Health

Noocyada Cuntooyinka U Daran Caafimaadka Dheefshiidka

caafimaadka dheefshiidka

Cuntooyinka aan u fiicneyn caafimaadka dheefshiidka: Cuntooyinka xun: Cuntooyinka ka samaysan labeenta caanaha sida farmaajada iyo caanaha ayaa ah kuwa keena calool istaag. Hadii aad arintaan ogaato waxaad isku daydaa inaad yareyso ama joojiso cunnooynka ka samaysan labeenta caanaha. Cunooyinka fudud ama marwalba diyaarsan (fast Food) Cunooyinkaan ayaa ah kuwo dadku ay cunaan inta badan xiliyada ay mashquulka yihiin oo …

Read More »

Asbaabaha Keena Finanka Iyo Siyaabaha Looga Hortago

finanka, finan wajiga, nabraha

Maqaarka wuxuu leeyahay godad yaryar, godadkaan yaryar ee maqaarka ayaa waxaa xiri kara saliidda uu soo saaro jirka, sidoo kale waxaa xiri kara bagteeriyo iyo wasakh. Marka ay godadka maqaarka xirmaan waxaa kaa soo baxaya qofka finan. Finanku waa mid ka mid ah dhibaatooyinka ugu badan ee qabsada maqaarka. Inkastoo ay finanku ahayn xaalad nolol iyo geeri u dhaxaysa lakiin waxay …

Read More »

Cuntooyin Laga Helo Kijada Guryaheenna Oo Dawo Ahaan Loo Adeegsan Karo

cuntooyinka, dawada,

Waxaa jira waxyaabo badan oo cunto ahaan aynu u isticmaalno laakiin in badan oo innaga mid ahi aanay ogeyn in dawo ahaan loo isticmaali karo, ma’aha in cunistooda oo keliyi dawo tahay, balse sida oo kale maris ahaan loogu adeegsan karo dawo. Loren Bowen oo ah qoraa u dhalatay dalka Maraykanka oo ku xeeldheer caafimaadka ayaa dhowaan iftiimisay in ay …

Read More »

Caadka Indhaha Fuulo: Sababaha Keeno, Noocyadiisa Iyo Sida Looga Hortegi Karo

Caadka indhaha, aragga, isha,

Caadka indhaha (cataract): Bikaaca isha waa halka ama meesha iftiinku ka gudbo. Hadaba hadii caad uu fuulo halkii iftiinku kasoo gali lahaa insha waxaa yaraanaya argtida qofka. Caadka indhuha waa qodobka koowaad ee ka qayb qaata lumidda aragga ama indha la’aanta ku dhacda dadka da’doodu 40 sano ka wayn tahay. Noocyada caadka fuula isha: A subcapsular cataract: Waa nooc kamid …

Read More »

Cillada Baqdinta In Cunnada Lagu Cayilo, Sababaha Keena Iyo Sida Loo Daryeelo

baqdinta, Cunnada lagu cayilo, cayilka,

Baqdinta laga qabo cunada in lagu cayila waxaa loo yaqaanaa “Anorexia nervosa” waa xaalad ku timaada dad badan, waxay la xariirtaa baqdinta uu qofku ka qabo cayilka, uuna iska ilaaliyo cunnada si uusan u cayilin. Qofka ayaa walwal ka muujiya inuu miisaanku u kordho. Xaaladdaan ayaa ah mid maskixiyan ah. Waxayna caan kutahay miisaanka jirka oo aad u hooseeya iyo …

Read More »

Xaalado Khatar Ku Ah Maqalka Dhagaha Oo Keeni Kara Dhego La’aan

maqalka, dhagaha, dhaga la'aanta

Sababo badan oo caafimaad ayaa ay dhego la’aantu ku timaaddaa, kamana maaranto in dhakhtar caafimaad oo takhasus ahi uu xal u raadinteeda qayb ka noqdo. Si kastaba ha ahaato ee waxaa jira xaalado khatar ku ah maqalka oo qofka ku yimaadda, xaaladahaas oo laga hortegi karo waxaa ka mid ah: Dhukayga oo laga hortago in uu engago Dhegta haddii la …

Read More »

Xog Iyo Digniin Caafimaad!

sigaar cabista,

Xabadda keliya ee sigaarka ah waxaa ku jira 600 oo ah tubaako, Nikootiin (Nicotine) iyo maaddooyin kala duwan oo suna ah, dhammaan maaddooyinkaasi waxa ay khatar ku yihiin caafimaadka, waxa aanay sababaan geeri. Cilmibaadhiso lagu sameeyey khatartaas caafimaad waxa ay muujiyeen in ay sigaarka ku jiraan in ka badan Toddoba kun (7000) oo maaddooyin kiimikaad ah, waxaa ka mid ah …

Read More »

Nabarrada Caloosha Ku Samaysmo: Astaamahooda Iyo Dhibaatooyinka Ay Keeni Karaan

boogaha caloosha, nabarada caloosha, gaaska,

Nabarrada caloosha (Peptic Ulcer Disease): Waa mar kale iyo taxanaheenii caafimaad oo maanta aynu ku soo qaadanayno maqaal daba socda qormadeenii todobaadkii hore. Nabarrada caloosha waa mid ka mid ah xaaladaha caafimaad ee mudooyinkan dambe ku soo badanaya dadkeena. Xaaladan caafimaad ayaa ah mid ka dhalata kolka uu khalkhal ku yimaado lakabka ugu xiga gudaha caloosheena iyo qaybta sare ee midhicirada. …

Read More »

Siyaabaha Ugu Fiican Ee Loo Joogteeyo Qaab Dhismeedka Jirka

Qaab dhismeedka jirka, jir dhiska,

Dhisnaanta jirku waa mid u leh xiiso gaar ah qof kasta oo kamid ah bulshada, waa riyo cajiib ah oo hirgalinteedu wadato farxad iyo furfurnaan. La dagaalanka cayilka ama dhimida culeyska jirka ayaa u baahan waqti iyo go’aan adag. in badan oo bulshada ka mid ah ayaa la daalaa dhacaya sidiiay u dhimi lahaayeen cayilka saaran halka qaar badana ay isugu dayayaan …

Read More »

Faa’idooyinka Shaaha Huruuda Leh Iyo Xaaladaha Caafimaad Ee Uu Wax Ka Taro

faaidooyinka huruuda,

Shaaha huruuda leh waa shaah dhireed dawo ah oo laga sameeyo geedka huruuda oo qoyan ama huruudda budada ah. Sida oo kale, shaaha huruuda leh waxaa lagu darsan karaa waxyaabo kale sida sinjiibiil, liin dhanaan, caano, malab iyo filfil si loo kobciyo dhadhankiisa wacan iyo nafaqadiisa. Daraasad lagu daabacay joornaalka cunnada waxaa lagu arkay in huruuda oo lala isticmaalo filfisha …

Read More »

Ahmiyadda Caafimaad Ee Soonka Iyo Xanuunnada Uu Dawada U Yahay

faaidooyinka soonka, faaidada caafimaad,

faa’iidooyinka caafimaad ee ay khubaradu sheegtay in uu soonku jidhka u leeyahay, waxaa ka mid ah:  Waxaa daafaha dunida maanta ka furan xarumo badan oo caafimaad, oo lagu dabiibo bukaanka qaba macaanka, kuwaas oo nidaamka soonku uu u yahay seeska koowaad ee dabiibkooda. Waxa ay isticmaalaan hab ah in bukaanka macaanka maalintii la soonsiiyo 10 illaa 20 saac. Afurkooda iyo …

Read More »

Cagaarshowga B: Noocyadiisa, Astaamihiisa Iyo Dhibaatooyinka Uu Jirka Gaarsiiyo

cudurka cagaarshowga, cagaarshow

Cagaarshowga B (Hepatitis B): Beerka waxa uu ku yaala ama u badanyahay dhinaca midigta ee caloosha, waaxa uu qabtaa shaqooyin badan oo muhiim ah taas oo muhiim u ah dheefshiidka jirka. Cagaarshowga waa caabuq ku dhaca beerka. Waxaa badanaa sababa infekshan uu keeno fayrus. Cagaarshoow A Cagaarshoow B Cagaarshoow C Cagaarshoow D iyo Cagaarshoow E. Noocyada Cagaarshowga Cagaarshowga B waa …

Read More »

Khudrado Dalkeenna Laga Helo Oo Guba Dufanka Jidhka Ku Ururo

cuntooyinka dufanka jidhka,

Dufanka cuntooyinka inta badan ku jira, gaar ahaan hilibka xoolaha ayaa marka uu jidhka ku ururo waxa uu keenaa khataro badan oo caafimaad, kuwaas oo ay ka mid yihiin Kalastaroolka iyo in xididdada dhiiggu ay xidhmaan. Qormadan ayaa shabakadda caanka ah ee MBC ay ku sheegaysaa noocyo ka mid ah khudradaha dalkeenna laga helo oo si yaab leh u gubi …

Read More »