Gabdhaha soomaliyeed oo u dhashay qurux iyo midab dabiici ah, ahna kuwa ugu quruxda badan marka lagu qiimeeyo haweenka kale ee geeska Africa iyo aduunkaba, ayaa aad u jecel inay muujiyaan oo soo ban dhigaan sifaha quruxdooda qarsoon. Inkastoo lakala badsado, hablaha qaarna ku dheer yihiin la socodka waxa cusub iyo xaragada sanad walba (yearly fashion trends), hadana waxay dhamaan …
Read More »Bulshada
4-ta Nooc ee Waalidiinta iyo Saamaynta Barbaarintooda!
Waxa uu la xidhiidha mawduucani kasmo nafeedka ubadka iyo Barbaarintooda (Child and Parenting Psychology) taas oo ay muhiim tahay in ay waalidiintu ku kobciyaan aqoonta barbaarineed, si ay inoogu soo baxaan ubad wanaagsan oo mustaqbal qurux badan yeesha. Waxa la ogaaday, in habka barbaarinta ee waalidku u maro in uu ilmihiisa ku koriyo; ay saamayn ku yeelato Bulshada oo dhan, …
Read More »Sidee ayaa ilmahaaga u bari kartaa ilaalinta sirta guriga?
Hordhac wanaagsan bay noqon jaallayaal inaan idiin sheego qoraalkan soo socda in uu qaadaadhigi doono habka ilmuhu u dhowri karo waxyaalaha idiin gaarka ah, arrimaha gurigana uusan ugu gudbin dad idinka fog. Dhowrista siraha gurigu waa qodob tarbiyadeed muhiim ah si ilmahaagu sabab ugu noqon sirtu gurigaaga dibadda ugu baxdo. Qoraalkaan waxaan rabaa inaan kugu soo gudbiyo inaad adigu [waalidow] …
Read More »WAHSIGA W/Q: Ciise Waddani
Anas Ibnu Malik Waxa uu Nabiga kasoo maqlay s.c.w ducadan:- “Allow waxankaa magan galay walwalka/werwerka, iyo murugada, iyo tamar darrida, iyo wahsiga, iy dhabcaalnimada,Iyo fulaynimada, iyo dayn i cuslaysa, iyo rag iga roonaada” Halkan waxan kusoo qaadan doonaa shan qodob oo wax inooga iftiimiya wahsiga. 1. Waa maxay wahsi? Tusaale ahaan afka carabiga marka lagu eego kelmaddan waxay noqotaa “Al-kasal” marka …
Read More »Xogo Xiiso Badan Oo Hurdada Ku Saabsan Balse Aanay Weli Saynisyahannadu Fahmin Sababtooda!!
Hurdadu waxa ay ka mid tahay baahiyaha aasaasiga ah ee jidhka. Sidaa awgeed xeeldheereyaasha cilmiga nafsiga iyo cilmiga neerfeyaashu waxa ay waqti badan geliyaan daraasaynta hurdada iyo faa’iidooyinka ay jidhka u leedahay. Arrimaha xiisaha leh waxaa ka mid ah in jidhka aadamuhu aanu mar keliya shaqada joojin inta aynu hurudno, balse uu qabto shaqooyinka muhiimka ah ee dhibta badan, hawlaha …
Read More »Aqoontaa jaangoyneysa doodda… Gabadhu ma ka musuq yartahay ragga dhanka siyaasadda ?
Waxay aaminsanyihiin dad badani in dumarku xagga musuqa kaga yaryihiin ragga; waxay aaminsanyihiin in dumarku ku naaloodaan anshax wanaag ka sarreeya kan ragga , taasooy sabab u tahay habdhaqanka bulshada ku xididaystay ee baraya gabdhaha inay ku waynadaan daacadnimo, degganaan iyo wanagsanaan. Habdhaqanadaa soo jireenka ah ayaa ka dhigaya gabdhaha kuwo ku tilmaaman hufnaan, oo aad u ilaaliya danaha guud. …
Read More »Ma taqaan sirta ka dambaysa salaanta Hitler?!
[Salaanta Hitler waa astaanta ??u daacad-noqoshada hoggaamiyihii Naasigii Jarmalka] Hitler wuxuu lahaa hoggaamin gaar ah, oo u saamaxday in uu xukumo dhammaan jamaahiirtiisii, wuxuu lahaa muuqaal haybad leh oo soo jiita daawadayaashiisa, isla markaasna cabsi gelinayay qalbiyadooda, dhammaanteenna waxaan milicsannaa salaantii gaarka ahayd ee la samayn jiray xilligii Naasiyiintii Jarmalka. Haddaba, waa maxay sirta salaantu? Maxayse tahay sababta loo sameeyay?. …
Read More »Sababaha Keeno Hami Yarida Dumarka!
Waa maxay hami yarida haweenka? Dareenka kacsiga ee haweenka waa mid is bad-badalo, inuu kaco ama yaraado waxay badanaa la xiriirtaa xiriirka ka dhaxeeyo iyada iyo lamaanaheeda ama isbadallada waaweyn ee ku dhaca nolosheeda sida: uurka, dhalmo-deyska iyo xanuunnada. Rabitaanka iyo hamuunka qofka waxay ku xiran tahay xaaladda caafimaad ama midda nafsiyadeed ee uu ku sugan yahay, waana in xal …
Read More »Dhibaatada Qofka Bani-Aadamka Ah Oo Laga Faaiidaysto Markuu Baahanyahay!
Baahidu waa wax ilaahay ku beero bani aadamka taas oo kala duwan iyadoo qof walba uu baahi qabo. Qofka bani aadamka ah markuu baahanayahay ma noqonayso oo kaliya inuu cunto u baahan yahay ama baahiya aasaasiga ee noloshu ubaahan tahay, waxay noqanaysaa qof baa u baahan inuu cadaalada helo mudana u samraayey, qof baa ubaahan inuu helo guur xalaal ah …
Read More »5 Qalad Oo Sababi Kara Inaad Ku Dhacdo Waraysiga Shaqada (JOB INTERVIEW)
Waraysiga shaqada: Isbedellada waaweyn ee dhaqaalaha dunida ku dhacay oo saameeyey dhammaan daafaha dunida iyo tiknoolajiyadda horumarkeedu xawaaraha aadka u sarreeyo ku socdo oo marar badan buuxisa kaalintii qofka shaqaalaha ah looga baahan lahaa ayaa sabab u noqday in shaqooyinka la helayaa ay yaraadaan iyo in halkii shaqo qofku u galo tartan adag. Haddaba marka aad imtixaan shaqo gasho ee …
Read More »Cibaadada fekerka By Ciise Wadani
Cibaadada fekerka/fikirka – Ciise Waddani “Waa kuwa ilaahay xusaya iyagoo taagan, iyagoo fadhiya, iyo iyagoo jiifa, kana fekeraya abuuridda cirarka iyo dhulyowga’iyagoo odhanaya’ rabiyow umaad abuurin xaq darro adaa ceeb ka hufane naga kor yeel cadaabka naarta” Suuradda al-cimraan Aayadda/191 Waa maxay cibaadada fekerku Cibaadada fekerku waxa ay ka mid tahay cibaadooyinka loogu dhawaado Alle wayne, waxay xoojisaa cabsida rabbi, …
Read More »Five practical steps to win your wife’s heart!
By: Umm Abdullah Source: Jamiatul Ulama No matter how hard you’ve worked all day, do you dread getting a disappointed look from you wife when you enter the house? Are you tired of hearing complaint after complaint? What happened to those happy days? Do you miss her smile? Is there something you can do to bring it back? Before we start, remember …
Read More »Qadadaan Reerka Uga Farxi
Waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa qado la habeeyay oo diyaarinteedu aysan waqti badan qaadaneyn. Halkaan ka daawo:
Read More »Muhiimada Nolosha Gabadha
Marka ugu horeeysa waxaa jirta sababo uu allah noo abuuray dunidana noo keenay sida eebe weeyne qur’aankiisa ku dhahay suurah al-daariyaat: (Uma abuurin jinni iyo dadkaba ilaa in ay aniga I caabudaan ma ahane.) Waxaa jira dad aan fahmin ujeedada iyo maqsadka loo aburay oo isku mashquuliyo naftooda waxyaabo aan loo baahneyn waqtigoodana ku lumiyo, sida in ay noloshooda ku …
Read More »Sida La Iskaga Xiro E-mails-ka Faraha Badan Ee Facebook Ka Yimaada
Kawaran hadii facebook uu E-mail kuu soo diro markasta oo qof Messenger kaala soo hadlo, ama qof kugu soo darsado ama faallo (comment) uu ka bixiyo digaalkaaga ama post-gaaga. Sidaan iskaga xir haddii ay ku dhibeen E-mailada noocaas ah ee tirada badan ee kaaga imaan kara Facebook.
Read More »
Daryeel Magazine