Ma rabtaa inaad keydsato fariimahaaga whatsapp-ka haday yihiin codad, qoraallo, muuqaallo iyo sawirraba oo aad dib u hesho xittaa taleefankaaga uh ka lumo ama mid kale aad u wareegto? Haday jawaabtaadu HAA tahay muuqaalkani waa kaagii ee ka bogasho wacan:
Read More »Bulshada
Qalbi Jab Jaceyl
Qalbi jab jaceyl: Qalbigaaga ayay jebinayaan, waxay kaaga tagayaan sabab la’aan, waxaad ka dooratay dad oo dhan, waxaad aamintay in badan, waxaad u ahay daacad, waxaad u hurtay naftaada, waxaad u sameysay wax kasta aad awooday laakiin wax kale iyo meel kale ayaa u muuqatay mar kasta, waxaa kugu soo haray su’aalo u garaacaya maskaxdaada sida mowjado bad oo buur …
Read More »Sida Loo Sameeyo Suugada Ethiopian-ka
Jimco wanaagsan akhyaarta qiimaha badan ee ku xiran barnaamijka cunto karinta, maanta waxaan idin la wadaagayn sida loo sameeyo suugada ethiopian ka. Dawasho wanaagsan
Read More »Gurigaaga Ku Samayso Pizza!!
Waa markale iyo barnaamijkii cunto karinta ee Amira’s Cuisine, qeybtaan waxay Amira nagula wadaagaysaa Pizza si fudud loo diyaariyo oo guriga lagu samaynayo. Daawasho wanaagsan
Read More »Dedejinta Akhriska (Speed Reading)
Dejinta akhrisku ama waxa loo yaqaan Speed Reading, ma wax loo baahan yahaybaa? Ma muhiim baa? Mise waa khuraafaad? Muuqaalkaan hoose ayuu ustaad Mubarak Hadi ku sharraxayaa jawaabta su’aasha kore. Ka bogasho wacan:
Read More »Cibaadooyinka Ramadaan ee Fadliga Badan
Ramadaan wanaagsan dhamaan ummada muslimka gaar ahaan kuwa Ummada soomaaliyeed meel kastoo aad dunida ka joogtaan. Allaha naga dhigo kuwio ka faaidaysta bishan kheyrkeeda. Halkaan hoose ka daawo muxaadaro uu soo jeedinayo sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil oo ku saabsan cibaadooyinka ramadaan ee fadhliga badan:
Read More »Maxaad Ka Taqaan Faa’iidooyinka Garka?
Faa’iidooyinka Garka 1. Garku waa Sunne. 2. Garku wuxuu muujiyaa qaangaarnimo 3. Garku wuxuu muujiyaa Awood iyo mas’uuliyad in uu qofku leeyahay 4. Garku wuxuu kaa dhigaa in Ragga kale ku xushmeeyaan gaar ahaan kuwa aan Garka lahayn 5. Garku wuxuu muujiyaa Caaqilnimo, maskax furnaan. Ragga Garka leh faraha gacantooda ayay gacanta ku kala bixiyaan marka ay aad u fakirayaan …
Read More »Hooyadu Waa lama Huraan (xikmad yar)
Hooyo ayaa weydiisay wiilkeeda inuu tuso siday sawir ugu qaadi lahayd Mobile-keeda oo camera-da u isticmaali lahayd. Aad buu ugu qoslay isagoo layaaban inay waxaa fudud garanayn ama technology wax ka aqoon! Wuxuu ku yiri, “Hooyo adiga dadki hore ayaa tahay noloshan casriga ma fahmi kartid” Wuxuu hilmaamay in markay aduunka keentay ay wax kasta bartay sida loo hadlo, cuntada …
Read More »4 Qodob oo Kaa Dhigaya Qof Dulqaad Badan
Kusoo dhowaadaa barnaamijka xasuus qor Dhakhtar Ilkood ee ay soo diyaariso Drs Hibaaq Bubaal ee ay kasoo diyaariso magaalada Hargeisa. Qeytaan ayay dhakhtaradu nagula wadaagaysaa 4 qodob oo kuugu wacan inaad dulqaad yeelatid, inaad adduunka wax yar aad kasoo qaadid, iyo inaad waxyaabaha yaryar aadan weynayn oo xumaan dadka wadnahaaga aanad ugu qaadin. Ka faaidaysi wacan:
Read More »Maxay Raggu ii daba ordayaan?
Gabar ayaa ku tiri Islaan Waayeela oo Waaya arag ah, “Mar kasta waxaan soo jiitaa oo i daba orda niman badan” Islaanti ayaa ugu jawaabtay, “Aniguba sidaa ayaan u heysan jiray ilaa aan marki dambe ogaaday in Qiimaha jaban uu soo jiito Macaamiil badan! Waxaan kaloo ogaaday in aan anigu sabab u ahaa oo Fariin dirayay si la iigu soo …
Read More »Hooyo waan ku jeclahay W/Q Siciid Xagaa.
Hooyo waxey leedahay wiilkeygiyow/gabadheydiyey noloshu maalinba waa ceyn oo isku mid ma ah, wax walbana waa adag yihiin haddii aadan heysan garab iyo kalsooni naftaada ah. waxaan rabaan in aad ogaato in hooyadaa ku jeceshahay had iyo jeerna ay ku jeclaan doonto illaa nafta igu jirto. Waxaan sameeyey wax alla wixii aan kuu sameyn karay, waan ku ilaaliyay, qalbiga ayaa …
Read More »Qodobo Ka Caawinaya Inaad Si Wacan Uga Faaidaysato Bisha Ramadan
Ka Faa’iideyso Bisha Ramadaan 1. Aqri Quraanka 4 bog Salaad kasta, go’aanso in aad Bishan dhameyso aqrinta Kutubta Quraanka, kuna dedaal in aad fahanto macnihiisa 2. Shanta Salaadood ku tuko Masjidka, Seexo habeenki xilli hore, si aad Suxuurta ugu kacdo waqtigeeda, Salaada Subax ugu tukato Jameecada Masjidka 3. Ku Bilow Afurka Biyo, Timir, wax fudud. Ducayso, Alle dabi dhaaf weydiiso …
Read More »Talooyin ku saabsan bisha barakaysan ee Ramadaan
Ugu horrayn qof waliba oo nagamid ah waa in uu isku dayaa bishaan Ramadaan in uu sameeyo dadaal kabadan dadaalkii uu sameeyay ramadaankii tagay. 1- Iskuday in aad iska yarayso amaba aad joojiso waxyaabaha maaweelada ah ee qofka mashquuliya, haday ahaan lahayd wax aad ku cayaarto, amaba wax aad daawato, amaba wax aad dhagaysataba. 2- Waa in aad isku daydaa …
Read More »Taariikhdaa xusaysa Qof weliba wuxuu galay & wuxuu dhaxal uga tagay Aduunkan
Sheekh Axmed Deedat AUN wuxuu ahaa Caalin isagu wax is baray. Wuxuu caan ku ahaa la doodida baadariyaasha & kuwa diimaha kale haysta, mar kastana wuu ka guuleysan jiray. Wiilkiisa Yuusuf Deedat wuxuu ku tilmaamay, “Libaaxi Masraxa”. Wuxuu qoray in ka badan 20 Buug, in badan oo ka mid ah waxaa loo turjumay luuqado kale. Dr. Zakir Naik wuxuu ahaa …
Read More »Subax Kasta Waxaad Leedahay Laba Doorasho
Waxaad dooran kartaa inaad guuleysato Ama Waxaad dooran kartaa inaad iska noolaato keliya oo aadan waxba soo kordhin Hadaa doorato inaad guuleysato Go’aansato isbedel Ballan qaadid inaad dantaada garato Wax kasta waa suuragal Sababtoo ah Alle ayaa kula jira Aqri Quraanka aroor & fiid kasta Tuko Salaada waqtigeeda Rejee mustaqbal ifaya. Ogow, Gudahaaga waxaa ka buuxa karti weli dihan Waxaad …
Read More »
Daryeel Magazine