqada oo ay ugu yartahay in aad ku gorgortanto in mushahar laguu kordhiyo, iyo xitaa …

Read More »

Maaraynta Maskaxda Iyo Maaraynta Waqtiga

maaraynta maskaxda, waqtiga,

Markasta oo aynnu qawadno waxsoosaarkeenna, waxa aynnu canaanta Koowaad saarnaa waqtiga, ama waxa aynnu isku dhaliilnaa in aynnaan ku fiicnayn Maaraynta waqtiga. Talada ugu weyn ee aynnu ku celcelinaana waxa ay noqotaa isku boorrinta in jadwal aynnu samaysanno. Waa dhab in maaraynta waqtigu ay kaalin muhiim ah ku leedahay ka midho dhalinta hawlaheenna, waayo waxa ay wanaajisaa ka faa’idaysiga waqtiga. …

Read More »

Hababka Aad Uga Adkaan Karto Ceebahaaga

ceebahaaga

Ma jiro qof aan lahayn ceeb uu jecel yahay in aanay dadka kale ku arkin. Qormadan waxa ay soo bandhigaysaa talooyin qofka sida ay yihiin u qaata ka caawinaya in uu ceebahaas ka gudbo iyaga oo aan waxba u dhimin sharaftiisa iyo dareenkiisa nafsiga ah midna. – Deymo togan naftaada ku eeg, ha ku mashquulin waxa aad adigu isu haysato, …

Read More »

Effective Strategies To Reduce Stress

dealing with stress

Stress is a common experience that can affect both your mental and physical health. It occurs when you feel overwhelmed or unable to cope with mental or emotional pressure. Here are some effective tips to help reduce stress: Exercise Regularly: Physical activity releases endorphins, which are natural stress relievers. Aim for at least 30 minutes of moderate exercise, such as …

Read More »

Sababaha Keena Daalka Badan Iyo Burburka Caqabadda Ku Noqda Howl-Maalmeedka Qofka

daalka badan, daalka jidhka

Cilmibaadhis ay dhowaan samaysay shirkadda Mintel ayaa daahfurtay in boqolkiiba 97 dadka dunidu ay daal iyo burbur joogto ah u tahay maalin kasta ama inta badan ee waqtigooda, arrintaas oo sabab u ah in boqolkiiba 5 uu suuqyada dunida kor uga kaco iibka cabbitaannada tamarta kordhiya iyo dawooyinka nafaqada jidhka siiya oo ay dadku ka fishaan in ay ka kaxeeyaan …

Read More »

8 Ways To Deal With “Toxic” Friends

Dealing with toxic friends can be challenging but is essential for your mental and emotional well-being. Here are some strategies to handle such situations: 1. Identify Toxic Behavior Recognize signs of toxic behavior, such as: Constant negativity or criticism Manipulative or controlling actions Lack of support or empathy Dishonesty or deceit Draining your energy and happiness 2. Set Boundaries Establish …

Read More »

Dhibaatada Ku Hesha U Beddel Fursad Aad Wax Ka Barato

dhibka nolosha, fursad,

Marar kala duwan ayaa ay aadamaha soo mareen xanuunno iyo masiibooyin dabiici ah oo ay ku le’deen, dhulkana geysay noloshooda oo dhinac kasta ah. Marka taariikhda dib loo eego xanuunno badan oo aadamaha aqoontooda iyo waayo aragnimadooda ku cusub ayaa dillaacay oo intii dawo iyo tallaal loo helayey gumaaday qaybo badan oo dadka ka mid ah. Laakiin masiibo kasta iyo …

Read More »

Tallaabooyin kaa Caawinaya Inaad Cagta Saarto Jidka Guusha Ee Noloshaada

Jenifer Hayman waxa ay maamule ka tahay mid ka mid ah shirkadaha ka shaqeeya nashqaddha dharka iyo muriyadaha iyo walxaha la isku qurxiyo. Waxa ay dhowaan ka sheekeysay qodobbo ay u aragto in ay jid u noqon karaan guul uu qofku ka gaadho shaqadiisa. Haweenayda qoraaga ah ee Katie Warren, ayaa dhowaan wargeyska The Independent ee ka soo baxa dalka …

Read More »

12 Arrimood Oo Sababi Kara In Wax Akhriskaagu Uu Yaraado Qeybtii 2-Aad

wax akhriska,

Arrinta lixaad ee keeni karaysa in wax akhrisku kugu adkaado, waxa weeye luqadda aad wax ku akhriyayso oo aad isku dhibban tihiin. Iyadoo wax akhrisku aanu weli caado kuu noqon (wax aad qabatintay), haddii afka aad doonayso in aad wax ku akhrisana uu noqdo af illaa xad waxa aad ku akhriyayso aanad ku fahmi karayn, way adkaanaysaa in wax akhriskaagu …

Read More »

Deymada Indhaha Iyo Faaidooyinka Ay U Leedahay Xidhiidhka!!

deymada indhaha

Haddaad moodayso in xidhiidhka wanaagsani u dhalasho yahay, waad qaldan tahay. Waa xeelad iyo xirfad la barto, qof kastaana awood u leeyahay in uu ku tababarto. Hababka xidhiidhka tayeyntiisa iyo adkayntiisa qaybta libaax ka qaatana waxaa ka mid ah deymada indhaha, oo awooddeeda iyo muhiimaddeedu ku xidhanyihiin awoodda uu qofku u leeyahay ka faa’iidaysiga deymadaas, oo ay ka mid tahay …

Read More »