Quraacdu waa cuntada ugu muhiimsan ee la cuno, waxay jirka u tahay shidaal iyo il aasaasi ah oo laga helo tamar iyo firfircooni si qofku uu si wanaagsan ugu qabsado howl-maalmeedkiisa, waxaana muhiim cuntada subiixii la cunayo inay ahaato mid nafaqo leh oo caafimaadka uroon. Waxaa quraacda laga helaa nafaqo sida fiitamiinno iyo macdano muhiim ah oo jirka siiya firfircooni, …
Read More »Bulshada
How Fatty Acids In Fish Can Prevent Psychotic Disorders
Omega-3, a fatty acid found in oily fish, may prevent the onset of schizophrenia and other psychotic disorders long after being consumed, according to a study. Up to seven years after taking omega-3 supplements for 12 weeks, young people at “ultra-high” risk were less likely to have suffered the debilitating condition than a control group given a placebo, reported the …
Read More »11 Cunto Oo Laga Helo Kaalsiyam (Calcium) Badan
Kaalsiyam (Calcium) waa macdanta ugu muhiimsan ee jirkeennu uu u baahan yahay, Waxay kaalin wayn ka ciyaartaa caafimaadka lafaha iyo ka hortagga lafo-beelka iyo kansarka. Macdantaani waxay adkeysaa lafaha iyo ilkaha. Ma ogtahay 99% kaalsiyamta jirka in lagu keydiyo lafaha iyo ilkaha. Wadnaha, murqaha iyo neerfaha waxay u baahan yihiin kaalsiyam si ay si wanaagsan ugu shaqeeyaan Badanaa dadka waa …
Read More »Erayo Si Xiiso Badan Loo Fasiray
Waa erayo ka mid ah kuwa aynu sida joogtada ah u isticmaalno oo qaab maadays ah uu u turjumay nin faylasuuf ahaa. Eray kasta waxa uu siiyey macne ciddii fahamta leh macne iyo xikmad fog: Sigaarka: Waa duub buuri ah oo dhanna dab ka baxayo dhanka kalana nacas afkiisa ku hayo. Wada hadal: Waa keegga oo loo qaybsado saami qof …
Read More »Gabadha Ku Jecel Waxaa Lagu Ogaadaa Astaamahaan
Ma ku wareertay sidaad ku ogaan lahayd inay ku jeceshahay iyo inkale? Kaligaa ma ahan ragg badan ayaa kula qaba dhibtaas waayo way adagtahay dumarka in la akhriyo. Hadaba waxaan halkaan kuugu ku haynaa 17 calaamadood oo lagu garto gabadha ku jecel ee kuu sheegan karin. Marka aad meelo kale eegayso iyada adiga ayay kugu maqantahay markaa soo eegtana wey …
Read More »Faa’iidooyinka Fitamiin B12, Xanuunada Ka Dhasha Hadduu Jirka Ku Yaraado Iyo Cunnada Laga Helo
Fitamiinka B12 waxaa loo yaqaannaa “Cobalamin” waa fitamiin aad ugu muhiimsan habdhiska neerfaha jirka, wuxuu kaloo caawiyaa samayska unugyada cascas ee jirka, qofka markuu ku yaryahay waxaa laga dareemaa dhiig-yari u gaar ah fitamiinkaan oo loo yaqaano “prenicious anemia”, daal badan, niyad jab iyo dareenka neerfaha oo jirka ka tago khaas ahaan lugaha oo gaari kara heer in qofka u …
Read More »Da’da Ilmaha Loogu Sheegi Karo Dhimashada Cidda Uu Jecelyahay
Da’da ilmaha inta u dhexeysa 8 bilood illaa hal sano, waxaa maskaxdiisa soo gala fikirka geerida, ama ugu yaraan in noloshu ay leedahay dhammaad, waxa aanay inta badan la bilaabantaa marka hooyadu ay naaska ay ka deyso, oo uu dareemo in uu gaar ka noqday ciddii uu ku tiirsanaa. Marka uu laba sano gaadho waxa uu bilaabaa in uu ku …
Read More »Maxaa Ka Jira In Lammaanaha Is Qabaa Ay Ugu Dambeyn Isku Ekaadaan?
Bidhaamo laga fahmay in lammaanuhu muddo dheer marka ay qoys ahaadaan ay ugu dambaynta isu ekaadaan ayaa soo shaac baxay sannadkii 1980-maadkii, tan iyo waqtigaasna waxa ay noqotay mawduuc jaamacadaha lagaga doodo iyo qadiyad ardayda ku soo noqnoqotay. Laakiin, nasiibdarradu waxa ay tahay daraasadihii kala dambeeyey ee arrintan lagu sameeyey oo aan caddaymo cilmiya u keenin arrintan, inkasta oo aanay …
Read More »Waa Maxey Sababta Walax Aynu Aragnay Ay Inoogula Ekaato Weji Aadame?
Marar badan ayaa ay innagu dhacdaa in walax caadiya oo aynu arkayno uu haddana inooga dhex muuqdo humaagga weji bani’aadam; xabbad baradho ah, bilaydh beed ah, daruurta cirka ama laga yaabaa dayaxa ayaa marka aynu eegno uu mararka qaarkood inooga dhex muuqdaa weji qof. Maxaa sabab u ah weli ma is weydiisay? Waxaa dhacda in maskaxda bani’aadamku ay marar badan …
Read More »Top 4 Healthy Benefits Of Coconut Oil!
There is one oil that seems to have slipped through the clutches of health craze fads unnoticed: Coconut oil Many households across the Middle East, and indeed the world, use cooking oils based on the canola, corn and soybean plants. We are told they are the healthy option, but is that really the case? There is one oil that seems …
Read More »Top Six Foods For Healthy, Beautiful Hair!
By: Racha Adib Source: Alarabiya.net What should you eat to prevent grey hairs? What foods will give your hair that soft bounce and salon glow? Find out here… Many women and men strive for healthy, shiny locks which, in today’s world may be quite a challenge. That’s because our hair is exposed to damage in so many ways. Being out …
Read More »Beer Xanjoobid (Liver Cirrhosis)
Beer xanjoobid ama beer qolfoofid: Ku soo dhawow akhriste, qormada todobaadka oo aynu ku falan qayn doono mid ka mid ah cudurada beerka ku dhaca. Beerka oo xanjoobaa waa dhibaato mudo dheer ka dib ka dhalata xaalado kala duwan oo ay ka mid yihiin caabuqyada beerka (Hepatitis) iyo khamri cabka. Walow aan la hayn tiro koob rasmi ah , waxa …
Read More »Carruurtaada Ha ka Qarin Xaaladda Dhaqaale Ee Qoyska Laakiin Ha U Sheegin Dakhligaaga!!
Hamsata Yuunis oo ah lataliye dhinaca Barbaarinta Carruurta ah ayaa waraysi ay siisay shabakadda Almiidaan waxa ay ku sheegtay in ay habboon tahay in waalidku aanu carruurtiisa ka qarin xaaladda dhaqaale ee qoyska. Waa in waalidku uu Carruurta uu u caddeeya xaaladda guud ee dhaqaale iyo duruufaha ku xeeran ee aan laga gudbi karin, sidaas awgeed ay waajib tahay in …
Read More »Aadamigu Ma Ka Maarmaa Diinta?!
Haddii aad sawirato fahanka guud ee ereyga {Diin}, waxaad ogaaneysaa in uusan bini’aadanku ka maarmin diinta. Sababtuna waa macnaha ereyga {Diin} wuxuu kulansaday seddex arrimood oo mug weyn oo kala ah: Aragti guud oo dhammaystiran oo adduunka soo ururinaysa.Yoolka ugu dambeeya ee noloshaada ama himilo kasta oo aad u dejiso yool kama danbeys ah-.Sida loo gaaro himiladaas ama yoolkaas kama …
Read More »Fariimo Jaceyl Oo Cusub 2021, (Qoraal)
fariimo jaceyl oo cusub: Hadii ay jirto in qof bini aadam ah baahi loo qabo nafteyda adiga ayey ku tebeysan tahay oo ay kugu qanacsan tahay,iyadoo aanan ka fekereyn culeysyada imaan kara mustaqbalka,waayo nafteyda ayaa kuu dhego nugul, dhegaheyga waxa ay maqlaan ereyadaada oo keliya ,indhaheyguna aragtidaada waa u daawo ah. Waa igu adag tahay inaan saacado ku waayo waxaana …
Read More »
Daryeel Magazine