Lix Hab Oo Ay U Fikiraan Dadka Isku Kalsoon

xattaa garanayn hababka saxda ee loo koriyo caruurtooda. Sababta ay sidaani u dhacdaa waxay tahay kalsoonida ama kalsooni la’aantu waa hab fikir uu qofku barto caruurnimadiisa, tan macnaheedu waxay tahay kalsoonidu wax shaqo ah kuma laha hidde iyo dhaxal toona balse gebi ahaanba waa hab fikir uu qofku samaysto. Warka fiicani wuxuu yahay xattaa haddii aanad ahayn qof isku kalsoon waxaad hadda baran kartaa sida ay u fikiraan dadka isku kalsooni si aad u noqoto qof isku kalsoon.

Muuqaalkan waxaan kuugu sheegi doonaa sida loo noqdo qof isku kalsoon:

Check Also

akhriska duuusta,

Cod Dheer Oo Wax Lagu Akhriyaa Waxay Leedahay Faa’idooyinkan!

Aamus in wax lagu arkhiyaa waa sida ugu habboon marka dad dhexdood la joogo, isla …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *