Kusoo dhowaadaa barnaamijka xasuus qor Dhakhtar Ilkood ee ay soo diyaariso Drs Hibaaq Bubaal ee ay kasoo diyaariso magaalada Hargeisa.
Qeytaan ayay dhakhtaradu nagula wadaagaysaa 4 qodob oo kuugu wacan inaad dulqaad yeelatid, inaad adduunka wax yar aad kasoo qaadid, iyo inaad waxyaabaha yaryar aadan weynayn oo xumaan dadka wadnahaaga aanad ugu qaadin.
Ka faaidaysi wacan: